MUUQAAL: Taliyaha Ciidanka Militeriga Maamulka Somaliland oo fariin u diray Puntland iyo Shacabka Somaaliland

Hargeysa (Kalshaale) Taliyaha Ciidamada Maamulka Somaliland Gen Nuux Taani oo maanta warbaahinta kula hadlayey Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay xaaladaha dhanka Amaanka ah ee ugu danbeeyay deegaanada uu ka arrimiyo Maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Taliyaha Ciidamadda Militeriga Maamulka Somaliland ayaa fariin u diray maamulka Puntland oo xiisad kala dhaxaysay maalmahanba waxaana uu ugu baaqay in ay Puntland ilaaliso nabadgalyada iyo Jaarnimada waa sida uu hadalka u dhigaye“Anaku waxaan jecelnahay nabadgalyo iyo jaarnimo in aan ku wada noolaano,waayo dantayada ayaa ku jirta oo cadow badan ayaan wada leenahay guud ahaan ,khilaafka naga dhex dhacana Dad kale ayaa doonaya in ay ka faa,iideystaan,, ayuu yidhi.

Taliyiha Ciidamada Maamulka Somaliland oo ay wehelinayeen laamaha ugu sareeya ee Booliska Somaliland ayaa kusoo aadaya xili xiisad culus oo dhanka Afka ah ka dhex taagan tahay Labada Maamul Punland iyo Somaliland.iyadoo Somalilad beri looga dareerayo Doorashada Madaxtinimo ee Maamulkaas.

Dhanka kale wararka aan ka helayno qaybo kamid ah Gobalka Sanaag ayaa sheegaya in laga dareemao xiisad culus iyo abaabul ay wadaan Ciidamada Maamulka Puntland ee ku sugan qaybo kamid ah Sanaagta Fog,sidoo kalena waxaa maanta gaadhay Deegaanadaas Wasiirka Amniga Puntland iyo xubno kale oo kamid ah Wasiirada Maamulka Punland.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (46)

  1. Jaamac says:

    GEN TAANI MAAD KA DAYSID YAANAY GAROOWE KA YAACINE KKKKKKKKKKKKKKKKKK
    YOOCADA YAACDAY

  2. sOmalilander says:

    AARIBOOWE WAA ARGAGAXNAY.

    😂😂😂😂

  3. cabdi yare says:

    nabada hala ilaaliyo coladuna wax wanag ah makeento puntlend cadow badan ayey ledahay marka nabada ayaa ninkasta laba ku leegyahay

  4. cabdi yare says:

    waar jaamac kadaa gantaalka haku dheyne

  5. Kamaal Adan says:

    Waraqahii meelku sheega wala wayey meel ayka baxeen

  6. cabdi yare says:

    yoocada iyo garoowe way isku muuqdan

  7. Jaamac says:

    CABDIYARE
    CAAWA NEEFTAYDU WAA FOOX AROORTA WAXA UU SOMALILANDER SOO DHIGAYAA LAASKA OO SADDEX NIN OO DURRIYADA AH KALA DOORANAYA KKKKKKKKK

  8. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Buuhoodle markaad melelka baasuukaha U Babac
    Dgiweydey , Baqe markaad ku Banaa naatey ,
    Saw Jidhiif Jixiinkii Jiilkii Daraawiishee
    Kama Aadan Jalalaadiiin , markey daraawiish
    Gaalada ku Jahaada jaahil Jaliilkii Jixiin uga
    Cabsaan Dhabarka saw maadan soo Jeediinneee ,
    kaama Jaahil Baxaan kuwii danbiyada aakhiro
    U Jiscinteeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee

  9. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Walee Garaado Faalso Ah Ayaan Xaniinyo kuu Kordhiin nimankani faanka fawfawda fara fiiq fiiqa
    waa u Caado marka jeeniga Lasaaro waan kaftama _Yey Ayey ku Caan yihiin , faaso garaado La yaal

  10. khaatumo haanoolaatoo says:

    YOOCADU idoorki waxay ku noqotay jidkii siraad o kale

  11. Hayaan says:

    Kkkkkkk
    Waar Horta qolyahan SNM haday ka adkaadeen P/land may iska daayaan hadaba 24/7 waxaan maqlayaa hanjabaad iyo cagajuglayn kusocota P/land.

