Waraysi VOA: Aqoonyahan ceebeystay kooxdii ku shiray Kismaayo, sheegayna Xaqiiqda dantooda iyo Arin la yaab leh

Kismaayo (Kalshaale) War-murtiyeed ka kooban illaa 16 qodob ayaa goor dhow laga soo saaray shirka Wadarashiga ee Kismaayo ugu socday Madaxda dowladda Goboleedyada kala ah Jubbaland, Puntland, Hirshabeelle, Koofur Galbeed iyo Galmudug.

War murtiyeedka oo goor dhow heshay saxaafada ayaa waxaa qodobada looga hadlay ka mid ahaa arrimaha Siyaasadda, Amniga, Federaaleynta, Dastuurka, Kaalmada Caalamiga, waxaana talooyin iyo baaq loogu jeediyay dowladda Federaalka.

War-murtiyeedkaas ayaa gobolladu waxay walaac ka muujiyeen qaybta ay ka helaan kaalmada caalamiga, waxay kalsoo sheegeen inay ka walaacsan yihiin sida dawladda federaalku u maamulayso arrimaha federaalaynta, dastuurka iyo xeerarka kale ee kasoo baxa dawaladda dhexe.

HALKAN KA DHEGAYSO WARAYSI VOA PROF. LIIBAAN CIISE 

Aqoonyahano Liibaan Ciise oo ah professor wax ka dhigay Jaamacadda Muqdisho ayaa si aad ah u weeraray madaxdii shirkaasi ka qeyb gashay, isaga oo sheegay inay isa siiyeen awood uusan siineyn federaalka.

Waxa uu sheegay in qoraalkooda ay ka muuqatay carro xooggan, islamarkaana ay u hadleen sida inay 90% ayaga mas’uul ka yihiin dalka, oo aysan dowladda federaalka shaqo ka lahayn wax aan ka badneyn 10%.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (10)

  1. khaatumo haanoolaatoo says:

    Dagaal oogayaal qabqablayaal aka horjoogayaal qabiil
    yaamagac kele u yaqaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. amaal says:

    Malafsi& maaxan Cunaa kkkķk gaas weersho hoogaan uah

    • khaatumo haanoolaatoo says:

      Amal
      inader cadaaladu way fiicantahay maxaad gaas keligi u maagi waa iskuwda mide
      hakala reebine wada karbaash
      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Mr BaHaL says:

    Dee Madaxwayne may doortaan.

    Saldhiga Turkiga ayay arintani ku saabsan tahay.Emaaraatka ayaa raba inay dawladii meesha ka saran.Waa sheeko sucub oo hadda biloow ah.Laakiin waa iska socda oo aan melena xakumin intooda badan.

    Qabiilo ayay matalaane ma matalaan Somaliya.

    Dalmida

  4. Dabshid says:

    Haddii aadan fahmin haddalada sarbeeban ee ninkaan u ololeynjirey Federaal Fitno uu ula jeedo, waxaaba laga yaabaa iney soo dedejiso Qalalaaso maamul goboleedyada oo ayagu noqdaan ninkii Qabrigiisa qotey.

    – Means: waa arintaan shaley sheegahayey ee aheyd in Dowladdu magacowdo REGIONAL COORDINATOR.

    Goobweyn to Buulo Xaawo
    Labada shabeele
    Galgaduud
    Hiiraan kala bar
    Sool iyo Sanaag maba soo dhawaan.

    — Maxey ku nuugtaa ama ka nuugtaa.

    Feysal Waraabe ayaa horey u sheegey Tuulooyin la xaajoon meyno.

  5. Wiil Ciideed says:

    Qabiilka ayaa dhulka degan ee dameero iyo adhi ma degana.

    Soomaalida ayaa lagu arkay dad dhihi aqoonyahan ayaa hadlay iyada oon la cadeynin waxa uu aaminsanyahay.
    Ninku ma federaldiid baa mise mise waa qaran doon.

    Adduunka kale waxaa la isdhahaa waa liberal ah oo nama quseeyo fikirkiisu ama waa nin conservative ah oo nama quseeyo wuxuu leeyahay iyo Ideologies ka uu aaminsanyahay.

    Soomaali caqli xun.

  6. Dusha says:

    Madaxweyne Abdiweli Gaas wuxuu qaadayaa:

    Got a crazy feeling I don’t understand
    Gotta get away from here
    Feelin’ like I shoulda kept my feet on the ground
    Waitin’ for the sun to appear

    Momma’s gonna worry
    I been a bad bad boy
    No use sayin’ sorry
    It’s something that I enjoy

    ‘Cause you can’t see
    What my eyes see
    I can see it,
    I can see it
    And you can’t be inside of me,
    Flying high again

    I can see through the mountains
    Watch me disappear
    I can even touch the sky
    Swallowing colours of the sound I hear
    Am I just a crazy guy
    You bet

    Momma’s gonna worry
    I been a bad bad boy
    No use sayin’ sorry
    It’s something that I enjoy

    If you could be inside my head
    You’d see that black and white is read
    Flying high again
    Flying high again
    Flying high again
    Flying high again come on and join me.

    Flying high again
    Flying high again
    Flying high again
    Flying high again come on and join me.

