War deg deg: Madaxweyne Farmaajo oo Ku baaqay Midnimo iyo Wada-shaqeyn

Muqdisho (kalshaale) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) wuxuu si dhaw ula socdaa dareenka ay muujiyeen madaxda Dowlad Goboleedyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa uuna hoosta ka xarriiqayaa in ay lagama maarmaan tahay wada shaqeynta hey’adaha Federaalka iyo hey’adaha heer Dowlad Goboleed si looga mira dhaliyo waajibaadka dastuuriga ee na wada saaran iyo himilooyinka shacabka Soomaaliyeed.

“Dhammaan madaxda dalka ee heerarka kala duwan waxaan xasuusinayaa inuu dalkeenu ku jiro dib u kabasho dhinac walba leh, waddada kaliya ee lagu gaari karo dib u kabasho dhameystiranna ay tahay midnimo iyo wadashaqeyn ku dhisan maslaxadda guud oo ah midda aan dhammaanteen u dhaarannay.” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Sidoo kale, Madaxweynuhu waxa uu tilmaamay in ay marwalba imaan karto dhaliilo iyo dal-daloolo ka yimaada wadashaqeynta heerarka kala duwan ee dowladda, waxaase lagama maarmaan ah in lagu xalliyo wadahadal iyo isqancin u dhexeeysa madaxda iyo hay’adaha iyada oo la raacayo habraaca dastuurka iyo qawaaniinta dalka.

Madaxweynaha ayaa sheegay in uu ku kalsoonyahay in loo gudbi doono wada shaqeyn iyo iskaashi si looga mira dhaliyo himilooyinka shacabka Soomaaliyeed.

DHAMMAAD


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (64)

  1. Wiilwaal says:

    Tuug,Tuug dhalay waar meel ku sheeg Qalbidhagax xaaraamiyahow!

  2. Dabshid says:

    War Majeerten labo god ayuu leeyahey, hadduu kaa dareemo jileec Xushmo midbuu la soo baxaa, hadduu dharbaaxo kaa dareemo midbuu ku hoos dhigaa.

    Guuleed salaami maah, waxaa ku xigtey Walaalkey Guuleed ii geeya.

    I’am flying waxaa ku xigidoonto Caanaan doonahayey.

    Waqtigii Yuulka ayaan meeshaan ku qorey lugta dhigimahayaan hadey arkaan nin Daarood ah oo Salaad tujin.

    Cali Dhuux ayaa run lagu nacey ma anigey teyda qaadan.

  3. Kalahage says:

    War kalshaale warka noo tartiibiya anagoo kuwii hore fikir ka dhiibanin baad soo daldalaysaan ku kale.

    Maanta waa balibali.kkkkkkkk

  4. Dabshid says:

    In reer Bari kabaha u qaadoo Xaaf kuma imaanin Foox Mingis,

    Waa inaad Bari u dirto ciidamada Alpha ama Galaan Kaarikeyso sidii Xassan Shiikh.

  5. Dabshid says:

    In reer Bari kabaha u qaadan Xaaf

  6. Kalahage says:

    Warkii new nimankii cuqdadaysaan ee intay aduunka oo dhan u qaraab tageen waxba soo waayey waa la soo af jarayaa.

    Mid la sasabo iyo mid inyar loo dhiibo hadhow baad maqli mid leh dawladda ayaan nagu soo duushay intay wado khaldan qaadaan.

  7. Fardojaan says:

    Madaxweyne Farmaajo waa siyaasi qunyar socod ah inkastoo ay fiican tahay in nimankan tuugsiga badan Mar Isha farta laga galiyo.

    Farmaajoow ku dhac baa loo baahan yahay

  8. Jugle says:

    Xaaf markuu tagay kismayo waxuu noqday ina AMUUDAAN, waana loo hiiliyey kkkkkkk muna ma ila socotaa

  9. ciise binu axmed says:

    kkkkkkkkkk farmaajo isagoo soo taagan bay xilkii ka xayuubiyeen,waxay madaxweyne u doorteen GAAS,waxay pryminister u doorteen WAARE (ABUU BAKOORAD) waxay guddoomiye baarlamaan u doorteen SHARIIF SAKIIN ,,waar kii yaraa ee farmaajo ee gaangada lahaa maxaa ku dhacay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  10. Kalahage says:

    Daa’iradu maantay wadaa duulashii galayee.

