MUUQAAL: Qubanaha VOA” Khilaafka DF-Soomaliya iyo maamulada, Xiisada Kenya iyo Qodobo Xiiso badan (Daawo)

London (Kalshaale) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo Todobaadkan lagu soo qaatay Qodobo Xiiso leh, waxaana soo Jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere iyo Sahra Ciidle Nuur.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Barnaamijka ayaa waxaa diirada lagu soo saaray Khilaafka soo kala dhex galay Maamulada Soomaaliya iyo Dawladda Dhexe ee dalka, Waxaana Barnaamijka lagu Falan qeeyay go’aankii Shirkii Kismaayo iyo  Sida uu Madaxwayne Farmaajo uga dareen celiyey.

Dalka Kenya ayaa galay deganaansho La’aan Siyaasadeed, Kadib markii Hogaamiyaha Mucaaridku ka hadhay Doorashadii dhici lahayd dhamaadka Bishan, Hadaba Xiisada taagan iyo saamaynta ay dhalin karto ayaa Barnaamijka looga hadlay, Waxaana sidoo kale Barnaamijka lagu soo qaatay Qodobo kale.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. NUURKANEDERLAND says:

    MAAMULADU WAXAY RABAAN INAY SIDII DAWLAD CALANLEH OO XORA OO TAAGAN U DHAQMAAN,ok,HADABA WAXAY SOO DEDEJIYEEN GOONI ISU TAAGII MAAMULADA EE HA KU DHAWAAQAAN DFS HALAGU KALA TAGO XALKU WAA KAAS MISE QARNI BAYNU ISA SII HAYSANAA




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
DAAWO: Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay murugada ay ka qaadeen qaraxii Zoobe iyo fashilka kuwii fuliyey (Video)
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay Qaraxii musiibada ahaa ...
Daawo: Qatar Charity oo daah furtay mashruuc lagu gargaarayo dadkii ku Waxyeeloobay Qaraxii Zoobe (Video)
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Hay’adda Qatar Charity xafiiskeeda Soomaaliya oo ka mid ah hay’adaha ugu shaqada badan ...
Maraykanka oo loogu baaqay inuu Cunaqabateyn saaro Burma (Faah-faahin)
- Oct 19, 2017
London (Kalshaale) In ka badan 40 xildhibaan oo ka tirsan Aqalka Kongareeska Maraykanka ayaa ...
Hey’addaha Amniga Dowladda Somalia oo Saacadaha Soo socda soo bandhigaya Baadhitaanka Qaraxii Soobe
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Hey’addaha ammaanka dowladda ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inay soo bandhigaan ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey banaanbiixi Xamar Kuna dhowaaqay dagaal iyo Arin culus
- Oct 18, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Khudbad dhinacyo badan Taabanaysa ...

Featured Video