    Daddy thinks I’m lazy
    He don’t understand
    Never saw inside my head
    People think I’m crazy
    But I’m in demand
    Never heard a thing I said

    Momma’s gonna worry
    I been a bad bad boy
    No use sayin’ sorry
    It’s something that I enjoy

    Flying high again
    Flying high again
    Flying high again
    Flying high again

  7. Cadaado says:

    Shantaan nin waa daanyeero. Waxaa kaloo daanyeero ah kuwa qabiil dartood taageersan, oo aananba u jeedin maslaxadda iyo qaranimada sovereinty madaxbanaanida Somaliya sida eey ugu ciyaarayaan shantaan daanyeer.

    Waxaase eeda ugu darran iska leh, madaxweyne Farmaajo iyo ra’iisalwasaare Kheeyre, oo uu Abdiwali Gaas, hogaamiyaha Garoowe, uu galiyay dowladda dhexe go’doon siyaasadeed kii ugu qatarsanaa ilaa iyo intii la dhisayay dowladahii isku xigxigay ee taagta darnaa.

    Madaxweeyne Farmaajo iyo ra’iisalwasaare Kheeyre, waxeey cabsi darteed ku hormareen in maamuladii Galmudug iyo Hirshabeel (hoogamiyahii hore Cosoble) oo ahaa kuwa ka dhaganugul maamulka Garoowe, in eey burburiyaan, kadibna eey u soo jeestaan maamulka mahbarka ah ee Garoowe, hooyada Federalka in eey burburiyaan ugu dambeeyn. Iyaga oo bilaabay qorshaha oo qeeyb kamid ah strategy yadaad labilaabay, si dagdagna regime change loogu sameeyay Hirshabeele, Galmudugna la’isku dayay, laakiin, sidii larabay noqon. Puntland na, ladoonayay in ninka Labaad ee maamulkaas hogaamiya Cameey laga horkeena ninka Koowaad, Mr. Gaas, laakiin, little birdie, shimbir yar ayaa dhagta wax ugu sheegtay Mr. Gaas, waana kaas uu kaga hormaray move, dhaqaaqa, goal na ka dhaliyay dowladda dhexe. Waa inqilbaab siyaasadeed oo lagu sameeyay dowladda dhexe, kadib qaab darro iyo siyaasad xummo owgeed, eey ku dhaqmayeen dowladda dhexe ragga hogaamiya.
    God bless Somalia.

  8. Cadaado says:

    Mushkilada Somaliya waa tan; Fiiriya, Khaatumo hanoolaato oo Dhulbahante ah, ayaa dhahaya Amaaleey, maxaad Gaas kaligiis u maagi. Yacni, ninkaan Dhulbahante ee Khaatumo Hanoolaato, waxuu diyaar u yahay in uu difaaco ninkaan Majeerteen ee Gaas. Isaga, oo aanan fahamsaneeyn waxa eey Amaal u tilmaameeysa Gaas, amaba aan anniga gooni u maagaya Gaas, sababtaas oo ah, in uu Gaas yahay ninka soo karkariyay maraqaan, oo uu yahay hooyadii Federaalka.

    Sidaa Khaatumo hanoolaato uu ugu dagaalamayo difaacida Majeerteeka, ayaa qabiilo badan ugu dagaalamaan Majeerteenka. Xataa marmar waxaa kor u soo qaada markii eey sii liicayaan hogaamiyayaasha Majeerteenka xataa argagixisada alshabaab.

    Majeerteenku waa barakeeysanyahiin ayaad is dhihi mararka qaarkood.
    God bless Somalia.

  9. amaal says:

    Khatuma hanolato walal maamulada koonfur IYO dowlada ismadiidane maska madaxiisa waxuu yalaa garowe aka gaas inaad garatan filaa




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
MUUQAAL: Xildhibaan Lama Filaan ku dhigay xaflad la isugu yimid C.raxmaan C.shakuur iyo Xubno Farmaajo Diidan !
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Xildhibaan Abdishakuur Cali Mire oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya, oo maanta Khudbad ...
Itoobiya oo Israel ka iibsatay Barnaamij ay ku basaasto Shacabka iyo dalal kale
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Warbixin ay soo saareen cilimi-baarayaal waaxda (Citizen Lab) ee ka tirsan Jaamacada ...
Daawo Video: Prof. Cali Khaliif Galaydh “Waxa aan Rabaa Soomaliland loo dhan yahay iyo Muuse inuu Heshiiskii Fuliyo”
- Dec 12, 2017
Hargeisa  (Kalshaale) Prof. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihii maamulka khaatumo oo Hargeisa ku sugnaa Mudooyinkan ...
Daawo: Wasiir Bayle oo War Farxad leh ka sheegay Guulaha uga soo baxay Shirkii Nairobi iyo Siday wax u dhaceen
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka warbixiyay ...
MUUQAAL+Murugo: Donald Trump oo Soomalida Masaafurinaya iyo Dumar ay Ilmadu ka dhamaatay iyo Waxa dhacay
- Dec 12, 2017
Minnesota (Kalshaale) Qaar ka mid ah qaraabada iyo qoysaska 92 qof oo Soomaali ah ...

Featured Video