    Farmaajo wuxuu rabaa soomaalinimo iyo maslaxaad in wax lagu wado nimakaa dhiiga dadka bisleystayna waxaa ma ogola.

    Marka mar mar baa sii dhurwaagii qaybta xumaa loo dhirbaaxaa ragga qaar.

    Dadka qaar dhirbaaxo ayaa lagu maalaa qaarra kista.

    Sideedaba dawladi waa tii dadka sibiq ku gasha.

    Inkastoo la dhaho dawladi indho qudhaanjo ayey leedahay oo waxay damacsan tahay lama garto.

  11. Jugle says:

    wiilwaal, indr ayax tag eelse reeb, yacni qalbi-dhagax tag waxuuse dhulka lagalay dowladii farmaajo oo shacab badan buu farmaajo ku waayey arintaas

  12. Kalahage says:

    Nimakaasi inayna khayr iyo wanaag toona lahayn waa la ogaa hayeeshee hogaan xumida ayey kaga dareen.kkkkk

  13. Jugle says:

    Ciise, kkkkkkkk gaas waa m.waynaha guud ee m.waynayaasha somaliyed, farmaajo-na waa m.waynaha gobolka banaadir,
    Yacni afgooye iyo balcad waxaa xukuma gaas oo farmaajo masoo dhaafi karo ceelasha biyaha ee allow sahal umuuraha kkkkkkkk

  14. Kalahage says:

    Markay dhahaan baan la yaabay qalbi dhagaxa meel ku sheeg malyanka ogaadeenka ah ee jigjiga ku xidhan meel maad ku sheegtaan.

    Awayse malaayiintii lagu laayey oo waliba kuwo ay isku reer yihiin laayeen.

    Soo idinkii lahaa itoobiya ayaan walaalo nahay.

    Dee waalihii baa loo geeyey.

  15. Kaligii taliye says:

    War wuxuushta maamul goboleedyada ka ah dilaaliinta waxay waayeen rag laxisaabtama walllaahay iyagaa uguliita farmaajo iyo khayre rag jilicsan ayay noqdeen meesha rag ayay ubaahantahaye hadii ayna laxisaabtamaynin shisheeyaha wadanka kabuuxa iyo mooriyaantan ha isaga noqdaan qurbihi ay kasooyaaceen rabi ha inaga qabto xasidka cadawga iyo kuway kushaqaystaanba aamiin

  16. Jugle says:

    Kalahage, adeer mar hadii lagu lagdo futo kala qaad ma fiicna ee la inaga adkaa mana haysano rag wax iska celin kara oo xiitaa codkooda deeqsiin kara umada somaliyed ee aynu iska taageerno m.waynaha guud ee m.waynayaasha somaliyed mr.gaas kkkkkkkkkk

  17. Jugle says:

    Kalahage, war afgooye iyo balcad waxaa xukuma gaas oo ceelasha biyaha ma dhaafi karno ee waa in aynu is jilcino oo aynu si fiican ula xaajoono MMS mr.gaas kkkkkkkkkkkkk

  18. Fardojaan says:

    Madaxweyne Farmaajo
    Waa in uu gudoomiye u magacabaa gobolada jubooyinka oo xaruntiisu tahay gabarhaarey.
    Waa in dawladu u qaramaysaa ciidan col bare hiirale kismaayo iyo agagaarkeeda.

    Waa in si dagdag ah dawladu u magacowdaa labada shabeele iyo banaadir gudoomiye cusub ( governor) iyadoo loo sii Gogolxaadhayo maamul Gobaleedka Banaadir state.

    Waa in ay dawladu Soo xero galisaa maamulka suufiyada ee dhuusomareeb fadhiya Iyo guriceel qiimo kasta ha ku kacdee

    Waa in sool Iyo sanaag iyo dagmada buuhoodle dawladu aqoosi buuxa siiso.

    Waa aragtidayda

  19. Jugle says:

    Kalahage, miyaadan ogayn in xabsi ogaden laga dhigaayo masjid oo hada waxii ka dambeeya loogu yeedhi doono masjid ogaden? War xadhig iyo diliin hada wuu dhamaaday ee laqabso dhaantada iyo hormarka kasocda ddsi kkkkkkkk

  20. Kalahage says:

    Jugle

    Gaas baa meel xukuma ha ku hayninee is ilaaliya hadhow yaan la maqlin dawlad baa na soo weertay.

