MUUQAAL: Axmed Gacmo-yare “Laba Oday ayaa Caynaba ku sheekaystay, ee Khaatumo iyo S.land Heshiis ma gelin”

Laascaanod  (Kalshaale) Siyaasiga Axmed Maxamed Xasan  (Gacmo-yare) oo Horay usoo Noqday Wasiirka Warfaafinta ee Khaatumo ayaa ka hadlay ugu horayn Heshiiskii dhowaan Caynaba ku dhexmaray Dr. Cali khaliif iyo Axmed Maxamed Siilaanyo.

“Laba Oday ayaa Caynaba ku sheekaystay, Khaatumo iyo Somaliland Heshiis ma gelin,   Dadka Reer  Khaatumo inay Soomaali ka go’aan Marnaba  kama aysan Hadlin,   Somaliland kuwa la baxay  Intay Soomaali diidan yihiin anagu waxaanu diidanahay Maamulkooda “ Ayuu yidhi.

Isagoo kahadlayey Arimaha Doorashooyinka Somalland ayuu sheegay inaysan ahayn wax  Qusayeeya Deegaanada Khaatumo,  Wuxuuna shacabka  ugu baaqay inaysan u kala Hiilin  Saddex Nin oo Ilmaadeer ah.

Axmed Gacmo-yare Mar uu  ka hadlay Hadalkii dhowaan kasoo yeedhay maamulka Puntland  ee lagu sheegay  inaan Gobolada Sool iyo Sanaag ka dhici doonin doorashada Somaliland  ayuu yidhi ” In badan waxaad Maqasheen  War Murtiyeed soo baxay, Balse Fadhigii Baarlamaanka Puntland waxaa kasoo Baxay War-Caruureed. “

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA  WARAYSIGA GACMO-YARE 

Ugu dambayntii wuxuu sheegay in Guud ahaan Soomaali  uu  Madaxwayne u yahay Farmaajo, Halka uu  R/wasaare u  yahay Xasan Cali Khayre,  Wuxuuna sheegay in la joogo wakhtigii Xaqiiqda la Wajahi lahaa oo dalka la dhisan lahaa intii caadifad meel la iska dhigo.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (32)

  1. khaatumo haanoolaatoo says:

    wadaniga dhabta ah alowdhowr warku maydiin dhacay
    ilma habar magaado iyo ilma habar xabuusho
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. sOmalilander says:

    Fulay fulay dhalay oo xamar u cararay baad wax ka qoraysa, horta dalka kalaay dheh markaa wax noo sheeg dheh, helo maymaqlaysaan

    ILMA GARAB ADHI😂

  3. Jaamac says:

    FAD AMA HA FADIN WAA LAGU FADSIIN WAR CARUUREED KKĶKK WAA FIDAA

  4. khaatumo haanoolaatoo says:

    jaamac
    ma dhiigiba kugu karay markaad xaq u dirirkan hadalkisa maqashay kkkkkkkkkkkkkkkk

  5. Hayaan says:

    Jaamac:
    Maxaad tiri fad ama hafadin waa lagu fadsiin!: arinkaasi waa copy cat: mase ogtahay adiga in sagaaro magteed lagaa qaaday uu dilay mid idinka mid ahi????

  6. Hayaan says:

    Khaatumo hanoolaato:
    Asc. Inaadeer waxaa la yiri layligu biyaha kashiisa ku jira ayuu ka didaa ma umalaynaysaa nimankan SNM in aysan weli aaminsanayn in ay laascaanood haystaan? Waa xaqiiq midhkaasi marka gacmo Yare way ka naxayaan hafalkaan cajabta badan.

  7. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    GACMA-YARE sidaas u hadlaaya, beri baad arkin ama MEJEERTEEN buu wax la cunayaa ama ISAAAAAQ.

    Hadalkiisu waxaa weeyee ha la i maqlo, sidee XAG-LATOOSIYEE, waagii uu jabhadda ahaa.

    ALOOW ALEEEEEEEEEEEEE

  8. Jaamac says:

    FAD AMA HA FADIN WAA LAGU FADSIINKKKKKKKKKKKKKKKKĶKKKKKKKKKK

  9. Jaamac says:

    GACMAYARE WAA INANYAROO ODAYGIIBÀA DAALAY KKKKLKK

  10. sOmalilander says:

    Barwaani. .

    Idinku GARAB ADHI mahaysaanee maxaa laydinkasoo doonaa kkkk garabka Aargosatadana ma rabaan nimankaniyee.