  12. farxiyo says:

    ??????????????????????.

  13. Mr BaHaL says:

    Kani inuu iska nasto ayay ahayd.Mustaqbalka ay unmadi u socoto dadks ayaa laga gartaa nooca uu noqindoono.
    Siyaad Barre Era oo ay ka soo wareegtay 30 sano ayaa meeshan ka muuqda.Geberal Cirfiidbaa yaabay.Dalmida

  14. Mustafe Daacad says:

    Dhamaan waan idin salamy.Idoorkii colaad marabno miyaaka danbeysay Garoowe Ayaan qabsaneyna kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Puntland hadanahy dagaal aan bilka maqnano oka nasano lama arag awalba wanku jirnay xabada idinkuna nala arka ileen idinka afkina hesan wayey o dhulkina ku ekaan wayeee
    is adkeeya wilashii ragga ahaa laaska iyo ceerigaabo wey dul fadhiyaan wax dorasho ahna dhicimeysokkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  15. Mustafe Daacad says:

    Hayaan
    Odey dabada isku aad kala heysid anaga idoor nagama adkaan wanku arkaa adigu kuwa ay horey xilka uga tiriyeen ayaad tahay aka horgalayasha e anagu waxan rabna ola hadleyna dhulbahanteha an gunimada qaadaneyn dhulkodana raba iney difaacan jiida horena kujiran afkaga xidho raggbaa is hayeeen o dabada idoorka kasoo bax kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  16. Idoor Liqe says:

    War ninkan soo Ma aha ninkii Dagaalkii Kalshaale bbcda Ka dhahay , waxaa na soo weeraray shacab kaarayaal wata kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Baabuurtii laga xoogay baa Buuhoodle lagu wata walahay kkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. Idoor Liqe says:

    Daawo ciidamada awooda Badan ee gobolka cayn oo dhamaan xidhay xududaha gobolkaas , fariina u diray snm .

    https://youtu.be/Q7wxw1ebDkM

  18. amaal says:

    Asc Somali dagal Mahee nabad Maxaa udiiday ayaga isuxoog weyn dhulkina waladhaxal warejiyay

  19. Land of Punt says:

    Maasha Allah sarkaalkaan Somaliland waxaa ka muuqda deciplin ciidan! Waa nin tababar ka muuqdo!!
    Laakiin ciidan uu Puntland kaga adkaado ma heli karo! Xitaa waluusan Laascanood xoog ku haysan karin.
    Qabiil ama gobol kama adkaan karaan gobol kale, warka oo gaaban Maryooley xoog iskuma maquunin karaan!
    Cumar ayaa Sacad ka adkaan lahaa ama Siyaad Barre ayaa SSDF iyo Majeerteen ka adkaan lahaa!
    Asagoo soo taagan Balanbale Magaalo reer Diini ka qabsadeen, markuu Isaaq u tabar waayey diyaarad ku garaacay! Kkkk🙃
    Tuute rag kaa celin maayo, cidda shacabka rabaan ayaa guulaysan ilaa maantana Somaliland ayaa ku gacan saraysa! Kkkkkk.
    Taleex Ina Cali Shire xabad futada laga geliyey magaaladiisii, Xirsi Toorile fardo lagu soo galbiyey!!
    Run😬

  20. Land of Punt says:

    Hayaan
    Anaga Dhabayaco waxba nagama wataan Iidoor, anaga ayaa weeerarnku ah, meesha inay lahaadaan u diidan!
    Somaliland weligood ilaa SSDF iyo SNM xabad isku ridin, Harti ayaga u shaqeeya sida Cali Khaliif iyo Xaglotoosiye oo Laaska kala dooranayo Faysal, Cirro, Biixi ayaan leenahay la goosan maysaan.
    Iidoorku waa in xiniinyo iska baaraan oo Dhabayaco Madfac ku salaamaan Garoowe..
    Booto ayaaba nafta naga qaaday!!😁
    Dhulka dadkii lahaa meeye maa la weydiiyo war maxaad rabtaan?
    Yaab!