    Dawladu shacabkeeda wey u turaysaa balse dagaal oogayaal baa ka soo dhex baxay.

  21. Kalahage says:

    Jugle

    Markii aad jigjiga eega warrami jirtay baa la gaadhay.war jeel ogaadeen gabdho bac miiko lagu dhibdhibciyey baan aragnay oo gaajo la kici waayey iska daa ragee.

    Qalbi dhagaxna kuwaa unbuu la mid yahay ama dadka ha laga wada naxo ama ilmada yaxaaska la joojiyo.

  22. Jugle says:

    Kalahage, land of punt awal hore waxuu dhihi jiray: car baraxley iisoo dhaafa lkn maanta waxuu leeyahay: car ceelasha biyaha iisoo dhaafa barrina waxuu dhihi doona: car villa somaliya iisoo dhaaf kkkk ujedkayga waxaa weeye: tani dhan bay isu raacday ee khayr allaha kadhigo kkkkkkk

  23. Kalahage says:

    Jugle

    Yaa masaajika ku tukanaya dakiiba waxaan dhaanto ahayn lama barinee.kkkkk

  24. Kalahage says:

    Jugle

    Anaa ku tusaya isaga oo ooyaya oo leh wallaahay boosaaso ayaan la go’aynaa.kkk

  25. Maxamud says:

    Waqtigii maxkamaduhu xamar lawaregen ayaa safaarada mareykanka looga yeeray waxgaradka ceyrka waxaa layiri 2 nin oo ajnabi ah soodhiiba waxeey kujawaben waqti nasii mareykan ragkale oo xamar jooga ayaan wada tashaneynaa ok.markii xamar la isugu yimid waxaa lago aamiyey inaan qofna ladhiibin hadii ladhiibo xataa mareykan dhibka wuu sii badin.ujeedadeydu waxey thy ajnabi in cadow loo gacangeliyo ceyrku diiday isagoo waliba qabiilo badan markaa cadaawad uhayeen ee dowlad shicibkeedu aaminsanyhy sideey nin somali ah xabashi ugu gcn galiyeen

  26. Kalahage says:

    Waxani maalmo unbay qaylinayaan ka dibna waa loo aamusi sidii kuwii hore oo kale.kkkk

  27. Jugle says:

    Kalahage, kkkkk oo maxaynu ka qaban karnaa gaas oo xukuma afgooye iyo balcad? Miyeynu ku dhuusi ileen ugandis baa ina ilaaliyee? adeer togba taagtiis buu rogmadaa ee inoo tartiibi oo aynu si fiican ula xaajoono MMS MR.GAAS kkkkkkkkkkkk

  28. Kalahage says:

    Jugle

    War nimanka waxa ka qaylisiiyey ma yara markii hore sidii aiyagoo awood leh bay aayar qadhaab tageen markay soo waayeen bay qaylo iyo oohin isku dareen.

    Haday waxoogaa soo heli lahaayeen mayna hadleen.

    Hada nafbaa haysa in kis loo dhiibo ayey rabaan.

    Waana loo dhiibi say kala dhuuman.

  29. absame boy says:

    kkkkkkkkkk waxaa aad iga qosliyay qoral uu hoos ku qoray wiil ciideed oo cadaado kusocday.

    ” adigu ma dawlad doon bad tahay mise in puntland la go’doomiya dawlad kuu aha”.

    caqliga ree futomadoobe oo dhan wlhi waa intaaas waa fikir ay ka midaysanyihin xasan xoomihi dalka iyo dadkaba gatay ee bahdilay waxay kutagersabayen puntland bu go’doomiyay

  30. Wiil Ciideed says:

    kkkkkkkkkkkkk caawa iidoorkii oo dhan ayaa muxaafad jilaya.

