Daawo: Gudida Caafimadka Buuhoodle oo Safaro ku Tagay Deegaano Badan

Gudida Gurmadka Caafimaadka Ayaa Safar Dheer Kutagay Deegaanada Sool Joogto Hurufadhi Ceegaag Goljano Caroweyne Dhilaalo Iyo Deegaano Kale Oo Dhamantood Hoosyimaada Gobalka Cayn Kana Xiga Dhanka Waqooyi Magaalada Buuhoodle

HALkAN KADAAWO VIDEO

Waxaana Socdaalka Gudida Caafimaadku Uudaarna Inay Wax Ka Ogaadan Xaalada Dhabta Ah Ee Kajirta Deegaanada Aynu Soo Sheegnay Oo Horay Uu Uga Dilaacay Xanuunka Shuban Biyoodka Yagoona Daawooyin Gaadhsiiyey Deegaanada Qaar Wali Xanuunkii Kusii Hadhay Halka Qaarna Uu Ka Dhamaaday Xanuunkii

Gudidan oo Socdaal Kumarayey Maal Mahii Udanbeeyey dGuud Ahaan Deegaanada Hoosyimaada Gobaka Cayn Ayaa Kaalin Kaqaatay Sidii Loo Soo Afjari Lahaa xanuunka Shuban Biyoodka Oo Dabayaaqadii Bishii Aprl Kadilaacay Gobalka Cayn Gaar Ahaan Buuhodle Si Fududna uu Ugu Fiday Guud Ahaan Deegaanada Hoosyimaaa Buuhoodle


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
WARAYSI: Qosol iyo Sheeko ‘ Faadumo Cali Nakruumo iyo Muqdisho (Muuqaal)
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Qosol iyo Sheeko Faadumo Cali Nakruumo iyo Muqdisho
Rasaas culus oo laga maqlay Qasriga Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Rasaas culus ayaa Xalay laga maqlay qasriga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee magaalada ...
MUUQAAL: Sh. Aadan Siiro oo si kulul Uga hadlay Arinta Berbera iyo Hadalkii Kasoo yeedhay Imaaraadka ! (Daawo)
- Apr 22, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Sheekh Aadan Siiro ayaa si kulul uga hadlay hadaladii wasiirada arimaha dibada ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Safiir Awood Badan Dawlada Qatar usoo magacowday Soomaaliya
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay ...
Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)
- Apr 21, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Waxaa magaalada Hargeisa  Xabsiga laga soo daayey  Boqor-Cismaan Buur-madow , Wuxuuna sheegay ...

Featured Video