Daawo: Dr. Cali Khaliif iyo Xubno Kale oo Booqday Gocondhaale iyo Waxa ay Kala kulmeen Deegaanka ! (MUUQAAL)

Buuhoodle (Kalshaale) Cali Khaliif Galaydh madaxwaynaha maamulka Khaatumo iyo Xubno ka tirsan maamulka ayaa Booqday deegaanka Gocondhaalle ee Gobolka Cayn, Halkaasi oo laga sheegay inay Ka jiray Mudooyinkii dambe Xaalad adag.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Masuuliyiinta ayaa deegaanka ka qaybiyey Gurmad Caafimaad oo la sheegay inay Qayb ka gaysteen Qurbajoogta Khaatumo, Waxayna ka warbixiyeen xaalada deegaanka, Sidoo kalana waxay Fariin u direen dadka deegaankaasi.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (87)

  1. Kalahage says:

    Oo cali khaliif wali miyuu shaqeeyaa soo ka la waayeyba.

    Lagu moodse noqon weyday.

  2. Garqaad says:

    Kalahage salaan gobeed

    cali khaliif haduu muqdisho kategey wuxuu tegay hargeysa muxuu haleeyay mudane?

    Kebaa fiican qofka markuu xanaaqo itoobiya aado ama emaraadka iyo qofka aado dhulkale oo somaliya joogto?

    Hadii aan cabiro aqoonta aan oday cali u leeyahay mardhaw waad sugeysaa somaliland oo beec ah inta bac lagu soo riday

    Ama oday cali oo xagaa iyo jigjigo qax kusii ah

  3. Kalahage says:

    Anigu waxaan sugayey galaydh oo ku ololeeya midnimo soomaaliyeed iyo waqooyi iyo koonkur balse wuxuu la shiryimid ictiraaf iyo lagu daalay waa hore.

    Sheekadaa goorma ayaa la iska daayey waxaasi dhaqaalo urursi ayey ahayd lana hel wixii la heli karay.

    Hada galaydh ictiraaf raadin xil ku heli maayo oo maba qaadi karo lacagna intii hore ayaaba ku filan tolow muxuu uga jeedaa.

    Galaydh dhibkiisu waa siyaasiyiinta aan ka leexanin go’aankay gaadhaan hadayba ku dhimanayaan.

    Bahasha siyaasadda ah waa lala liicliicaa ee la isma soo mutaxo.

  4. Kalahage says:

    Garqaad

    Maya rag badan buu dhaamaa waxba muuna halaynin balse taageeridda kala goynta soomaaliya taageero ku heli maayo.

    Qofkasta oo soomaaliya midnimadeeda ka soo hor jeesta wuxuu la mid yahay isaga oo burburiyey soomaaliya.

    Waana cadaw soomaaliyeed oo u baahan in la qabto.

  5. farxiyo says:

    Cali khaliif WAA xaaf OO jimce dhashey
    Bal car dhaqaaji.

  6. ciise binu axmed says:

    kalahage
    DR cali khaliif hadduu adiga kaa qarsoomay oo aad nebcayd dad aanu ka qarsoomin baa jira oo uu metelo kuna dhaata aragtidiisa,,cali khaliif geeska afrika oo dhan baa laga yaqaanaa ,adigoo asal ma doorshe ah baad rabtaa inaad cali khaliif wax ka sheegto,,waar isla xishooda ,

  7. Garqaad says:

    Farxiyo iyo ciise salaan gobeed

    Farxiyo cali khaliif hadii jaanis lasiiyo Mar dhaw wuxuu keenayaa somaliland ee beec ah isagoo bac qafiif ah kusido

  8. ciise binu axmed says:

    kalahage
    inaad wax fahanto illaahay hakugu duwo,,waar cali khaliif somali muu kala goyn mana kala goynayo,bal na tus somalida is haysata ee cali khaliif kala dirayo,,somalidee dee hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh sootan xaafadaha noqotay ,,
    ADDUUNYOOY ADDUUNYOOY XAALKAA BA’

  9. Kalahage says:

    Ciise

    Galaydh waxaa taageersan inta ictiraaf seeg madax maray anna waxaa i taageersan inta midnimada rabta marka labadaa yaa badan.

    Halkaas ayaad ka garan kartaa aniga iyo isaga ama adiga yaa asal ma doorshe ah.

