Daawo: Shacabka Muqdisho Tartan ugu Jira Horumarka Iyo Dhalinyaro Keentay Gaadhigii ugu dheeraa (Muuqaal)

Muqdisho (Kalshaale) Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa waxaa lasoo gaadhsiiyey Gaadhi uu Noocisu ku cusub yahay magaalada, Kaasi oo lagu keenay Qiimihii ugu badnaa ee ay ku yimaado Gaadhi Noociisa ah, Islamarkaana gaadhigan oo ah Nooca Raaxada ayaa kamid ah Gaadiidka ugu dheer .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Soomaaliya oo dib uga soo baxday Colaadihii Iyo dagaaladii dalka dib u dhigay ayaa hada u Muuqata mid la Jaanqaadaysa Caalamka, Waxaana Bulshada Soomaaliyeed lagu Tiriyaa kuwa Hormuudka ka ah ilbaxnimada meelkasta oo ay Joogaan.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. Ali Zubeer says:

    Soomaalidu waa dad risk takers ah ama badheedha. Nabaddana waxay keentaa horumar iyo ku dhiirrasho ganacsi.

    Tallaabadan haddii ay;

    * mooryaanta shabaab ka nabad gasho,
    * Ganta faruur business kalena ka nabad gasho oo aan ula jeedo ganacasto kalena keenin

    Waxaa dhici kartaa despite bad infrastructure inay baabuurkan oo faaiido wayn u keeno ganacsatada, dad buufis ku jirayna calafsadaan dalkooda.

    Waayo Soomaalidu waxay u adeegsan karaan

    xafladaha guurka

    Qalin jabinta

    Dalxiiska

    iwm

    That said, Xamar malaha kaabayaal sida waddooyin waawayn, meelo gaawaadhida la dhigto, mechanic casri ah iwm. Baahidaasi way daboolmi kartaa haddii maamulka xamar iyo xamar isku dayaan soo celinta bilicda iyo kaabayaasha caasimadda

    Si kastaba, waxaan rajaynayaa in isku daygan xigi doonto technooliyad badan oo la soo raro

    Sidaa oo kale ganacsatada sameeyaan beero kale sida tan nabadda si saxmada bulshada u yaraato.

    Ama ku najaxaan ama ha ku fashilmaan waxaan sugnaaba waa dadka gobollada oo iyaguna samaysta beero lagu nasto iyo gaawaadhi la mid ah ama tartarn horumarineed xoogsado

    Maamullada waa inay shaqa abuur u jeestaan illayn diin iyo dhaqan fiican meesha kuma hayaan.

    Haddii Bankiga dhexe xoog iyo qiimayn siiyo shillinka Soomaaliga EVC dollar base la wiiqo, financial circulation lagu ladhay GPD is urursaday haanta gaajada Soomaalida way wiiqi karaan.

    Nabad baa naas la nuuga leh.

    Anigoo Soomaaliwayn heli kara maxaa qabiil igu xayndaabay

    Viva Somaliwayn
    Down Amhara lovers
    Down all Somali traitors

  2. Dabshid says:

    Beentaa maahan, waxaad maqli midbaa lacag u shubey nin Pakistani ah si uu markab Bariis ah ugu tacbo oo haddii la dhabo beertii waa Ba’adey ama gubatey oo lacagtii ma qasaarin.

    They are Dunp risk takes.




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
DAAWO: Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay murugada ay ka qaadeen qaraxii Zoobe iyo fashilka kuwii fuliyey (Video)
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay Qaraxii musiibada ahaa ...
Daawo: Qatar Charity oo daah furtay mashruuc lagu gargaarayo dadkii ku Waxyeeloobay Qaraxii Zoobe (Video)
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Hay’adda Qatar Charity xafiiskeeda Soomaaliya oo ka mid ah hay’adaha ugu shaqada badan ...
Maraykanka oo loogu baaqay inuu Cunaqabateyn saaro Burma (Faah-faahin)
- Oct 19, 2017
London (Kalshaale) In ka badan 40 xildhibaan oo ka tirsan Aqalka Kongareeska Maraykanka ayaa ...
Hey’addaha Amniga Dowladda Somalia oo Saacadaha Soo socda soo bandhigaya Baadhitaanka Qaraxii Soobe
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Hey’addaha ammaanka dowladda ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inay soo bandhigaan ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey banaanbiixi Xamar Kuna dhowaaqay dagaal iyo Arin culus
- Oct 18, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Khudbad dhinacyo badan Taabanaysa ...

Featured Video