MuuqaalL: Gudida Abaaraha Buuhoodle oo Deeq Gaadhsiiyey Xarunta TP-da

Gudiga Gurmadka Abaaraa Ee Buuhoode Ayaa Deeq Timira Waxaa  Ay Gaadh Siiyeen Xarunta TPda Ee Magaalada Buuhoodle  Halkaasi Oo Loogu Dabiibayo Bukaano Qaba Xanuunka Tpda Isla Markana Daawooyin Iyo Kaal Maati Halkaasi Lagu Siiyo

HALKAN KADAAWO VIDEO

Deeqdan Timirta Ah Ee Ay Bixiyeen Gudida Gurmadka Abaaraha Ee Buuhoodle Ayaa Waxa Ku Deeqay Mu asada Alminhaaj Ee Fadhigeedu Yahay Gobalada Bariga Somaaliya inta Badana Kashaqaysa Arimaha Khayriga Ah

Ugu Horayn Waxaa Faah Fafhin Kabixiyey Deeqdan Timirta Ah Ee Loo Qaybiyey Bukaanada Kujira Xarunta TPda Buuhoole Dr C/shaafi Axmed Cali Iyo Shiikh Mukhtaar Axmed Xaaji Faarax Oo Kamida Gudida Gurmadka Abaaraha Ee Buuhoodle


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo: Ciyaaryahan George Weah oo loo Dhaariyay Xilka Madaxweynaha Liberia (Sawirro)
- Jan 23, 2018
Monrovia (Kalshaale) Ciyaaryahankii hore George Weah ayaa maanta loo dhaariyay xilka Madaxweynaha Liberia, kaddib ...
Sawirro: Kheyrre oo Switzerland kaga Qeyb galaya Shir Caalami ah (Daawo)
- Jan 23, 2018
Davos (Kalshaale) Reysul Wasaaraha Xukumada Fedraalka soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Dalka Switzerland ...
Daawo Video:Militariga Turkiga oo la wareegay Tuulooyiin ku yaala Suuriya
- Jan 23, 2018
Afrin (Kalshaale) Ciidamada Turkiga ayaa qabsaday dhowr tuulo oo ku yaalla Wuqooyiga Suuriya, sida ...
Daawo Muuqaal: Ciidamada Kenya oo Bur-buriyey Xaruntii Shirkada Hormuud iyo Siday qaraxa ugu xidheen (Waraysi)
- Jan 22, 2018
Ceelwaaq (Kalshaale) Ciidamada Kenya ay qarax ku burburiyey xarun Isgaadhsiin oo ay Shirkadda Hormuud ...
Daawo: Madax-dhaqameedka Garxajis oo Shaaciyey Xiliga Shirkooda, Iyagoo Dagaalka ku eedeeyay Muuse Biixi
- Jan 22, 2018
Hargeisa (Kalshaale) Madaxa-dhaqameedka Beesha Garxajis ayaa Shaaciyay Wakhtiga ay Sida Rasmiga Ah u qabanayaan Shirwayne ay ...

Featured Video