    Stop..stop bariga burco.kkkkk

  10. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Kalahage, adeer waxaan u malayna inaad Dagaalkayga u bis-bisoonayso, ma tihid Boqoradda Barxadda Farxiyo oo aanan u quurin eray yar oy kahsato. Adeer hayga taaban 2legde Cali Khaliif, mise ma qaymeysid inuu damaci go’itaanka dhallinyarada reer binu Isxaaq inuu ku riday CEEL WALWAALEED. Mudane ha igu darsamin dhallinyarada kale ee reer Khaatumo oo ayyaguna raba inay beelaha Isxaaq & Dhulbahante birta iska aslaan oo ay dhiig ku dhex dabaashaan.
    @Adeer fiinaalku waa reer Waqooyi & reer Koofur oo xisaabtama. Gacaliye halkaa igala wad haddaad nabad iga doonayso.
    ♧Dabshid & Khaatumo hanoolaato maka gaabsadeen dooda?. WBT

  11. ciise binu axmed says:

    GARQAAD
    waan kaa qaaday sxb salaanta mid la mida,,dee cali khaliif haba keeno somaliland oo bac haku qaadee xaggee buu geeyaa ,ma waxaad rabtaa odaygu isagoo bac nagu sida intuu meel uu na dhigo waayo inuu badda nagu tuuro kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. ciise binu axmed says:

    kalahage
    waa si wanaagsan waana rajo fiican inaad somali mid ah hesho,,laakiin bal koonfurtii marka hore soo midee,marka xigta djibouti,nfd iyo kiilkii doon,,haddaad intaas isu keento anna waan ka tashan doonaa inaan mar danbe somaliya la midoobo

  13. Kalahage says:

    Axmed somali

    Dagaal soomaaliyeed ma rabno ilaahay ha iga hayee balse kala go’ soomaaliyeed taageeri maayo.

    Anba waxaan islahaa wax kore ayuu raadinayaa balse hoos buu uga soo dhacay.

    War hooy midnimo soomaaliyeed wax lagu waayey la heli maayo.

  14. Garqaad says:

    Ciise kkkķkk

    War ninyohoow annagu waan wareernay waxa no fiican iyo waxa no xun ayaa iskaga kaaya darsamay waxaan isleeyahay midnimadini reer woqooyiga ayaa la maqan

    Marka oday cali haduu noo keeno reer woqooyi oo wada socdo armaan inta isku xishoono annaguna midownaa

  15. Kalahage says:

    Ciise

    Waan ku talo jiraa balse muslinka hayga didin yaan iblays dawyo kaa ridinee.

  16. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Maadaama aan qoraalkayga ku dul sheekaysto ama aan ku dul cunteeyo Waxyaabo badana i dhaafa, marka yaa ii sheegi kara Meeshuu 2legde Cali Khaliif ku ogolaaday kala go’a Somali. WBT

  17. ciise binu axmed says:

    garqaad
    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

    wallaahi waad ila garnaqsatay ,dee tuhunku waa sed oo inaad bahashii waqooyi laga keenay 1960kii aad maantana nagu tuhunto waa feker xalaal ah,,laakiin hal mid baa madaxdiina ka dhiman ,waar sidii 1960kii aanu calanka geedaysan ee heesaha wata idiinku keenay ,intaad bahalka heeso may may ah usoo samaysaan ,madaxdiinu hargeysa hakala soo degaan oo ha yidhaahdaan waar is maamuli kari weynaye bahalkii calanka ahaa waakane naga qabta kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  18. Kalahage says:

    Axmed somali

    Adeer marka uu hargaysa ka dhex lahaa halkan ayuu ictiraakii inoogu iman muxuu ka waday bal halkaa dul istaag.

  19. ciise binu axmed says:

    kalahage
    cidlaad ka riyootay sxb,,yaa wada joogey oo kala diday maanta ,maxaa gacan kuugu jira ,ma jecli dooda jaban sxb ,doodu waa inay noqotaa realist

  20. ciise binu axmed says:

    kalahage
    waar siyaasadda ma fahmeysid sxb ee bahasha haku waalan,,cali khaliif markuu lahaa halkan baa ictiraafku inoogu iman maxaad u qaadatay adigu ,waa noocaagaa kuwa hadalada maldahan ee siyaasadaysan lagu dago ,adigu waxaad u qaadatay inuu somaliland go’day ka hadlayo,,anagaa fahmeyna ujeedkiisa ,u fiirso aqoonsiga somaliland xataa somaliya oo midowda ayuu ku xidhnaan karaa
    MA ILA SOCOTAAN CIYAALOW hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  21. Garqaad says:

    Ciise

    In aad rag iska dhiciso waa wax wanaagsan laakiin waa in aad shaatigeeda gashantahay

    Ninka raga ahi in uu isdhiibo maaha wax u fudud

    Hadaan saaxibadeey guloho aysan iga xanaaqeyn

    Waxaan dhihi lahaa war heedhe isku wareernay oo isku wareernay ee ina mariya ee hargeysa innaga dejeyo annago yeeleyno inta uu yiri mudane ciise

    Waaba hadeey naga yelaane

    Ugu yaraan waxaa innaga hari laheyd 1960 ayaanu idiin nimid in ay nagu harowsadaan reer woqooyi bareejo ayey noqon laheyd
    Kkkkk

  22. ciise binu axmed says:

    garqaad
    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh shaahii baan ku saxday waa hadalkii somalilandere,,wallaahi bareejo ayay noqon lahayd
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    farxiyo habeed geel NAA WALAAL ma ila socotaa ,,LOL

  23. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    “Halkaan ayuu ictiraafki noogu iman” Kalahage adeer haddu 2legde eregaa yiri, anaa ugu horreyn cid Mucaarade, bal aan hubsado waan tuhun badnahe. Markaano kale waa meeshi uu wiilki ka yiri “xaniinyey qoomaartaaye” bal aan DABSHID ka baryo inuu faylkaa ii soo baaro Isagaa macallim ku ahe Awoowe codsigaa iga aqbal. WBT

  24. ciise binu axmed says:

    ahmed somali
    af somaligu waa mergi,balse hadalkaasi waa jiraa,,adigu maxaad ku macnaynaysaa ictiraafku hargeysuu inoogu iman hadaynu gacmaha is qabsano,ma ictiraafka somaliland baa ma ictiraafka somaliland iyo somaliya oo gacmaha is qabsada

  25. ciise binu axmed says:

    war deg dega ,degmada caynaba oo ka cod badatay gobolka sool kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  26. ciise binu axmed says:

    WAAR NIMANYOHOW KALSHAALE.COM BOORIN BUU NOQDAY,SOMALIYA AYUU KU MASHQUULAY,,WAAR BAL ARIMAHA DOORASHOOYINKA SOMALILAND BAA BERYAHAN SHIDAN LA SOCDA ,DEE ILEYN MACMIIL BAANU NAHAYE JAANIS AANU KU DOODNO NASIIYA WBT ,SIDAA IYO HABEEN WANAAGSAN

  27. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Ciise binu Axmed, Adeer su’aashaa kama jawaabi karo oo ma dhihi karo WAA TAA saa uur ku baalle ma ihiye, balse erega qayaxan jiho loo raacuu leyahay. Yaabka waxaanan qaadan karin Cali 2legde oo saa yiri ayyaa Buuhoodle ku dhex caweyna Xagla-toosiyana waa dayro. WBT

  28. Fardojaan says:

    Dr Cali Khaliif Galaydh
    Hogaamiyaha ruuxiga ah ee beesha dhulbahante ahna madaxweynaha Dawlad goboleedka khaatumo state of somaliya noolow madaxweyne.

    Hogaamiye Dadkiisa dhibka la qaybsanaya isagoo geed hoostii la fadhiya

  29. Garqaad says:

    Ciise

    Dhalinta meesha soo gasho ee reer somaliland malala doodi karo oo xitaa lama maagi karo dowlada barakeysan waxaad la kulmeysaa aflagaado Dee meeshana in leysku danbaabo dani kuma jirto

    Marmarka qaar waxaad isleedahay waa laangaab Mar uun ilaahey meel dejiyay
    Kkkkkkkk

    Ictiraaf baaaa yaabay

  30. khaatumo haanoolaatoo says:

    Garqaad
    meeshan anigu waxan u bixiyey idoor ku xaar cayba kasocota qofki ilaahay kabaqaya
    ma joogikaro
    laangaab dulmanaan jiray o xoriyad helay igadheh
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  31. Wiil Ciideed says:

    Aniga Cali Khalif iyo Somaliland waxba nagama dhaxeeyaan ee howshiina wata kkkkkkkkkkkkkk.

