Daawo: Hadaladii ay Hogaamiyeyaasha Maamuladu Jeediyeen Markii uu Shirka Kismaayo usoo xidhmay Shalay (Video)

Kismaayo (Kalshaale) Waxaa magaalada Kismaayo maalintii shalay kusoo dhamaaday Shirkii Halkaasi uga socday Hogaamiyeyaasha Qaar kamid ah Maamulada ka jira Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa Kulanka markii uu soo xidhmay si wada jir ah Warbaahinta ula hadlay Madaxda maamulada ka Qayb galay Shirka Kismaayo, Kaasi oo laga soo saaray Qodobo kala duwan.

 

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (7)

  1. Abwaan deeq says:

    @war Farmaajo isaga tag meesha wuxu miskiinsanaa @cabdiweli Gaas ayaa inqilaabey.

  2. Abwaan deeq says:

    @doqonkii ogaadeen ayaa loox u daabayace.

  3. Garqaad says:

    Abwaan deeq

    Waad iska hadashay ee orod meesha iskaga carar muxuu gaas inqilaab ka ogyahay

    Meesha ma shaxaadbaa la raadinayaa kulahaa

    Gaas waxaa loo doortay 1 sano in uu sifiican qaraabka iyo tuugsiga uu u baro hogaamiya koxeedyada

    Mardhaw gaas oon garoowe tegi karin ee dhahaayo xamarbaa laga soo diray waad arki doontaan

    Nasiib xumo dadka hogaanka u haayo dadka degan bari

    Waxaa lagu xasuustaa
    1 in ay dilaan madaxweyne somaliyeed si kastooy noqotaba
    2 waa dadkii ugu horeeyay ee qaran somaliyeed kusoo jogaamiyay itoobiya
    3 waa dadkii ugu horeeyay oo caasimadda somaliya kusoo hogamiyay 70.000 oo itoobiyaan ah

    Waxaan kahadlaa waa hogaanka shacabka maaha ogaada

    Xaaf isagu waa iska socdaa oo xilba in uu haayo shakibaa iiga jiro

    Axmed madoobe wuxuu kismaayo ku jogaa xaniinyo aan kuwiisa aheyn sida daraadeed qaska iyo fowdada dantiisa ayaa ku jirto

    Shariif sakiin waa Grande maafia koofur galbeed wuxuu ku jogaa jeebkiisa hadii cadaalad lahelo wuu ogyahay in uu maxkamad suge yahay

    Waare wax badan aqoon uma lihi weli waa cusub yahay laakiin meesha uu kabilaabay waxaan daremayaa in uusan xukumi karin dhulka barwaaqda waayoo qofka saxaraha degan haduu tuugsi tago waloo qaateen
    Laakiin nin xukumo dhulka barwaaqda waa ka mamnuuc shaxaad raadis

  4. amaal says:

    Garqaad Ku darso waa dadkii bada iibsaday

  5. Mr BaHaL says:

    Xaaf wuu tagayaa soon or later.

    Dalmida

  6. Yusuf says:

    Tuug nacasnimo u dheer tahay…yey xukumaan oo u sheegayaan caruurta amxaaro
    xilligii qabiilku waa soo afjarmayaa ee bustihiina sii qaata jeel iyo meel xun baad ku dambaynaysaane.

  7. NUURKANEDERLAND says:

    GO,AAN WAXAY KU GAAREEN INAY SIDII DAWLAD U DHAQMAAN HADABA DFS WAXBA UMA YAALAANE SOMALINA ISMA OGOLEE MAAMUL WALBOOW GOONI ISU TAAG KU DHAWAAQ BAL NINKAY UGU BADISO AYNU AARAGNEE.




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Deeq Lacageed Oo Sh Cabdilaahi Cawed Gaadh Siiyey Dhibane 15 Sanadood Xanuun Ujiifay
- Jan 20, 2018
Widhwidh(Kalshaale) Maxamed Cabdilaahi Fayax Waa Wiil Somaliyeed Kuna Xanuunsanaya Mudo 15 Sanadood Kabadan Baadiyaha Maxamed ...
Daawo Video:Ismaaciil Cumar Geelle oo ka Hadlay Doorashooyinka Barlamanka Jabuuti iyo Arrimo kale
- Jan 20, 2018
Jabuuti (Kalshaale) Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Waraysi uu Bixiyey Waxaa uu Kaga ...
Madaxweyne Farmaajo oo Caadado dib ugu laabanaya iyo Qorshiiisa (Warbixin)
- Jan 20, 2018
Cadaado (Kalshaale) Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ...
Howlgal dagaal isku rogay oo Ciidamo Mareykan ah ay ka qayb galeen oo ka dhacay Gobolka Jubbada hoose
- Jan 20, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Wararka naga soo gaaraya Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in halkaa uu ...
Daawo:Ururka Dhalinyarada Buuhoodle oo Olole Nadaafadeed iyo Wacyi galin ka Bilaabay Buuhoodle Sawiro
- Jan 20, 2018
Buuhoodle (Kalshaale) Ururka Dhalinyarada Gobolka Cayn oo Dhowaan Koox Dhalinyaro ah ay Hindiseen ayaa ...

Featured Video