MUUQAAL: Muuse Biixi oo Itoobiya Looga yeedhay iyo kulan dhex maray Ra’iisul Wasaaraha Dalkaas (Video)

Hargeysa (Kalshaale) Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa gaadhay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya waxaana uu halkaa kula kulmay Ra,iisul wasaaraha Itoobiya oo u yeedhay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Socdaalka Muuse Biixi ee uu ku tagay Addis ayaa imaanaya kadib maalin uun kadib markii la shaaciyey tirada cod bixiye yaasha ee ka codeyn doona deegaanada Maamulka Somaliland.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (5)

  1. Ali Zubeer says:

    Waar madaxda Soomaalida waa cabiidiin lil xabasha cabiid kale farta ugu yeedhayo

    Viva Soomaaliwayn

  2. Hayaan says:

    Waa walaalkii dhab ah laakiin xabashigu lama qabo arinkaas ee wuxuu ugu yeeray in uu siiyo awaamir dan u ah Ethiopia isna waa in uu yiraahdaa ishi yes Man.

  3. Hayaan says:

    Ali zubeyr Asc:
    Waa runtaa oo waa wada cabiidiyiin daba dhilif ah, haddiise og yihiin shacab la xisaabtamaya in uu ka dmbeeyo sidaa ma yeeleen. Waxay ogyihiin shacab qabyaaladi dishay in uu ka dambeeyo oo aan kala jeclayn khasaaro iyo faaiido midna maadaama mid iyaka Kamid ahi uu dabadhilif I yahay Ethiopia ama Carabtan duliga ah.

  4. amaal says:

    Asc away nimankii isaaq ku hadaaqi jiray koonfur balagumeysta wakas masaxweynahina mustaqbalka Farta l oogu yeeray warqaad somali melxor AH Kuma taalo lasocda

  5. khaatumo haanoolaatoo says:

    udaaya walaashood xabashi hayskala shekaystaane kkkkkkkkkkkk




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
DAAWO: Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay murugada ay ka qaadeen qaraxii Zoobe iyo fashilka kuwii fuliyey (Video)
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay Qaraxii musiibada ahaa ...
Daawo: Qatar Charity oo daah furtay mashruuc lagu gargaarayo dadkii ku Waxyeeloobay Qaraxii Zoobe (Video)
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Hay’adda Qatar Charity xafiiskeeda Soomaaliya oo ka mid ah hay’adaha ugu shaqada badan ...
Maraykanka oo loogu baaqay inuu Cunaqabateyn saaro Burma (Faah-faahin)
- Oct 19, 2017
London (Kalshaale) In ka badan 40 xildhibaan oo ka tirsan Aqalka Kongareeska Maraykanka ayaa ...
Hey’addaha Amniga Dowladda Somalia oo Saacadaha Soo socda soo bandhigaya Baadhitaanka Qaraxii Soobe
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Hey’addaha ammaanka dowladda ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inay soo bandhigaan ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey banaanbiixi Xamar Kuna dhowaaqay dagaal iyo Arin culus
- Oct 18, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Khudbad dhinacyo badan Taabanaysa ...

Featured Video