    Citiraafkii iyo Cali baa cagaha wax ka dayay 2017

  32. sOmalilander says:

    Masha allah, Profaysar Cali khaliif galaydh, ibaashaal dhulkaaga hooyo, dhamaan profaysar dii reer Somaliland dalkoogii hooyo bay usoo noqdeen iyo calankoodii tawxiidku ku ladhnaa.

    Dhowaana waxa noo dhacaysaa doorashiidii Jamhuuriyada Barakaysan Ee Somaliland, waxaan ilaahay ka rajaynayaa inuu ku guulausto Engineer Faysal Cali Waraabe.

    Ucid Baan Nahay!

    GOD BLESS SOMALILAND🔝

    MANCHESTER UNITED KINGDOM💪💪

  33. Mr BaHaL says:

    Dameerku ma socdo ilaa la uleeyo.Bal u fiirsada Somaliya Ethopiya iyo Kenya degan ee madaxda wadamaasi u hogaansan.Lakiin marka la yidhaa tashada oo wadankiina hogaamiya midba meel ayuu marayaa oo dhaqan uma laha kalsoonida dadnimo.

    Waayo?
    wuxu ku sheqeeyaa usha.

    Waa Federal,Xamarbaa wax la iiga yeedhin,yeelimaayo taasi,distuurkaa qabyo ahkkkkkkkkkkkkkk.shirbaan yeelanay,waxban soo saaray iyo meelbaa la ii yeedhay.
    Imisaan maqlayay go’aan baa la gaadhay iyo meelbaa lagu shiray.

    Waa aduu Tuuga geesi uGu yeedha,shakhraanka sheikh caalim ah uGu yeedha oo ay noloshu cakis kaa noqoto.
    Kikuyadaba sacabkaad u tuntaayemka jeedi indhaha madaxwaynaha Somaliyeed.

    Dalmida

  34. sOmalilander says:

    Khaatumo Hanolaato. .

    Awoowee malaha meeshu waa daarood ku xaar!! Kkkkkk, magac u idinka ayuu idinku kubaxaye hanagulasoo gal galan garaad warfaayoow ,

    Ahahaha,

  35. sOmalilander says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  36. sOmalilander says:

    Garqaad.

    Dhalinta reer Somaliland ee golaha soo gasha waa lala doodi karaa unless aad sheeko daaroood ula timaado kkkk sheeko hawiye waan dhagaysan karnaaa, laakiin hadaad dabadaba ku wadato reer kii Soomaliya dumiyay , dee cidi warkaagaa dhagsysan mahayso , warku ma ku galay? ?

  37. Mr BaHaL says:

    Somalilander

    Waar wada hadalkii Kaahtumo halkee ayuu marayaa?

    Dalmida

  38. sOmalilander says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  39. sOmalilander says:

    Waqooyi daaroodkii wuxu wasay 1991 kiii, wixiisiinaa wuu cunayaaa , markaa hawiyoow idinku iswasa ilaa qiyaamahaa daaroodkii dalka dumiyay! !

    GOD BLESS SOMALILAND 🔝

  40. sOmalilander says:

    Bahal. .

    Wada hadal kii khaatumo meel wcn buu marayaa maasha allah.profaysar ku wuu soo afjaray anakas isku daarood ah .

    GAH.GAH.GAH

  41. Mr BaHaL says:

    Somalilader
    Profku waa nin wax badan og.
    Dr Samatarbaa quustay.

    Dalmida

  42. sOmalilander says:

    Profaysar Cali khaliif galaydh wuxu soo afmeeray riyadii ahayd anakaa isku daarood ah, wuxu cadeeyaay dalku inu ahaa waqooyi iyo koonfur, God bless you 👋

    Alloow dhoowr Ameen!

  43. sOmalilander says:

    Bahal..

    Absolutely waad musbaartay, dubbe weeyn baad dhakada ka saartay, SLEGDE HAMMER, dhagaxaa lagu jabiyaa dubahaas..

    GAH.GAH.GAH.GAH

  44. Mr BaHaL says:

    Somalilander

    Koonfurta waxaa jooga Buti dharkii dadka xidhan.Wax deeqaaba ma jiro.Habeenbay isku martaa Adis iyo Dubai

    Sheekh AL nahyaanbaa yaabay

    Dalmida

    Dal

  45. sOmalilander says:

    Bahal. .

