Culimada gobolka Sool oo ku baaqay in La Caawiyo Wiil ku Dhalinyaro ah oo Xanuun uu Naafeeyey (Daawo)

Iid Yuusuf oo ah Wiil dhalinyaro ah oo wadnuhu uu daloolo isla markaana uuku keenay in dheecaano badan oo ka daatay wadnaha ay khal khal geliyaan Unugayada jidha kale ,  Wiilkan oo iminka ku aradan hoy ku yaalla magaalada Laascaanood ayaa waxaa booqasho ka dib aanu  u bandhignay cuimada gobolka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 

Culimadag gobolka Sool oo dhamaantood isugu yimid ayaa baaq u diray wiilkan , Waxaana ay ka codsadaeen Ummada Soomaaliyeed sidii looga bixin lahaa Kharashaadka kala duwan ee lagu bad baadin karo Wiilkani .

Dhakhaatiir kala duwan oo lo bandhigay xaalada Wiilkan ayaa sheegay in dhakhtar ama goob caafimaad oo ku taalla  dalka Somalia anay awood u lahayn daawaynta wiilka .

Sh C/Naasir Xaaji Axmed oo ah Shiikhu Baladka gobolka ayaa ka codsaday in laga bixiyo 18,000  $ oo dollar oo la sheegay in Wiilkan loogu qaado Dhakhatar dalka dibadiisa  ah .

 

KALA XIDHIIDH 4497666/76-6777

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo: Robert Mugabe oo markii ugu horaysay meel fagaare ah lagu arkay
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Zimbabwe Rober Mugabe ayaa markii ugu horeysay meel fagaare ah ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Ka hadlay Rabshadihii iyo Murankii Ka dhashay Doorashada Somaliland
- Nov 17, 2017
Laascaanood (Kalshaale) Waxaa goordhaweyd warbaahinta Kula hadlay Magaalada Lascaanood Garaad Jaamac Garaad ismaaciil oo ...
MUUQAAL: Warbaahinta oo Dacaayad Ka samaysay Biyo uu doontay TRUMP
- Nov 17, 2017
Ila Qosol :Warbaahinta oo dacaayad Ka samaysay Biyihii uu doontay TRUMP
Daawo Video: Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba’an ka Gaysan karta meel aad u fog (Warbixin)
- Nov 17, 2017
Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba'an ka Gaysan karta meel aad ...
Muuqaal: Jaahwareer Siyaasadeed oo Weli ka taagan dalka Zimbabwe (Video)
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Dadka reer Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah ...

Featured Video