  21. Land of Punt says:

    Majeerteen gardaranaa? Nin dhulkiisi cid kale ku darsaday ama ka iibsadey oo Garaadkoodii shaar ka dhigtay Calanka Somalland ayey qabii u daba socdaan!
    Waa dhurwaa dhurwaa kale ka gardaran!
    Adeer Majeeteenia ayaaba nagu badan dhista ayada! Raggaas hiil iyo idinma weydiisan!!
    Adeer Somali reer walba tuuladiisa waa yaqaan! Cirka ha la aadeen hadday doonaan!!
    Haddii wiil Majeerteen dagaal ku dhinto, waa gardarnaa waajibkiisa ayuu helay!
    🤔

  22. Cadaado says:

    Abdi Xaraggo, xarago wax kama ogid’e, orod shaarkaan aad gashantahay halka usbuuc iyo waxa kabadan iska soo badal. Iyo halkka kastuumo aad leedahay. Daanyeer uraaye. Midda kale, badow ayaad tahay, marka magac laqoraya, sida Sayid, xaraf weeyn ayaa lagu bilaabaa. Maadaama aad jaahiltahay, magac yar, oo maskaxdaada daanyeerka eey xamili karta soo qaada. Daanyeer daanyeer dhalay.
    God bless Somalia.

  23. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Cadaaduu Ceebeeyey caaqii caasha weynaaeee ,
    Tii Canqarisey nin Caashaqay , Kaba Calaf dheeh ,
    Car Caaduu Caac Lahaa Caaqii Caasha weynaaee ,
    Murti waa ka Caydh waa wuxuu Tii Canqarisey ,
    U Caashaqaeee Catiir kama Duwana Caag Caano
    Lagu Cabaysanneee Ceeb wuxuu ka Caashaqay
    Hooyadii A inuu Caayaaeee Cimriga intuu Ceeshayey
    Dac Ayuu Caasha Lulayeee , Diinta Hadduu daalacan
    Lahaaa Hooyadii ma Caayeenneee , Coofle Markaan
    Murtida ku canaanto Cayda Hooyadii , Ayuu miciin
    Saddaaeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee ,
    Caasha Badhida Ayaa Cisiga Dhaantee , Tarbiyad
    Islaam Laguma Canqarriin diin ka Cadh kiieeeeee ,
    waar aflibaax baad gasheee Calyada Cabeebka
    Ceshooo Catir Lacaynoow Cayda Hooyadaa Ceeb
    Makaa Raacsheeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey ,
    Caynka Gabay Makugu Canaantey , Cisi Inaadan
    Lahayn Ciyoowga Ma Ogeysiiyey ,
    Canaantu waxay ku Socotaa cawaanka wata
    Caddaado ee hooyooyinka sharafta leeh ku Caayey ,
    Halka muuse biixi ku Jirrooooooooooo Nacaskan
    Anigaa edbinayeee igu ogaada waa mooryaan diin
    iyo Caqli ka Cadha inuu Bin Aadam kusheego eey
    Dameero Daanyeero wuxuu haatan ku darsaday
    inuu Yidhaahdo Hooyaan hungureeyey waa waxaan
    ku dhalaan dariiqad qumaan waayo qof caadiya
    Kama Suurtoowdo Hooyaan hungureeyey
    Dac

  24. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Duufle waa igu gadmaddaa Durdurada Hore eee ,
    Aniguna Danab Gabay Ayaa ku Daan Daamiyaaeee ,
    Doqonaan murtida daalka uga Daliilshey ,
    Dayruu Dacayda Dacda Laad Laadshaaeeeee ,
    waan ka Xumahay wax diiga ka Liita Inaan Murti _Deyda ku Daadiyooooooooooooooooooooo

  25. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Fulayohow Hadba Meelaan Shalay maray cabatiin
    Calyo ku Daadii hadaadan Cabuulada Cunaha Usii
    Datn waayiin Cabdi Xarago Layma yidhaahdo ,
    Keena Calaacalaa Curadnimo Laguma CanqarriiiiN