    Madax Kutti waxay ahayd wax u eg the grisly bear, markab marayaa xeebahaa Soomaaliyeed oo degay bay saar naayeen, markaa way soo dabaasheeen waxoogaa ama dozen, waxay kusoo dageen xeebtaa bulixaar, abtigay oo lo’dii soo wada habeen badh bay weeraaren, kkkkkkk

  46. sOmalilander says:

    Markaasuu geed ka fuulaay, walahaay sheeko dhab ah bay ahayd oo ku dhacday abtigay, waliba meesha la yiraahdo LAAS GEEL IYO JALEELO.

    God bless Somaliland 🔝

  47. Mr BaHaL says:

    Somalilander

    Abtigaa wuu sigtay

    Meeshaasi waad ku abti beeli gaadhay.

    Roda Jaamac yaabtay

    Dalmida

  48. sOmalilander says:

    This Saturday, the biggest epl game.

    Looserpool vs Manchester United,

    0-3 to Man utd win,

    #GGMU👍

    GOD BLESS SOMALILAND 🔝 💪 💪

  49. sOmalilander says:

    Bahal

    Roda jamaac muuuse waa gabadha aan ifka ugu jeceshahay, masha allah waa libaaxaad , hadaan heli lahaaa, masjiid baan dhisi lahaa!!

    God bless her✌

  50. sOmalilander says:

    On the case with paula zahn..

  51. Mr BaHaL says:

    Somalilanedr

    Iska waydii – bile oo ay haye ku tidhaakkkkkkkkk

    Laakiin misgiidkii ha iloobin.Dahab Roda ayaa qaali kugu noqon

    Dalmida

  52. sOmalilander says:

    Ecuador 1-0 Argentina, Copa eliminator del Mundo 2018!

  53. sOmalilander says:

    Ecuador 1-2 Argentina, Messi curyaan baa laba dhaliyay,

    Brazil
    Uruguay
    Argentina,

    Wali cayaar tu way socotaa! ! Koob aduun oo Argentina iyo messi ka maqanyahay hayga maqnaado

  54. sOmalilander says:

    Ecuador na hal cayaaryahan baa nagaga jiraa oo la yiraahdo ANTONIO VALENCIA. .Argentina, laba cayaartooy ayaa nagaa jiraa inkastoo mid dhawaac nagaga maqnaa oo ah ROJO, iyo Romero oo ah goolwadaha labaad ee kooxdayda Manchester United.

    GOOL WADAHA KOWAAD WAA DAVID DE GEA FROM SPAIN!!

    #GGMU 👍 😎

  55. Abwaan deeq says:

    @somalilander

    War ma Waxaad tahay kii @Habarjeclo ee lahaa Waa LAY kufsaday intuu naasaha sameystay????

  56. Mr BaHaL says:

    Waar waa Odaygii Abwaan Deeq.

    Abwaan baryahan waad goysay meeshiiye ma fiican tahay.

    Dalmida

  57. ciise binu axmed says:

    back waar ma cali khaliif baa la maagay waan hurdey oo haddaan soo toosaye

  58. ciise binu axmed says:

    mr bahal
    dee meeshii awdal ahayd cod kuma haysid sxb,30kun baad shirka la timiday macal ethiopiankaagii ,,saylac iyo xariirad iyo cabdi geedi iyo lughaya oo ciisuhu degona 60kun kkkkkkkkkkkkkk

  59. Mr BaHaL says:

    Ciise

    kkkkkkkkkkkkkkkkk

    Waa in yar barakaysan.

    Dalmida

  60. ciise binu axmed says:

    abwaan deeq
    waar maxaa kaa qaldan maxaa qoomuluudka keenay ma CAGEY baad wax wadaagtaan sxb kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    abwaanida ha ceebeyn anagaa abwaanahe ,haddaad maanso tirinayso bilow wallaahi inaan kugu rogman dad ceebaysyohow

  61. Mr BaHaL says:

    Ciise

    Horta meeshaasi waan maqlaa,Cabdi Geedi.

    Maalinba qolaa sheegata,Maxamed Case.Ciise mooyaan qolada ka yihiin ciise e.
    Marna Sacad Muuse.

