Daawo: Faysal Cali Waraabe oo Shirkii Burco ka Xanaaqay “Intii aynu isku Dili Lahayn aynu Soomali wax la qaybsano

Nairobi (Kalshaale) Faysal Cali Waraabe  oo kamid ah Musharixiinta u taagan Xilka Madaxwayne ee Doorashada dhowaan la Filayo inay ka qabsoonto  maamulka Somaliland,  oo  magaalada Nairobi  ugu Waramay BBC   ayaa si adag uga hadlay Xaalada ay Xiligan Marayso Somaliland.

Faysal ayaa si adag uga Cadhooday Shirkii Beelaha Habar-awal iyo Habarjeclo ay ku Qabteen magaalada Burco, Kuwaasi oo sheegay inay soo saari donaan Muuse Biixi Cabdi, Wuxuuna sheegay inay dib loogu Noqday 1994-tii iyo Xiligii Colaaduha u dhexeeya Beeluhu  ka jireen Gobolada Waqooyi.

Wuxuu xusay intii la isku dili lahaa, in wax lala Qaybsado Soomaaliya, Waxaana la waydiiyey Su’aalo kala duwan.

HALKAN KA DAAWO WARAYSIGA FAYSAL WARAABE

Hadalka Faysal ayaa wuxuu imaanayaa Xili ay Guddiga Doorashooyinka Somaliland ku  dhawaaqeen tirada guud ee codbixiyaasha doorashada madaxtooyada ee lagu wado in la qabto 13-ka bisha soo socota.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (8)

  1. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    1) Dantu marbay ku Dabartaa Durruufo Adag ku
    Deggaanneee , Waxaad Been Ladoobidaba Marbaad
    Dacasha Laad Laadisaaeee , Deyroow Rag Qaranimo
    ka Dudey Darxumo Diif Qaran waa kii Dugsadaeee ,
    2) Duubcadaagii Duul kaan ka Dulqaaddey Xornimo
    Deeqsiiyey , Danbarka Maandeeq Hadurduurteen Baan
    Lahaa Diihaalku Haddaayeeee , Duul Meel kale Looga
    Durbaan Tumayaa Wadannimo inaad ku Dabiibtaa inaad Dayrisaa kuu Duggaal Roonneeeeeeeeeeeeee ,

  2. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Xabashiggaad wallaalsaneysey Ee Aad Ana i wiiqdey
    waagii Baryaba weedhahaad waaxyaha igaga wareentay , waabsigii iyo kala weecintii ,
    Hadal weyda iswaansi La Aan Nimey weydeeyeen ,
    warmahaad igu warreentey Ayaan weyda La hayaaee ,
    waayuhu markuu ku wiiqey miyaad Boholyoow
    La Wiirraantey , wayeey maxaa I Waaley waagan
    Warkaa Noqey , wacad iyo Tallo waayeel Nimaan
    Weheshaan weeyaddiisu wiirsi iga dheeh ,
    kuwii ku wallaaleystey Talada kaa wiiqantey weelka
    kaaga Buuxshey , waataad warmaha waaxyaha kaga
    Warreentay , wacad Tallo waayeel Nimaan weheshaan
    Aniga weylo waayo Qadey walwaal waddaanta iiguma
    waafi Yeellooooooooooooooooooooooooooooo

  3. Ali Zubeer says:

    Waraabe waa markii ugu horreeysay oo uu runta u dhowaado.

    Sidaan hore u sheegayba, ina Ali Waraabana ku addimayo imminka, kooxdan habar jeclo ee maamulka hargaysa iyo xulafadooda waxay doonayaan xatooyo badheedh ah codka dadkaasi la marin habaabiyay iyo dhiig inay ku qubaan gobllada woqooyi intaanba la gaadhin 13 Nov 2017.

    Warkii oo kooban waxaa weeye in Faysal waraabe iyo kooxo badan u soo socdaan Muqdisho

    Iidoorku ninba maalin buu saaxi noqdaa.

    Imminka qaarbaa waxay inkiri jireen ku hadaaqaya.

    Soo haabta jaallayaal

    Viva Soomaaliwayn
    Down Amhara lovers
    Down all Somali traitors

  4. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Wacad iyo Tallo wacaan midheeyn kugulama Ciirro ,
    Nimuu Codkiissu Cad Ceedba Cayn Yahayeeeeee , Ceesaan Ceelalyo Caliyoo igu Caawi kaama Codsaddo ooooooooooooooooooooooooo ,

  5. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Ceebta Cisi Xummadda Addaa Cagaha Gashaddayeee , Cataab Callaacal Saw kuma Caweysimiiiiiiiiiiiiiiiiiii , Taladaba Markaad Cugan weydey Ciirsi Cidladda , Cawsha zciyowgu markey Cariska kula Cad Ceedsadeen Qaran cabatankii Cad Ceedan La Catowdey

  6. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    😈😈😈FEEJIGNAADA REER WAQOOYIYOW.😈
    -Reer hebel haddaan nahay waa inaan u codayno xisbi hebel taasi demograsiya ma aha WAA reer hebel haddaa nahay aan gooni u baxno. Waxa aragtidaa ka dhalankara cidna ma saadaali karto. Haddaba UL mugdi ku tuurkaa waa in laga tabaabushaysto. ■Hadalka Faysal Cali Waraabana waxaa ka muuqda welwel aan layska dhega tirikarin.
    *Wiilkii reer SAAXDHEER ku lahaa “MA INAAN IDIN LAYNAAD RABTAAN?” waddan laguma aamin-karo, haddaba waxaan mudane Axmed M/med M/muud ‘Siilaanyo’ ka codsana inuu DOORASHADAAN GADAAL U DHIGO isagoo tixgelina xiisahaan WEJI QABIIL YEESHAY. WBT.

  7. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Akhyaarta Barxadda ciddi Welwelkaa ila wadaagta codkeeda hala maqlo oo yaan lays dhihin codkiinna cidna maqlimayso, Magaca HIR-SHABEELLA-BABA waxaa laga qaatay Barxadda Kalshaale. WBT.

  8. khaatumo haanoolaatoo says:

    qabiil qaran manoqdo 26 sano kadib faysal hadu indhaha kalafuray o ogaaday in qolka iyo berseda qabiil ootay
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk buurmadowba yaabay




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
DAAWO: Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay murugada ay ka qaadeen qaraxii Zoobe iyo fashilka kuwii fuliyey (Video)
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay Qaraxii musiibada ahaa ...
Daawo: Qatar Charity oo daah furtay mashruuc lagu gargaarayo dadkii ku Waxyeeloobay Qaraxii Zoobe (Video)
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Hay’adda Qatar Charity xafiiskeeda Soomaaliya oo ka mid ah hay’adaha ugu shaqada badan ...
Maraykanka oo loogu baaqay inuu Cunaqabateyn saaro Burma (Faah-faahin)
- Oct 19, 2017
London (Kalshaale) In ka badan 40 xildhibaan oo ka tirsan Aqalka Kongareeska Maraykanka ayaa ...
Hey’addaha Amniga Dowladda Somalia oo Saacadaha Soo socda soo bandhigaya Baadhitaanka Qaraxii Soobe
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Hey’addaha ammaanka dowladda ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inay soo bandhigaan ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey banaanbiixi Xamar Kuna dhowaaqay dagaal iyo Arin culus
- Oct 18, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Khudbad dhinacyo badan Taabanaysa ...

Featured Video