  26. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Dirtii ismaaciil Mirreee Duriyadii Cali Aadan
    Sayid Mohamed Aadan Caraab Qamaan Bulxaan
    Jaamac kadiye oo Abti ii Ah Murtida darwiish
    Ka Daalacday Doqon Hooyadii Damcay Aloow
    Yaa U Diggaaa Danab Gabay Yaanan ku Dig Siinnee

  27. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Arnab Aar Adyeeyey Arinku Waa Alaladdeeeee ,
    Aar Eed Adyad Aqoon Arnab Haduu Adyadeeyoo ,
    Saw Awood Eray Murti U Sheego Maahaaaaaaa ,

  28. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Waar iidoorkii Aad u Nacab Leyneysey Awood
    weydiiso doqonyohow iyagana Horaan meel ugu
    Hubsaddeee Adiguna waad ogtahayeeeeeee ,
    Doqon maxaa kaaga shaniyo Tobana iidoor
    Anagaa iska kaa xigneee oo xidiid abti isu aheee
    Dakhrkii Aduu kugu Shalay kuwaad u Nacab
    Leynasey haku Caawiyeen waa Doqon ku Daneyso
    Dabadeedna Darwiishka ku Sii Daaaaaa Dube
    Haku daqreeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeer ,
    Doqineey Dabkaa Dem Darwiish iskuma Dirteen,
    Hadey Diiga Derajo Dhaanteeeeeeeeeeeeeeeeeeee ,

  29. Cadaado says:

    Abdi Xaraggo, xarago wax kama ogid’e, orod shaarkaan aad gashantahay halka usbuuc iyo waxa kabadan iska soo badal kkkkk Iyo halkka kastuumo aad leedahay. Daanyeer uraaye, kkkkkkkk :). Midda kale, badow ayaad tahay, marka magac laqoraya, sida Sayid, xaraf weeyn ayaa lagu bilaabaa. Maadaama aad jaahiltahay, magac yar, oo maskaxdaada daanyeerka eey xamili karta soo qaada. Daanyeer daanyeer dhalay.
    God bless Somalia.

  30. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Caydaad Hooyo Macaan U Geysatey waan kuu
    Ciqaabayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaasaaaaaaaaaa .

  31. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Yaa kula ooyaya waar may garatey ninkaan
    Ahay ninka Aad Calyada ku Tufayso iska Eeg ,
    waan kaxumahay Adoo Caqli Gaagu Ciidka ka
    Hooseeyo Inaan murti kugu khasaareeyo I Am sory
    Hooyadii Caayeee Catir kama Duwana Caag
    Cad Ceed Caaraystaeeeeeeeeeeeeeeeeer

  32. Cadaado says:

    Abdi Xarrago, daanyeer hoooyadiis wasse ah ayaad tahay. Dadka iyo qabiilada aad caayso, marka aad calaacaleeyso, sow hooyooyinn kuma jirraan qabiiladaas aad sida guud u caayso.

    Oohinta iska dhaaf daanyeeryahow. Qaan kugu maqan ayaa lagaa soo matajin.

  33. Cadaado says:

    God bless Somalia.

  34. Cadaado says:

    Abdi Xaraggo, xarago wax kama ogid’e, orod shaarkaan aad gashantahay halka usbuuc iyo waxa kabadan iska soo badal. Iyo halkka kastuumo aad leedahay. Daanyeer uraaye, kkkkkkkk :). Midda kale, badow ayaad tahay, marka magac laqoraya, sida Sayid, xaraf weeyn ayaa lagu bilaabaa. Maadaama aad jaahiltahay, magac yar, oo maskaxdaada daanyeerka eey xamili karta soo qaada. Daanyeer daanyeer dhalay.
    God bless Somalia.

