MUUQAAL: Ciyaaryahanka Messi oo Xulka Argentina u soo saaray Koobka Adduunka iyo Wacdarihii uu dhigay

London (Kalshaale) Ciyaaryahanka Messi ayaa Argentina usoo saaray koobka adduunka kadib markii uu Xalay u dhaliyay seddexda gool oo ay kaga badiyeen Ecuador, kulan ay qasab ku ahayd Argentina in ay badiso.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Chile ayaa hartay, taas oo ka dhigan in Sanchez aanu ciyaari doonin koobka adduunka sanadka dambe.

C.Ronaldo iyo portugal ayaa iyaguna iska xaadiriyay Ruushka goor sii horreysay oo caawa ah, markii ay garaaceen Switzerland.

Labada Ciyaar yahan ee waaweyn mar kale ayay kasoo muuqan doonaan dhacdada isboorti ee ugu weyn adduunka.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. Kamaal Adan says:

    Messi waa mucjiso walay laacib lamid ah maan arkin una maleyn maayo inan arki doono mid lamid ah xalay waan usoo jeday.




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
DAAWO: Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay murugada ay ka qaadeen qaraxii Zoobe iyo fashilka kuwii fuliyey (Video)
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay Qaraxii musiibada ahaa ...
Daawo: Qatar Charity oo daah furtay mashruuc lagu gargaarayo dadkii ku Waxyeeloobay Qaraxii Zoobe (Video)
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Hay’adda Qatar Charity xafiiskeeda Soomaaliya oo ka mid ah hay’adaha ugu shaqada badan ...
Maraykanka oo loogu baaqay inuu Cunaqabateyn saaro Burma (Faah-faahin)
- Oct 19, 2017
London (Kalshaale) In ka badan 40 xildhibaan oo ka tirsan Aqalka Kongareeska Maraykanka ayaa ...
Hey’addaha Amniga Dowladda Somalia oo Saacadaha Soo socda soo bandhigaya Baadhitaanka Qaraxii Soobe
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Hey’addaha ammaanka dowladda ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inay soo bandhigaan ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey banaanbiixi Xamar Kuna dhowaaqay dagaal iyo Arin culus
- Oct 18, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Khudbad dhinacyo badan Taabanaysa ...

Featured Video