DAAWO: Maxad Kala Socotaa Xaalada Deegaanka Xadhadhan Ee Buuhoodle

Magaalada Xadhdhan Oo Ilaadii 22 Km Dhanka Galebeed Kaga Beegan Buuhoodle Ayaa Waxaa Siweyn Uga Dilaacay Xanuunka Shuban Biyoodka Waxaana MCH Muuqaal Lakeenay Dad Badan Oo Bukaan jiifa Oo Intooda Badan Laga Keenay Deegaanada Miyiga Ah Ee Ka Agdhow Xaadhadhan

HALKAN KADAAWO VIDEO

Kuwaasi Oo Ay Ku Hawlan Yahiin Dhalin Yaro Dhakhaatiira Oo Fir Fircoon Isla Markaana Gacan Ka Helaya NGO Muuqaal Development Organization Oo Gacanta Ku Haya MCH Degmada Xadhdhan Ee Gobalka Cayn

Hadaba Waxaa Sidoo Kale Bukaanka Jiifa Halkaasi Lacago Deeqa Soo Gadhsiiyey Dhalin Yaro Soo Maaliyeed Oo Qaarkood Kasoo Jedaan Degmada Xadhadhan Waxaana Odayaasha Iyo Waxgaradka Degmada Xadhadhan  Ugu Baaqeen Cidkasta Gaar Ahaan dadka Kasoo Jeeda Magaalada Xadhadhan Inay Usoo Gurmadaan Bukaanka Jiifa MCH Muuqaal Ee Magaalada Xadhadhan


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo: Robert Mugabe oo markii ugu horaysay meel fagaare ah lagu arkay
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Zimbabwe Rober Mugabe ayaa markii ugu horeysay meel fagaare ah ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Ka hadlay Rabshadihii iyo Murankii Ka dhashay Doorashada Somaliland
- Nov 17, 2017
Laascaanood (Kalshaale) Waxaa goordhaweyd warbaahinta Kula hadlay Magaalada Lascaanood Garaad Jaamac Garaad ismaaciil oo ...
MUUQAAL: Warbaahinta oo Dacaayad Ka samaysay Biyo uu doontay TRUMP
- Nov 17, 2017
Ila Qosol :Warbaahinta oo dacaayad Ka samaysay Biyihii uu doontay TRUMP
Daawo Video: Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba’an ka Gaysan karta meel aad u fog (Warbixin)
- Nov 17, 2017
Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba'an ka Gaysan karta meel aad ...
Muuqaal: Jaahwareer Siyaasadeed oo Weli ka taagan dalka Zimbabwe (Video)
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Dadka reer Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah ...

Featured Video