Muuqaal:-Ururka Midnimo Ayaa Deeq Lacaga Gaadhsiiyey Daryeel Hospital

Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Buuhoodle C/farax Cali Cawil Iyo Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Deegaanka Maxamuud Axmed Cali Aya Deeq Lacag Gaadhsiiyey Dadka Bukanaka Ah Ekijra Cusbitalka Daryreel Ee Magaalada Buuhoodle

HALKAN KADAAWO VIDEO

Lacagtani Ayaa Ahayd Miday Soo Direen Mid Kamida Jaaliyada Beesha Reer Wacays Aadan Ama Ururka Midnimo Oo Kajira Dalka Dibadiisa Isla Markaan Ay Ku Miday San Yahiin Qurba Joog Ku Kala Sugan Daafaha Dunida Waxaana Cadad Keedu Gaadhayey 3000$ Sadex Kun Oo Dollar

Cusbitaalka Daryeel Ee Magaalada Buuhoodle Ayaa Waxaa Kujira Bukaan Aad Ufara Badan Oo Intooda Badan Laga Keenay Tuulooyinka Iyo Deegaanada Miyiga Ah Ee Ka Agdhow Gobalka Cayn Degmadiisa Buuhoodle


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. Saeed Yusuf mahmoud says:

    Ilaahay howgargaaro
    Waa La eeday duulanki
    Lagu qaaday sland
    Waqti hore umadan
    Dulmigay galeen weenaa




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo: Robert Mugabe oo markii ugu horaysay meel fagaare ah lagu arkay
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Zimbabwe Rober Mugabe ayaa markii ugu horeysay meel fagaare ah ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Ka hadlay Rabshadihii iyo Murankii Ka dhashay Doorashada Somaliland
- Nov 17, 2017
Laascaanood (Kalshaale) Waxaa goordhaweyd warbaahinta Kula hadlay Magaalada Lascaanood Garaad Jaamac Garaad ismaaciil oo ...
MUUQAAL: Warbaahinta oo Dacaayad Ka samaysay Biyo uu doontay TRUMP
- Nov 17, 2017
Ila Qosol :Warbaahinta oo dacaayad Ka samaysay Biyihii uu doontay TRUMP
Daawo Video: Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba’an ka Gaysan karta meel aad u fog (Warbixin)
- Nov 17, 2017
Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba'an ka Gaysan karta meel aad ...
Muuqaal: Jaahwareer Siyaasadeed oo Weli ka taagan dalka Zimbabwe (Video)
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Dadka reer Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah ...

Featured Video