Daawo: Deeq Raashin ah oo loo qaybiyey in ka badan 200 Qoys oo ku nool Buuhoodle

Buuhoodle (Kalshaale) Deeq Raashin ah oo ka kooban daqiiq sonkor saliid timir iyo rinjiga shaaha lagu darsado ayaa waxa aloo qaybiyey dad gaadhaya 200 oo qoys oo isugu jira dad danyara oo kunool magaalada buuhodole iyo kuwa markii xoolahii kadhamaadeen kusoo xarooday deegaankani buuhoodle

HALKAN KADAAWO VIDEO

Waxaana deeqdan oo ay bixisay haayada Maxamuud Axmed Cali oo kajirta dalka qadar lagu soo hagaajiyey Shiikh C/raxmaan Xaaji Nuux Burukude oo kamida culimada deegaanka buuhoode isagoona uqaybiyey dad aad uturo badan oo baahi weyn uqabay raashinkani
ugu horayn waxaa halkaasi kahadlay c/raxmaan xaaji nuux oo ah wakiiilka deeqdan isla markaana faah faahin kabixiyey deeqdan raashinka ah,  Dhinaca kale Shiikh Mubaarik Xuseen Sugule ayaa uduceeyey dad kuu muxsiniinta ahaa ee lasoo baxay sadaqadani maanta loo qaybiyey dadka masaakiinta ah ee baahida weyn uqabay.

  


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo: Ciyaaryahan George Weah oo loo Dhaariyay Xilka Madaxweynaha Liberia (Sawirro)
- Jan 23, 2018
Monrovia (Kalshaale) Ciyaaryahankii hore George Weah ayaa maanta loo dhaariyay xilka Madaxweynaha Liberia, kaddib ...
Sawirro: Kheyrre oo Switzerland kaga Qeyb galaya Shir Caalami ah (Daawo)
- Jan 23, 2018
Davos (Kalshaale) Reysul Wasaaraha Xukumada Fedraalka soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Dalka Switzerland ...
Daawo Video:Militariga Turkiga oo la wareegay Tuulooyiin ku yaala Suuriya
- Jan 23, 2018
Afrin (Kalshaale) Ciidamada Turkiga ayaa qabsaday dhowr tuulo oo ku yaalla Wuqooyiga Suuriya, sida ...
Daawo Muuqaal: Ciidamada Kenya oo Bur-buriyey Xaruntii Shirkada Hormuud iyo Siday qaraxa ugu xidheen (Waraysi)
- Jan 22, 2018
Ceelwaaq (Kalshaale) Ciidamada Kenya ay qarax ku burburiyey xarun Isgaadhsiin oo ay Shirkadda Hormuud ...
Daawo: Madax-dhaqameedka Garxajis oo Shaaciyey Xiliga Shirkooda, Iyagoo Dagaalka ku eedeeyay Muuse Biixi
- Jan 22, 2018
Hargeisa (Kalshaale) Madaxa-dhaqameedka Beesha Garxajis ayaa Shaaciyay Wakhtiga ay Sida Rasmiga Ah u qabanayaan Shirwayne ay ...

Featured Video