    Waar meesha ii sheeg

    Way iga yaabisay

    Dalmida

  62. ciise binu axmed says:

    mr bahal
    sxb sheekadu barako way dhaaftay ,barako iyo duco bilaale way jebin weydey illaa budh lagu daray
    kkkkkkkkkkkkkkk ma ila socotaa
    SHEEKH BASHIIR BAA YAABAY kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  63. Mr BaHaL says:

    Waar Cali Aaaraa ka yaabay

    Dalmida

  64. ciise binu axmed says:

    mr bahal
    horta marka aan runta kuu sheego dee dadku deegaanka way iska riixaan,,waa run deegaanka CABDI GEEDI sacad muuse ayaa iska lahaa markii hore,,oo CABDI GEEDI waa CABDI GEEDI SHIRDOON oo waa odaygii dhalay reer shirdoon sacad muuse ,laakiin way ka guureen waxay galeen hargeysa ,dee hadda ciisuhu deegaan bay ku haystaan sacad muusuhuna magac nagula murmayaan sxb waa sidaas

  65. Mr BaHaL says:

    Ooo Maxamed Xasihii dhulka iskalahaa may guueen?

    Dalmida

  66. Mr BaHaL says:

    Cabdi Geedi baa yaabay.

    Waar Oday Abrayn ah buu ahaa.

    Dalmida

  67. Mr BaHaL says:

    Ooo codkiiba waa layniga xidhay oo kama codayn karataane kkkkkkkkkk

    Waa yaab

    Dalmida

  68. ciise binu axmed says:

    mr bahal
    kkkkkkkkkkkkkkkkk waar dee waa sida saylac maanta maxamed casuhu noogu haysto ,waanu qaxnay maaha ,dee shalay bay ahayd maaha markii aanu saylac joogney dee,maantana waaba nagu haysantaan dee,waa iska sidaas uun dee,,waar samaroontu gardaro badanaa maantana cabdi geedi shirdoon baad ku mur maysaa ,walaa xawla ,waar ileyn tanoo kale

  69. ciise binu axmed says:

    mr bahal
    dee waa la isku haystaa CABDI GEEDI sidee looga codeeyaa ,isaaqii ka qaxay xabaashii awowgood bay eeganayaan oo hargeysa ayay dad kasoo rarayaan oo ay rabaan inay nagaga cod bataan dee anana waanu deganahay waanu diidney

  70. Mr BaHaL says:

    Ciise

    To me,dhulka waan wada leenahay.

    Waa ardasumal aan ka dhaxalay Awoowyaasheen.Wada ceesha oo beeraha qota,kaluumaysta oo wax barta.

    Dadmida

  71. Mr BaHaL says:

    Ciie

    Dee laakiin ha aaminnin kolba xaal lagu yidhaa hebelbaa ku aasankkkkkkkkkkk

    Dalmida

  72. Mr BaHaL says:

    Ciise

    Dee Muuse Biixi haduu soo baxo waa laydiin yaabaa.Isaga ayaa meeshaasi ku dhaarsan.

    Sii qaxakk

    Dalmida

  73. sOmalilander says:

    Trinadad & tobago 2-1 USA ..,

    Colombia yaabtay!

  74. ciise binu axmed says:

    mr bahal
    waa sax dhulku wuu inaga dhexeeyaa wada walaalo ayaynu nahay ,hadaad igaga bato dee ma diidayo ,laakiin bal ka waran haddii kun baabuuroo waa weyn oo mid waliba kun qof sido lagu soo geliyo oo aan degmada deganayn dee anana xabbad baanu ka hor geyney ,yaan laga codaynba ,xabaashooda reer shirdoon way soo siyaaran karaan waa awowgood uma diidayno .laakiin cod kama raadin karaan

  75. sOmalilander says:

    Mexico
    Costa Rica
    USA

    Concaf 2018 World cup qualified!

  76. ciise binu axmed says:

    mr bahal
    adiga waan ku aqaanaa waxaad tahay cadowga somaliland ,waxaad rabtaa inaad aniga iyo somalilander afka isu kaayo geliso,waaba qalad adoo somaliland kasoo horjeeda inaan kaala doodo somaliland dhexdeeda ,WAAR RAALI AHAADA ASXAABTA REER SOMALILAND waar jalla hana sheekaysan walaweyn foqal walaweyn

  77. Mr BaHaL says:

    Ciise

    Intii degan uunbaa ka codaynkarta,dad meel kale laga keeno oo meesha ka codeeeya,waa dawlad la’aanta iyo nidaamdarada jirta.

    Waa sax xabad ka hor geeya.

    Shirdoonku badanaa sawtii ay lahaayeen xariirad ayuu ku aasan yahaykkkkkkkkkkkkk

    Wallaahi sidaa Ayaan maqlay.

    Waabab xabaalo guur guuraya.