    Citiraafka Gaas kale xaajooda

  31. Jugle says:

    Kalahage, War bal ii jilci inaga oo xukuna xamar kaliya oo ugandis ina daba taagan yahay waxa aynu ku samayni karno gaas oo xor ah oo uusan ugandis dabo taagnayn hadana xukuma 14 gobol? War miyeynu ku dhuusi bal meeshaas ii jilci? War tani dhanac bay isu raacday oo banaan cidlo ah baynu fadhinaa ee ha ina waalin kkkkkk

  32. absame boy says:

    xasan xoolo iyo xaabadisiiba daarood baa ceydhiyay maantana laba madaxwayne oo kala hooseeya ayaan samaysanaye dac dhaha ama dilaaca

  33. absame boy says:

    ree futomadoobe dameerkay xaabada kuwataan haday qodax mudo federal baa noolahaaa bay dhihi ader federal raga idin hogaamiya ayaa samaystaye uhogansanada

  34. Maxamud says:

    Absame boy daarood sow kan daaroodkale xabashi udhiibay muxuu daaroodnimo kuugu taray.kooxdii xasan iyo kooxdaan waa eey iyo labadiisa dhagood.wallhi wax kasta aan fisho lkn inaan kooxdan farmaajo kafilaneyn nin somali ineey xabashi udhiibaan.

  35. Jugle says:

    Wiil ciideed iyo absame boy, somaliya finish ee allaha sahlo umuuraha

  36. Jugle says:

    Maxamud, indr sln sare, runtii waxaad kamid tahay dadka meeshan soo gala kuwa aan ugu jeclahay

  37. absame boy says:

    isla daanyeer cadaado ayaan hoos kusoo arkay isagoo wasir juxa ku eedaynaya inu reerkiisa taagerayo ama kufikir yahay hadana ku eedaynaya wasir yusuf garad inu rerkisa kasohorjeedo oo dawlada daacad uyahay . kkkkkkkkkl car bal is qabadsiiya warkaaaas

  38. Jugle says:

    Sxbyaal busy.com ee see you later

  39. absame boy says:

    maxamud qalbi dhagax haladhiibo isagoo general ciidan aha ayad barri arki waana sida lala rabay intay reerkan futada madow qarxin lahayeen iyagoo uhaysta ruuxi muqdisho tagaba inu guri laga haysto raadinayo

  40. Muslimo says:

    Dadka maandoorayaasha u saaxiibka ah ee cayda awoodsada iyagoo futada ka foodhyaaya lugtana cirka u taagaaya waxaan kula talin lahayn webb sitekan in aan loo ogolaan.

  41. absame boy says:

    hadaan siyaasada saxda aha iyo waxa la isku hayo usoo daadago waa kacaanka february oo siyaabo khaldan udhaqmay sida awood sheegasho iyo tijaabo larabo in lagu badalo hogaanada gobolada sidi damuljadid iaku dayeen oo kale

    dhaqaalaha dalka oo loo adegsado buunbuunin iyo qurbajog ama siyasiyin hotelo la iska sexiyo masuuliyadna an haynin

  42. absame boy says:

    salad cali jeele
    maxamud axmed nuur tarsan
    maxamed cali amerika
    safiir awliyo

    iyo qaar kaloo badan ayay dawladu laaluush iyo fasahaad dhaqaale kuhaysaaa iyagoo intas ka cabsanaya inay mucaradaan

  43. absame boy says:

    mamuladina dhaqalihi wa laga jartay hadana awood shegasho iyo kalitalisnimo aya lagu darsaday maxaa lagu wada shaqayn marka

  44. Maxamud says:

    Absame boy magaca absame iskadhig caqli kugu filan malihidekkkkkkkkkk

  45. Maxamud says:

    Jugle dhiblow thnkz sxb anigaba kaftankaaga kulul waan kahelaa kkkkkk

  46. xaange says:

    Dabshid
    Majeerteen geed wayn buu leeyahay ninka ku dhaga oo iska laa laadiyana hooyadii ayuu ku dheeraayee ee walle wax kama qaado.
    Waligiina isma dhigo oo wuu soo jeedoo oo bahalka ayuu caaradda hayaa intaa wuxuu sugaa mid uu ku doobo oo laangaab ah oo hoosta kasoo gala waana jaaniska ay ugu badiso in gadaal gadaal loo soo galo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  47. xaange says:

    Farmaajow doraaad dhiiranaydaa shalay diricsanaydaa maantana ku dabartoo dantaa kuu run sheegtee,balse marbuu damac ku qaadaa dowlad dhaba ismooda waanaduna ku deeqine duuduub waxii hore

  48. Cadaado says:

    ASC, dhamaantiin.
    Madaxweeyne Farmaajo iyo mmas’uuiyiinta kale ee Somaliya, qaasatan kuwa dowladda dhexe, hajoojiyaan beenta cad, iyo wax duugduugida.

