Daawo:-Ganacsade Dhalan Dhool Oo Deeq Lacaga Soo Gaadhsiiyey Gudida Gurmadka Abaaraha Ee Buuhoodle

Gudoomiyaha dhalinyarada gurmadka Ka Fidinaysa Cusbitaalka Daryeel Buuhoodle  C/raxiim Saleebana Faarax ayaa deeq lacaga oo 1400 ka gudoomay odayaasha deegaanka  waxaana lacagtaasi soo diray Xaaji Xuseen Maxamed Aadan oo loo yaqaan Dhalan Dhool Kana MIda Qurba Joogta Gobalka cayn ee emaaradka

HALKAN KADAAWO VIDEO

Waxaana Uu lacag 1400 kusoo hagaajiyey qaar kamida Waxgaradka Buuhoodle Ama Gudida Gurmadka Abaaraha Ee Gobalka Cayn
Deeqdan Lacagta Ah Ayaa Waxaa Gudidu Kusii wareejisay C/rahiim Rabiish si ay qayb uga noqoto gurmadka iyo quudinta ama cuntooyinka bukaanka kujira cisbitaalka daryeel buuhoodle Maadaama Cunto Karain Sadexda Wakhtiya Ay Kasameeyaan Cusbitaalka
waxaan augu horayn halkaasi kahadlay Caaqil C/laahi Xasan Qanbi  Iyo C/kariin  Maxamed Aadan oo deeqan lagu soo hagaaajiyey isla markaana umahad celiyey una duceeyey Dhalan Dhool


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo: Ciyaaryahan George Weah oo loo Dhaariyay Xilka Madaxweynaha Liberia (Sawirro)
- Jan 23, 2018
Monrovia (Kalshaale) Ciyaaryahankii hore George Weah ayaa maanta loo dhaariyay xilka Madaxweynaha Liberia, kaddib ...
Sawirro: Kheyrre oo Switzerland kaga Qeyb galaya Shir Caalami ah (Daawo)
- Jan 23, 2018
Davos (Kalshaale) Reysul Wasaaraha Xukumada Fedraalka soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Dalka Switzerland ...
Daawo Video:Militariga Turkiga oo la wareegay Tuulooyiin ku yaala Suuriya
- Jan 23, 2018
Afrin (Kalshaale) Ciidamada Turkiga ayaa qabsaday dhowr tuulo oo ku yaalla Wuqooyiga Suuriya, sida ...
Daawo Muuqaal: Ciidamada Kenya oo Bur-buriyey Xaruntii Shirkada Hormuud iyo Siday qaraxa ugu xidheen (Waraysi)
- Jan 22, 2018
Ceelwaaq (Kalshaale) Ciidamada Kenya ay qarax ku burburiyey xarun Isgaadhsiin oo ay Shirkadda Hormuud ...
Daawo: Madax-dhaqameedka Garxajis oo Shaaciyey Xiliga Shirkooda, Iyagoo Dagaalka ku eedeeyay Muuse Biixi
- Jan 22, 2018
Hargeisa (Kalshaale) Madaxa-dhaqameedka Beesha Garxajis ayaa Shaaciyay Wakhtiga ay Sida Rasmiga Ah u qabanayaan Shirwayne ay ...

Featured Video