  35. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Waar kiniin madax miyaad U Baahantahay
    weligeyba Doqon Aan Cududa Saaray waa
    Cawdaaeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee
    mardanbe yaanan kaa maqal hooyaa hunguri
    Iga Galaay dyli Ala ku Badyeeeeeeeeeeee

  36. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Anigu Nacas Diin iyo dadnimo Caqli ka Caydha
    waan kuu shameeyey Halka Aan ku Sugo Ama
    Calaacal Ama Hurdada kasoo Bood Anigu waan
    ku karbaashayaa mooryaan yohow bililiqada ku
    Dhashay

  37. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Waar kabax websiteka Adoo kale waa Ceeb in
    waqti Lagu Lumiyaawww hooyadii waxeeye liitee
    waxaa Layidhi Nacas iyo Codkii Isu eeg walee
    inaadan d A riiq Saliima ku dhalaan Saa Camal
    Kaagaaa ku Sheegeee hooyadii uurka kugu Qaadey
    Ee Horaadka kugu Habtey Aloow kuu ceeb Qarii

  38. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Dadka Dubkuu uga eg yeee Caqliga Arnab kaaa
    Hooyadii Eryoonneee , Afku waa urraaa Markuu
    Hooyadii Caayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee ,
    Aakhirraaa Ale ka oofinayaaa eeduu hooyo ka Galaee

  39. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Garaadka Waa Galoof Caqligu waa Gadhoodh ,
    Diintu Waa Gudhaan , Tarbiyad islaam Laguma
    Gardaadinneeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee ,
    Hadduu Garasho Leeyahay Hooyadii Ma Gadaa _Feeyeenneeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee ,
    Horaadka Gacaladii U Godashey , Cay kuma ,
    GaasirreenNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee

  40. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Catir caydhiyeee Cawralaay Cagooo , Cay Hooyadii
    Miciinsey , Markaan Caynka Gabay Ku Ciqaabeeee ,

  41. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Waar kuwa kaa waa weyn Ayaa Laga Wareystaa ,
    In Nacas Diin iyo Dadnimo akhlaaq Caqli ka Caydha
    Calyo maku Daadiyaaa Daraawiishtu Cidna Dulmi
    Kuma maagto Doqontii Cabeeb ku Tufta Ciqaab Ayey
    Mariyaan waxaan umaleynayaa iidoor Aad istustusto
    Inaf is inaf

  42. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Kalshaale way kaaga dhamaatey Adoo kale
    waa denbi inuu Soo Galoo waayo Aniga waxkasta
    Xamillaaa Xamillaaa Hooyo maya xadiiska Saxiixa
    Wuxuu Odhanayaa Uuf Haddaad ku Tidhaahdo
    Janada ma Urinaysiid orod masaajidada gal oo
    Soo Baroo Qaderinta Hooyo iyo ixtiraamka ilaahay
    Nagu Adoomeystey , wuxuu yidhi beelaad Haween _Kooda Aflagaadeysey waar markaad Ceegsantey
    Ayaad Been Miciinsatey inugu xamar mooryaan
    xaaraan Bililiqo Baratey iney ka degiweydey waan
    Shergayaa beero Daddoow Guryo Haystaan Ama
    Qarax Ama ooy Ama Cabo waa Dulum iyo Dhac
    Ii Qari waan Diidey

  43. Cadaado says:

    Abdi Xarrago, xarago wax kama ogid’e, orod shaarkaan aad gashantahay halka usbuuc iyo waxa kabadan iska soo badal. Iyo halkka kastuumo aad leedahay. Daanyeer uraaye, kkkkkkkk :). Midda kale, badow ayaad tahay, marka magac laqoraya, sida Sayid, xaraf weeyn ayaa lagu bilaabaa. Maadaama aad jaahiltahay, magac yar, oo maskaxdaada daanyeerka eey xamili karta soo qaada. Daanyeer daanyeer dhalay.
    God bless Somalia.

  44. Cadaado says:

    Abdi Xaraggo, daanyeeryahow, bal waakaas calaacal, iyo geeraar hakaa fujiyaan Isaaqaan iyo Majeerteenkaan sida sandwich ka, dhexda idin gashtay. Daanyeer caqli laawe adiga oo kale ah, waa waxa ka qaldan beesha Dhulbahante.

    War daanyeeryahow, Somalida maantay, wax daneeya, iyo wax doonayaa gabayadaan reer baadiyaha majirraan. Daanyeer cawaan ah.

    Mida kale, shaarka aad gashantahay halka usubuuc iskasoo badal, iyo halka kastuumo oo aad leedahay, badow reer baadiya ah, oo gaaja ah. Daanyeer daanyeer dhalay ayaad tahay.
    God bless Somalia.