    Geesinimo, iyo runta oo lasheego ayaa uga fiican Madaxweeynaha intii uu dhihi lahaa “all is well” iyo midnimo iyo blah blah.

    Marmar ayaan is dhahaa, khibrad yarrida madaxweeynaha maxeey tahay, oo dad badow ah, iyo qabqablayaal gobol ayaa midig iyo bidixba u sirraya. Waana waxaan horay uga digeeynay. Qalad ayeey markii horeba aheeyd, qof eey muddo ku qaadaneeyso in uu fahma caqli daanyeernimada iyo dhaqanka dad badan, in eey ka fiicantahay in uu jooga, qofkii horay u yaqaan, muddona la deal gareeynay, kadibna xoogaa fahmay hab dhaqanka qabqablayaasha siyaasadeed, oday dhaqameedka siyaasadeed ee Somaliya.

    Anyway, beentaan cad kuuma shaqeeyneeyso jaale Madaxweeyne Farmaajo, ee runta u sheeg shacabka Somaliyeed ee masaakiinta ah.
    God bless Somalia.

  49. Wiil Ciideed says:

    Maamul goboleedyada oo samaystay isbahaysi iyo gaashaanbuureysi ( Allies) ay isaga difaacaan DFS xaqoodana kusoo dhacsadaan. Iyaga oo caawa ku heysaya “an attack of one of us is an attack of all of us” NATO slogan.
    Farmaajo oo goor xeedho iyo fandhaal kale dheceen soo kacey oo maamulada ku leh war raali ahaada waynu wada tasha ee. Caruurta ayaa isugu hanjabta ooyidoonow aayar joog.

    Soomaali caqli xun.

  50. Cadaado says:

    Absame boy, adiga iyo hooyadaaba anniga ayaa wasa, mother fucker. Hooyadaa weeydii in futadeeyda eey u madoowdahay sida guskeeyga dheer u madowyahay, markii aan kaga qeeylisiiyay. Daanyeer mother fucker ah ayaad tahay.
    God bless Somalia.

  51. Wiil Ciideed says:

    Soomaali caddaalad xumaa war ma Farmaajo ayaa khaldan mise maamul goboleedyada?

    Xildhibaano laaluush qaatay qofkii ay doorteen miyaa dalkan leh mise waa la wada leeyahay.

    whatever walks like a duck and talks like a duck is probably duck!

    Soomaali caqli xun.

  52. Garqaad says:

    Mudane madaxweyne

    Xaniinyey dhoocaarta go.aan adag ayaa lagaaga baahan yahay hadaan gacantaada aysan waxba ku jirin u cadeey shacabka aad amiirka u tahay

    Tolow hadaan diidnay qaran somaliyeed oo awood leh ma wadan kale ayaan meel ku ognahay?

    Dowlada pudland ee somaliya
    Dowlada galmudug ee somaliya
    Dowlada jubaland ee somaliya
    Dowlad hiirshabele ee somaliya
    Dowlad koofur galbeed ee somaliya

    Waa faa.iidadii fadaraalka

  53. absame boy says:

    cadaado hooyadaa umbad si xun ucaydy xoolo futomadow oo mooryaan aha kkkkkk tuuladadi cadaado rag an udhalan ba kugu xukuma horta is xoreeeee oo saaxada siyaasada soogal

  54. Land of Punt says:

    Kkkkkkkkkkkkk
    Balo la arag!😅

  55. Mustafe Daacad says:

    Madaxwene farmaajo xilkii waxa kala waregay Gaas indhisa o shan kkkkkkkkk yaab sowkan gudoomiyaha 5 mamuul gobaleed loo doortay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Farmajo sidii xasan shekh ayuu villada isku iloobay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  56. Mr BaHaL says:

    Dawladu hawsheedii sidii caadiga ahayd ayay u socondoontaa.Shirka Kismaayo ee ay iskugu tageen kooxda ay dabada ka riixayso dawlada Emaaraatku waxba ma yeelayaan fidinta dawlada Somaliyeed.Kooxdani awalba sidaa ayay ahaayeen oo dawlada wax tar umay lahayn luuggooyo mooyaane.Meel aanay awalba wax kaa soo galayn wax aad siiso mooyaane warkeedu saamayn kugu yeelan mayo.Mid walba tuladiisa ayuu la daalaadhacayaa.

