Daawo:-Gudida Gurmadka Caafimadka Buuhoodle Oo Farin udiray Bulshada Kormeerna Kumaray Gobalka Cayn

Iyadoo aynu wada ogsoonahay in inta badan deegaanada hoosyimaada gobalka ayn uu kadilaaay xanuunka shuban biyoodka ayaa gudida gurmadka aafimaadka buuhoodle waxay kormeer kusaabsan ukuurgalida xaalada xanuunka ay ku mareen deegaano badan hoo hoosyimaada buuhoodle

HALKAN KADAAWO VIDEO

Waxaana kamid ahaa deegaanada Dan Dan, Xamar Lagu Xidh,Widh Widh iyo deegaano kale oo dhamaan hoos yimaada gobalka cayn oo uu dhawaan kadilaacay xanuunka shuban biyoodku waxaana gudidu ay dhamaan xarumahaa lagu dabiibayo bukaanada ay la garab taagnaayeen gurmad joogto ah oo isugu jira daawooyin iyo dhamaan wax yaalaha oo baahan yahay

Safarlan oo uu hogaaminayey gudoomiyaha gudida caafimaadka buuhoodle C/fatax Maxamed Cabdale sidoo kalana ay ku wahelinayeen /farax Cali Cawil Iyo  C/casiis Ismaaiil Garaad Soofe Oo Kamida gudida ayaa waxaa uu kusoo dhamaaday guul iyagoo sheegay inay sii xoojinayaan dardar galinta gurmadka deegaanada hoosyimaada buuhoolde


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo: Robert Mugabe oo markii ugu horaysay meel fagaare ah lagu arkay
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Zimbabwe Rober Mugabe ayaa markii ugu horeysay meel fagaare ah ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Ka hadlay Rabshadihii iyo Murankii Ka dhashay Doorashada Somaliland
- Nov 17, 2017
Laascaanood (Kalshaale) Waxaa goordhaweyd warbaahinta Kula hadlay Magaalada Lascaanood Garaad Jaamac Garaad ismaaciil oo ...
MUUQAAL: Warbaahinta oo Dacaayad Ka samaysay Biyo uu doontay TRUMP
- Nov 17, 2017
Ila Qosol :Warbaahinta oo dacaayad Ka samaysay Biyihii uu doontay TRUMP
Daawo Video: Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba’an ka Gaysan karta meel aad u fog (Warbixin)
- Nov 17, 2017
Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba'an ka Gaysan karta meel aad ...
Muuqaal: Jaahwareer Siyaasadeed oo Weli ka taagan dalka Zimbabwe (Video)
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Dadka reer Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah ...

Featured Video