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. sOmalilander says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. Jaamac says:

    SOMALILANDER INAADEER
    Nimankan reer khaatumo waa fani iyagaa bixiyeybaan u malaynayaa garab adhi
    KLKKLKKLLLKKKL
    Hadday hargeysa soo gaadhaana waa garab geelkķkkkkkkkkkk

  13. Hayaan says:

    Gacmo Yare waa Hayley xaqiiqdii hadalkaasina wuxuu waran ku yahay Soomali diidka kuwareeray ictiraaf raadin uu mar hore gacmo Yare god Dheer ku riday

  14. Jaamac says:

    SOMALILANDER INAADEER
    GALABTA ANOO TALLABO BURCAYNAYA SALDHIGA NEW HARGEYSA IYO RIIS SCHOOL DHEXDOODA AYAAN U DOO DULLAAMAY DHINACA TIYAATARKA MISE WADADU WAA CONFUSE SANAADUUQDII IYO CIIDANLIIBAA MEEL AY KALA MARAANWAAYEY KKKKLLKKKK KHAATUMAAN KA DHEX BAADJAYEY
    HAYAANBAA HOYDAY

  15. Jaamac says:

    HA ISDABA SAQLAYSOOOOOOOOOOOOOOOOY

  16. sOmalilander says:

    Jamaac.

    Inder iskuulkaa aad sheegayso ee reese , walahay waa dugsigaygii kasoo horjeedka theater ka hargeysa, waar xaafadaydii baad taxtaxaashay isoo booqoo guriga kasoo horjeedaa qudbiga shekh madar sxb waa gurigayagiye 😂😂😂😂😂

  17. Hayaan says:

    Jaamac:
    Kam shufnaa maraakiib macadalaa huudhi,, habro Kurdish fake ah isku haystaa xagay gaadhi? Maanta hal shay baad ku faani kartaa kaas oo ah l/caanood ayaan xoog ku haystaa ee car yaa iga xoraynaaya!!! Kkkkkk woooooow good point laakiin hasoo qaadin ictiraaf iyo riyadii aqoonsiga.

  18. khaatumo haanoolaatoo says:

    Hayaan
    indeer waan kusalaamay inay welwel qabaan o gooni usutaagay 27 sano kahor ku dhawaaqeen fashilmay dee horta reerkani dhul mahaystaan o qol iyo bered bu ilaahay ku ooday aana dadka laga tiro badanyahay sidaasay somaali uga cararayaan dhul iyo dad ay ku gorgortamaan mahaystaan sidaa awgeed bay horgalada dayuusiinta ah jilbaha u haydtaan habeen iyo maalin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  19. sOmalilander says:

    Khaatumo Hanolaato iyo Hayaan..

    Dee qolkii iyo bersadii soownagan kordhinay ee dhulbadan oo aad lahaydeen nagasiistay GARAB ADHI, kkkk hadeer qolkii iyo bersadii way balaadhatay, hadaan dhul kale doonana deee ma GARAB ADHI baan idiin wayaynaa qiimahiinuba waa GARAB ADHIYE!!

    HELLO ILMA GARAB ADHI!

    Ahahaha,

  20. Jaamac says:

    SOMALILANDER
    MAXAAN KUU SOO BOOQDAA BUURILA’AAN BUUR LAGUMA FUULI KAREEKKKKKKKKKKKKKK
    AARKII HAS HAYA

  21. sOmalilander says:

    Jamaaac

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh sxb hotelkii caanaha riyaha baan kuu tilmamay store ka ka danbeeyaa walahay lagu iibiyaa Burigii macaa danbaska ahaa,

    😀

  22. Jaamac says:

    HAYAAN SXB
    ICTIRAAFKU HA DANBEEYEE MA I HOOSJOOGTAA????????????
    LAASKA OO CAMIRAN OO CODAYNAYSA OO KALA DOORANAYSA SADDEX NIN OO DURRIYADA AH

  23. Jaamac says:

    SOMALILANDER kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Oomaar ma hayaa kaasaa u dhow CAANAHA riya ama dahabshiilka mataanaha kkkkkkkkkkkk
    WAAR inaadeer warkii ii garaackkkkkkk

  24. sOmalilander says:

    Waar anigaabaa maanta GARAB ADHI u bahane toloow yaaan igaga bedelanayaa dhoowr baloodh baan hayaayee, kkkk waar bal aan baloodhadan wax GARAB ADHI igasistaan soo raadinee waydinkaas, NABADEEEY. .

    Jamaac sxb hoteelkii caanahaa riyaha baan GARAB ADHI kagasoo ridiyee waa xili qadihiiyee nabadeey inder.