    Waa kooox lacag raadis ah oo bisaaradi laysay.Inta kale waa iska sheeko laakiin warkoodu mihiimad ayuu lahaa: Dhulka anagaa haysanee lacagaha Somaliya lagu caawiyo annaga ha nala siiyo.Intaa ayuuu warkoodu ku qotomay.Lacag raadis camal iyo inay sheekadii Emaaraatka difaacaan oo u sameeyaan dariiq ay Emaaraadku ku balaadhiyaan danahooda si ay saldhigyo ciidan uGu yeeshaan Somaliya.

    Mr Gaas waa la yaqaanay,laba ninna waaba cusubyihiin oo waa attention raadis,Sakiina waa iska lacag doon,laakiin ninka cardka laga gumay waa Axed Madoobe.Mr Gaas ninkaa ayuu la hadhay.

    Ninkaasi waxoogaa ixtiraam ah ayuu ku lahaa Bulshada Somalida dhexdeeda.

    Wax cusub oo soo kordhay ma jiro.
    Mida kale Formaajo ma hayso wasiir fiican oo arimaha gudaha hanankara.Tani shaqadiisii ayay ahayd oo wuu gabay.

    Dalmida

  57. Cadaado says:

    Absame boy, aka Majeerteen boy, hooyooyin kuma jiraan miyaa dadkaan aad maalin walb caayso? Daanyeer. Anniga hal shaqsi oo hooyadaa ayaan caayay kadib markii aad caaysay boqolaal kun oo Hooyooyin iyo umadd dhan.

    Mida kale, Cadaado waa lagugu xukumaaa iyo blah blah dii munaafaqnimada aad ku shaqeeynsan jirteen anniga xageeyga iyo waliba dadkeeyga kama shaqeeyso, ee ula tag, dadka daanyeerada ah, ee aad maalin walba jambalka u tuurtaan. Daanyeer.
    God bless Somalia.

  58. Mr BaHaL says:

    Waa run inuu Daarood uGu badan yahay Somalida oo uGu dhulwayn yahay.Taasi waa mid run ah oo aan la dafikarin.Dhibka ka Jira Somaliya ayaaba ah taasi qudheeda.
    Badnaashaha uu Daarood uGu badan yahay Somaliya ayaaba kow ka ah waxa Somaliya ka dhigay sidan ay tahay.Noloshii dhaqan dhaqaale ee dadka wadanka uGu badani waxay saamayn ku yeelatay intii kale oo noqday qaar sidooda u fikira iyo qayb laga tiro badanyahay oo meel layskaga xidhay.

    Dhibku wuu dhamaan lahaa haduu meel kale ka yimaado ama uu si kale u yimaado,laakiin Buloho u dhisan qaab laga fiican yahay meesha ay deganyihiina waxay noqonaysaa meel laga dheeraado ama aduunka ka duwan.
    Somaliya eeg – waad garan kartaa nooca dad ee degan.

    Dalmida

  59. wiil waal says:

    kkkkk soomaaliya labo reeeer baaa Ku meertaysta labadoodu midna waa xukun jacayl iyo imaan darri midna waa kaas iska dhici lkn Ku fakarimayan aan sidan bahalnimada ah isaga tanaaasulno oo umada kale eee soomaalida ah aaan sooo dhawaynoo.

    tusaale hawiye maanta waxay Ku kici karaan falkiii 1991 burburkiii.

    se waxaaa Ku jirta dad caqli saliim ah leh.

    darooodna sidoo kale rag caqli saliim ah leh waaa Ku jiraaan.

    lkn mj.maanta laga helimaayo nin wadaninimo qalbigiiisa Ku jirto 1 dollar buuu dalka siiisan haddaan laga difaacayn tusale u qaado Omar abdi rashiiid mar uu baddiiiii iiibsado iyo maruu dabadhilif carbeed noqdo.oo Somali ka dhexshaqeeyo.

