Daawo: Horumarka Caalamku gaadhay Baabuur Hawada Sare Duulaya iyo Soomaalida oo Qabyaalad ku mashquulsan

Muqdisho (Kalshaale) Tartanka u dhaxeeya shirkadaha soo saara gawaarida iyo Diyaaradaha ayaa sii xoogeeystay waxaana iminka horumar balaaran ku talaabsaday wadamo dhowr ah oo daneeya wax soo saarka casriga ah .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Injineero aqoon leh ayaa soo bandhigay Gawaari dhulka maraya , ka dibna isku badalaya Diyaarado u duulaayo hawada sare taas oo u dhib yareeneyso dadka shaqeeya inay degmo iyo gobolo kala fog waqti yar u kala duulaan .


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. Caalim says:

    Iddoorka u sheeg heerka caalamka gaarey




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo: Robert Mugabe oo markii ugu horaysay meel fagaare ah lagu arkay
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Zimbabwe Rober Mugabe ayaa markii ugu horeysay meel fagaare ah ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Ka hadlay Rabshadihii iyo Murankii Ka dhashay Doorashada Somaliland
- Nov 17, 2017
Laascaanood (Kalshaale) Waxaa goordhaweyd warbaahinta Kula hadlay Magaalada Lascaanood Garaad Jaamac Garaad ismaaciil oo ...
MUUQAAL: Warbaahinta oo Dacaayad Ka samaysay Biyo uu doontay TRUMP
- Nov 17, 2017
Ila Qosol :Warbaahinta oo dacaayad Ka samaysay Biyihii uu doontay TRUMP
Daawo Video: Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba’an ka Gaysan karta meel aad u fog (Warbixin)
- Nov 17, 2017
Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba'an ka Gaysan karta meel aad ...
Muuqaal: Jaahwareer Siyaasadeed oo Weli ka taagan dalka Zimbabwe (Video)
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Dadka reer Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah ...

Featured Video