    God bless Somaliland 😎

  25. Jaamac says:

    SOMALILANDER INAADEER
    WAA INOO BERI IYO KU GURAAYKKKKKKKKKKK INSHA ALLAH

  26. khaatumo haanoolaatoo says:

    S/laander
    horta adigu waxaad lamid tahay shinbirta sowwdka kuso celcelisa waar niyow horta ma qalbiga ku madow xb anigu miihi inan gumeedka aad siisid garabka adhiga aa galaydh iyo faratoon aniga hayaan iyo ninka shaashada kahadlayaa waxanu nahay xaq u dirirka kalshaale idinku karbaashay ilaahadeerna dhufayska idiinku jira sidaa awgeed dee hanagu qaldamin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  27. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Rooble codkaaga sii Muuse Biixi. Fadhiga dawladda Somali wuxuu noqon; 6Bilood HARGAYSA 6biloodna XAMAR CADDE. WBT

  28. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Gacma-yare:
    “2Ba oday ayyaa Caynaba ku sheekaystay” waa oraah yasid xambaarsan”. Adeer yasid dadnimo kuu siyaadin mayso. MAANDHOW IXSAAN LAGAMA TAGO EED HADDAAD FALI. WBT.
    II Gaar: 💖VIVA KULMIYE💙VIVA MUUSE BIIXI. ALLA WEYN

  29. Land of Punt says:

    Gacma yare waa shaydaan yar!
    Waa ninkii bixiyey ” anagu Puntland ma naqaan ee Binti land ayaan u naqaaan! Kkkkkkkkk
    Shalay Cali Orgi oo mushaar ka qaadanayey Somaliland from 2000 ayuu daba ordayey! Maanta asaga iyo Cagolule in u shaqeyn Somaliland yaa huba!
    I doubt! He is an idiot or not trust worthy! Madaxdiisii oo dhan macal Gudoomoye parleman Surayo ayaa sanduuqyo doorashada qaybinaya isna weli waa hadlayaa! In tv yimaado xitaa ma ahayn! Kulli danaysteyaal 😆

  30. Cadaado says:

    Abdi Xaraggo, xarago wax kama ogid’e, orod shaarkaan aad gashantahay halka usbuuc iyo waxa kabadan iska soo badal. Iyo halkka kastuumo aad leedahay. Daanyeer uraaye, kkkkkkkk :). Midda kale, badow ayaad tahay, marka magac laqoraya, sida Sayid, xaraf weeyn ayaa lagu bilaabaa. Maadaama aad jaahiltahay, magac yar, oo maskaxdaada daanyeerka eey xamili karta soo qaada. Daanyeer daanyeer dhalay.
    God bless Somalia.

  31. Land of Punt says:

    Cadaado kkkkkkkkkkkkk
    Walaahi waad iga qoslisiisay! Kkkkkk
    Ninkaan Cabdi Xarago xageed iska aragteen!!
    Aniga runtii ma fahmo waxa qoro!
    Laakiin ninwalba fikirkiisa Kalshaale xor u yahay!
    Daanyeer… kkkkkkkkkkk🖐

  32. Cadaado says:

    Land of punt,
    war ninkaan waxaan ka dhex arkay qabyaalad. Qofkana hadii uu isku darsado qabyaalad iyo caqli daanyeernimo, ku dhaqankiisa qabiilka waa uu ku qasaari. Waxaan arkay isaga oo cid walba geeraar calaacal ah ku aflagaadeeynaya. Annigana waxaan ku dhahay qaatii waagii aad jaajuuska aheeyd ayaa kugu maqan 🙂
    God bless Somalia.




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo: Robert Mugabe oo markii ugu horaysay meel fagaare ah lagu arkay
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Zimbabwe Rober Mugabe ayaa markii ugu horeysay meel fagaare ah ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Ka hadlay Rabshadihii iyo Murankii Ka dhashay Doorashada Somaliland
- Nov 17, 2017
Laascaanood (Kalshaale) Waxaa goordhaweyd warbaahinta Kula hadlay Magaalada Lascaanood Garaad Jaamac Garaad ismaaciil oo ...
MUUQAAL: Warbaahinta oo Dacaayad Ka samaysay Biyo uu doontay TRUMP
- Nov 17, 2017
Ila Qosol :Warbaahinta oo dacaayad Ka samaysay Biyihii uu doontay TRUMP
Daawo Video: Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba’an ka Gaysan karta meel aad u fog (Warbixin)
- Nov 17, 2017
Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba'an ka Gaysan karta meel aad ...
Muuqaal: Jaahwareer Siyaasadeed oo Weli ka taagan dalka Zimbabwe (Video)
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Dadka reer Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah ...

Featured Video