  45. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Markaan Hoydduu Soo Hanbabarraaeee ,
    Haddaaduun Hooyadii Hungurreeyey , Hayla Xummeee , Huubuu Hunggaa , Markuu Hooyaddii
    Cay ku Hunqaaceee , Markaan Hada Gabay ku
    Hilgaaddo , Sidii Daylo Waa Harraar Yooddaaeee ,
    Hanaqa Annaa ku Jarraay Gabay Halgaadiiieee ,
    Habaqdaan Dhiggaay Hoorigii Kama Hinqaddeeeee ,
    Hugga Hayluu Huwan Yahay Haacay Giieeeeeeee ,
    Kol Horre Halkaan Xamar Halabsadde Gaani ku
    Marraay , Hagagaf Leeyeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee ,
    Hoori iyo Middaan Hanadnimo Lagu Habiin Ima
    Halac SaddaaNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee ,
    Af Huubaale Hooyadii Hamraddaay Anuun Baaa
    Ku Harraaddayee , Ehelkii ma HoyshaaNeeeeeeeee ,
    Hariir Yaaleee Hawsarka Gabay Waan kugu Halgaadi
    Intaad Hooyadaaa Hungureyney Seeeeeeeeeeeeee ,

    waar hagafoow Af Huubaalee Hooyadii Hungurreeye

    Huubo ma kaaga keenay Horraan kuugu sheegay ,
    Fule faanto Aboodile inaad Tahay oo murti ka
    Harraadaan , markaa Hoydey , miyaad Soo Hagaafisey ,
    Raga iga Baroo Nacas is Daafac iidoor iidoor
    Nedel Soomaali Anuun nac Nacdiisa ugu Dabay siiya
    Waar iidoor Ayaad uurka ka Aaminsan Tahayeee ,
    Adigu isdaafac Doqonyohow iidoorku ku Qoslaan ,
    Maxaa iidoor meesha keenay inagaa ishaynneee ,
    Fule faanto maroodileee , Hada Waxaan U Maley_Nayaa Inaad Raga ka Taqaan Abdi Darwiish ,

    waar Nin Xarfaha Alif Beetadu ka koobantahay ka
    Gabya miyaa Lagu Hodmaaaaaaaaaaaaaaaa ,

  46. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Waar wuxu Xigmad Yaraaa iidoor Baa Sandawesch
    Kaa Dhigtey Ayuu ku Celcelinayaaa iyo Hooyadey
    Baan Hungurreeyey Aniga Gacmihii Baa igu kabuub _Yooddeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey
    Xigmad Xaareee , Muxuu markaan Xada Gabay
    Xawlamariidka ku Xinjirreeyey , Xayo xumo La _Xuurtoobey , Xaysimoo Xaysku Xareedeeyey Xamar
    Xawaaraha ku Xaragooda Anoo Xayska Daajinaya ,
    Xayo Xiid Lihiii Muxuu intuu Isxawiley Xagasha iga
    Xuurraansadeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey ,




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo: Robert Mugabe oo markii ugu horaysay meel fagaare ah lagu arkay
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Zimbabwe Rober Mugabe ayaa markii ugu horeysay meel fagaare ah ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Ka hadlay Rabshadihii iyo Murankii Ka dhashay Doorashada Somaliland
- Nov 17, 2017
Laascaanood (Kalshaale) Waxaa goordhaweyd warbaahinta Kula hadlay Magaalada Lascaanood Garaad Jaamac Garaad ismaaciil oo ...
MUUQAAL: Warbaahinta oo Dacaayad Ka samaysay Biyo uu doontay TRUMP
- Nov 17, 2017
Ila Qosol :Warbaahinta oo dacaayad Ka samaysay Biyihii uu doontay TRUMP
Daawo Video: Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba’an ka Gaysan karta meel aad u fog (Warbixin)
- Nov 17, 2017
Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba'an ka Gaysan karta meel aad ...
Muuqaal: Jaahwareer Siyaasadeed oo Weli ka taagan dalka Zimbabwe (Video)
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Dadka reer Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah ...

Featured Video