  60. Abwaan deeq says:

    @md bahal

    Waan Ku salamay Haa @beryahan hawada ayaan Ka maqnaa marki aan SIYAASADA Ku wareeray ayaan midyar iska mehersaday.wbt

  61. Land of Punt says:

    Wiil waal kkkkkk
    Sowtaan Maheerteen ahayd!! Kkkkkkk
    Iidoorkiina Munaafaqada kula dhexjira reer Koofurta waan idiin soo soconaa! Weliba qori idiin qaadan mayno! Qaad&awlal iyo Moos markaad aragtaan idinkaa imaan..kuligiin qaran u shaqayn, kkkkkkkkkkk
    Ku seexo in Harti xuduud qaran u samaynayn doonin, taas sheeko marqaankii Iidoorka.

    Horgale lacag siisaan dal idiin kala goyn maayo.
    Maalinta runta tagto dhinaca kale kasoo jeesan asagoo leh: war citiraafka riyo Iidoor ayaan moodayey aniguna ku shaah ayaa isla ee ma dhabaa!!
    Aniga dabay ka banaanka ayuu oran macal Cali Orgi! Hadaba lacagta ha isaga dhamaynina, waa idiin sheegay! Laaska iyo Garoowe laba wadan kala noqon mayaan, waali cas!
    Kkkkkkk😜 Najis munaafaq ah.

  62. Land of Punt says:

    Wiil waal
    Mideeda been baad sheegtay Hawiye kuma kici karo wixii 1991 oo la isgaaday, sidii in dictator lala dagaalayo loo moodayey la arkad dad shacab qabiil u dilaya, the rest is history!
    Maanta Xamar, Airporka iyo Xalane Amisom ayaa fadhiya oo Maraykan iyo UN hub siiyaan meesha xabad kasoo dhacdo, iska gobol kale!
    Ma Hawiye dhiiri ayaa isleedahay sida rajo citiraaf u istaagin.. Adiga Xamar oo liibaantay waa Hargeysa lurkeeda..
    Najis munaafaq ah🦂🙊
    Scorpion danyeer ah ayaa tahay, u dhig wiilwaal magiciisa’

  63. wiil waal says:

    kkkkkkkkk l.o.p.sxp runtaaa idin dhipta hawiye iyo daaroodka kala ba was wadaniyin lkn ragga dalka iibsan lahaa ooo dhabadhilif u ah carab iyo reer galbeed waaa nimanka puntland sheegta.
    yaaa dalka xabashi kusooo hogaanshay
    yaaa carab shaxaaaad u dooontay
    dowladdiii xamar ooo dhisan yaaaa mingiste tuugsaday…..

  64. NUURKANEDERLAND says:

    FARMAAJO WAXAA U AQAAN MADAXWEYNAHA MUQDISHO,.DFS XAGEE BAY KA TALISAA?? MUQDISHO KALIYA SAX WALAA LAA???
    IS JIIDJIIDKA SOMALI WA LOOGA WANAAGSANYAHEE BEDELA MAGACA MAAMUL GOBOLEEDYADA OO KU BEDELA MAGAC JAMHUURIYADEED WAXAAN SAAS U LEEYAHAY KOLAYTABA WAY IMAAN TAASIYE INOO SOO DEDEJIYA,




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
DAAWO: Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay murugada ay ka qaadeen qaraxii Zoobe iyo fashilka kuwii fuliyey (Video)
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay Qaraxii musiibada ahaa ...
Daawo: Qatar Charity oo daah furtay mashruuc lagu gargaarayo dadkii ku Waxyeeloobay Qaraxii Zoobe (Video)
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Hay’adda Qatar Charity xafiiskeeda Soomaaliya oo ka mid ah hay’adaha ugu shaqada badan ...
Maraykanka oo loogu baaqay inuu Cunaqabateyn saaro Burma (Faah-faahin)
- Oct 19, 2017
London (Kalshaale) In ka badan 40 xildhibaan oo ka tirsan Aqalka Kongareeska Maraykanka ayaa ...
Hey’addaha Amniga Dowladda Somalia oo Saacadaha Soo socda soo bandhigaya Baadhitaanka Qaraxii Soobe
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Hey’addaha ammaanka dowladda ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inay soo bandhigaan ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey banaanbiixi Xamar Kuna dhowaaqay dagaal iyo Arin culus
- Oct 18, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Khudbad dhinacyo badan Taabanaysa ...

Featured Video