DAAWO: Meher Kulmiyay Madaxda iyo Hal-doorka Gobolada SSC oo ka dhacay Laascaanod iyo Kaftan (Sawirro+Video)

Laascaanood (Kalshaale) Madal qiimo badan oo saaka kulmisay isimada dhaqanka iyo cuqaasha deegaanadaSool, Sanaag iyo Cayn  taas oo ahayd Munaasibad ay kasoo qayb galeenn culimada ismo,  dhaqaatiir, Ganacsato iyo qofkasta oo bulshada door fiican uga jira.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Goobtan bilicsan ee qurxoon Waxaa  ka dhacay Maamuuskii  dhaqanka ahaa  ee lagu yiqiin deegaanada  Soomaaliyeed, Waxaana madasha laga sheegay Qiimaha guurku leeyahay iyo dhanka kala guursiga deegaano kala durugsan  Iyadoo Gabadhu kasoo jeedo Sool, Halka wiilku kasoo Jeedo Togdheer.

Lamaanahan ducadu udhacaday ayaa lagu kala magacaabaa Fuaad Maxamuud sh. Maxamed iyo Marwo Nimco Amiir Jaamac Maxamed mire,  kuwaas oo ku nool cariga maraykanka waxana ay tusaale fiican unoqdeen guurbadan oo walaalaha muslimiinta ahi is guursanayaan,

Waxaana madasha ka hadlay Garaad jaamac Garaad Ismaacii,l Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed ,Garaad Saleebaan buraale,  Wakiilo garaado iyo Cuqaal, dhamaantood duco iyo maamuus ayaa halkaas uu ka soo jeediyay sheekha soomaali oo dhan caanka ka ah sheekh Abdinaasir Xaaji Axmed.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (6)

  1. Laalays says:

    Maansha allaah mar hadii Dhulbahante iyo Arab is guursanayaan.

    Nabadaa keentay!

  2. muna says:

    masha allah wa guur qiimo wayn ilahay ducada ha u aqbalo

  3. ciise binu axmed says:

    acuudu billaahiye inan la mehersaday ma war baa kkkkkkkkkkkkkk waar waxan maxaa ka qaldan kkkkkkkkkkkkk ma anagaa waalan mise cadan baa laga heesayaa ,adduunyada ninkii dhiman waayoow maxaa aragti kuu laaban kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • khaatumo haanoolaatoo says:

      ciise
      webkan anaga iskaleh waxaanu donaanu kasodayn yaakuyiri sogal hadaad sogashay edeb kujoog hadikalena iskaga bax anaka xor u ah waxaanu kasodaynayno e
      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ilaka qorane maylasocota

  4. amaal says:

    Hambalyo isku wara ubed kheyr qabo kalahela @ ciise ha xaasidin ee uhambelyee qoyska cusub ee Islamka ah




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo: Robert Mugabe oo markii ugu horaysay meel fagaare ah lagu arkay
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Zimbabwe Rober Mugabe ayaa markii ugu horeysay meel fagaare ah ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Ka hadlay Rabshadihii iyo Murankii Ka dhashay Doorashada Somaliland
- Nov 17, 2017
Laascaanood (Kalshaale) Waxaa goordhaweyd warbaahinta Kula hadlay Magaalada Lascaanood Garaad Jaamac Garaad ismaaciil oo ...
MUUQAAL: Warbaahinta oo Dacaayad Ka samaysay Biyo uu doontay TRUMP
- Nov 17, 2017
Ila Qosol :Warbaahinta oo dacaayad Ka samaysay Biyihii uu doontay TRUMP
Daawo Video: Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba’an ka Gaysan karta meel aad u fog (Warbixin)
- Nov 17, 2017
Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba'an ka Gaysan karta meel aad ...
Muuqaal: Jaahwareer Siyaasadeed oo Weli ka taagan dalka Zimbabwe (Video)
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Dadka reer Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah ...

Featured Video