    Dalmida

  78. ciise binu axmed says:

    somalilander
    sxb,bahashaa kubbadda beri baan sidaadaa ku ahaa illahay baa iga daaweeyey ,waxaan joojiyey daawashadii tv waan ka buksadey hadda waxaan u arkaa qofka waxaa daawada calashaan qof ciyaal ah adoo iga raali ah sxb ,weligaa haku habsaamin,,weliba hadda waxay ku danbaysaa dadka baararka fadhiista

  79. Mr BaHaL says:

    Ciise

    Somaliwayn waa lama huraan.Wax la hayaa ma jirto oo aan ahayn doorashaa dhacaysa.

    Riwaayada Somaliya ka socota ayay qolaba si jilaysaa.

    Dalmida

  80. ciise binu axmed says:

    mr bahal
    waar xariirad ceeleeye ayaa ku aasan maxaa u keenay reer shirdoon

  81. Mr BaHaL says:

    Ciise

    Dee sidaa Ayaan maqlay waa hore oo wafti ayay ku ymadeen dhulkaasi.

    Dalmida

  82. ciise binu axmed says:

    mr bahal
    somaliweyn anoo ciise ah baan ogolayn ,anigu haddaan ciise ahay sidan bay iigu badisaa ,djibouti oo dawlad ah baan kelidey leeyahay,ethiopia ayaan SHINIILE iyo dirirdawe fadhiyaa,somaliland baan qayb ku leeyahay,,somaliya ayaan AMISON kaga qayb galay oo mushahar ciidamadaydu ku qaataan weliba 9xildhibaan oo bilaa sumad ahi ii fadhiyaan,waar aniga sidan bay iigu badisaa waa maxay somaliweyntan iyo waxa aad ka hadlayso kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  83. Mr BaHaL says:

    Ciise

    Somalida waxay uGu badisaa qaran Somaliyeed.Intaa wixii dhaafsan waa been.

    Dalmida

  84. ciise binu axmed says:

    mr bahal
    sxb lama huran waa caws jiilaal runta waa inaad wajahdaa,,wax somaliya la dhoho wllaahi ma jirto oo billaahi ma jirto oo tollaahi ma jirto,,intaa wixii ka badan waan kugu xiiqayaa ,waxaanaan kuu aqoonsanayaa ruux waalan

  85. ciise binu axmed says:

    mr bahal
    sxb miyir goormaa kuugu danbeysey ma siyaad barre oo madaxweyne ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  86. ciise binu axmed says:

    mr bahal
    ma jecli inaan samaroonta bahasha ku cadeeyo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk laakiin waan dul ka xaadinayaa ,waar nimanyohow ,sabeentiina maydinaan ahayn sumalkii saaranayeyna maydinaan ahayn ,bal malooligow xageed idinku naga salaanteen maxaa sheekada idin soo dhex geliyey mareexaankii baa samray ,oo hadana maanta dawladda somaliya xukuma ,,waar SHAME ON YOU PLZE

  87. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Ciise binu axmed, maandhow aragti gaabnida abwaan-nimana waad sheegate war dhii-dhiibso oo libiqa fiiri. Adeer haddaan mardambe arko adoo Somali kala gura Rooble ayyaan u cid dirsan. WBT.




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
DAAWO: Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay murugada ay ka qaadeen qaraxii Zoobe iyo fashilka kuwii fuliyey (Video)
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay Qaraxii musiibada ahaa ...
Daawo: Qatar Charity oo daah furtay mashruuc lagu gargaarayo dadkii ku Waxyeeloobay Qaraxii Zoobe (Video)
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Hay’adda Qatar Charity xafiiskeeda Soomaaliya oo ka mid ah hay’adaha ugu shaqada badan ...
Maraykanka oo loogu baaqay inuu Cunaqabateyn saaro Burma (Faah-faahin)
- Oct 19, 2017
London (Kalshaale) In ka badan 40 xildhibaan oo ka tirsan Aqalka Kongareeska Maraykanka ayaa ...
Hey’addaha Amniga Dowladda Somalia oo Saacadaha Soo socda soo bandhigaya Baadhitaanka Qaraxii Soobe
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Hey’addaha ammaanka dowladda ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inay soo bandhigaan ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey banaanbiixi Xamar Kuna dhowaaqay dagaal iyo Arin culus
- Oct 18, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Khudbad dhinacyo badan Taabanaysa ...

Featured Video