Daawo: Tusaale cajiiba maxaa dhacaya Hadii La diido Hadalka ALLE WAYNE ?

Muqdisho (Kalshaale) Sidaan la socono wax walibaa waxay leeyihiin qawaaniin ama sharciyo loo dajiyay, cidii sharcigaasi ku xadgudubtaana waxaa ku dhaca cawaaqib xumo kaga timaada dhanka cidii dajisay sharcigaasi, haduu uu noqon lahaa Alle Wayne ama kuwa ay dajiyaan Ibnu Aadamka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba Alle Wayne wuxuu Adoomadiisa Muslimiinta ah amray in aysan is qilaafin, hadii qilaaq dhaxdooda uu ka dhasho wuxuu Alle u sheegay in qoomkaasi ay baaba’ayaan ama la wayn doono guud ahaan asalkooda, sidaasi darteed waxaad moodaa In Soomaalidda ay arrintaasi uu Alle faray in ay iska indha tireen, oo ay ku faraq xirteen Ibliis oo diin cusub u dajiyay, diintaasi oo lagu magacaabo Qabiil.

Ugudanbeyntii daawo barnaamijkaani waxaad arki doontaa, cawaaqibka darran ee ku dhacay labba Cawl, oo ku hardamayay meel banaan ah, waxaa si kadis ah gadaashood ugu soo baxday Gool [Libaaxad] hadaba maxaa ku dhacay?


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. NUURKANEDERLAND says:

    DIINTA SOMALIDU HAYSATAA MA AHA ISLAAM DHABB AH,WA ISLAAMKA DIMUQRAADIYADDA KU DHISAN..WHY??TII RABTA XIJAAB BAY XIRATAA,TII RABTANA SURWAAL BAY GASHATAA,KII RABA WAA TUKADAA KI KALANA MA TUKADO,KII SHILEEMADUU GAALAA KII RABANA MASAAJIDKUU GALAA..TAASI MA AHA ISLAAM DHABB AH EE WAA ISLAAMKA DIMUQDRAADIYADDA KU DHISAN ISLAANIMANA MAAHA SIDAASI,CAALAMUL ISLAAMNA WA INALA QABAA DHIBKAAS,=DIINTA LA FUDUDEEYEY,WAANA QAlad ILLAAHAY HA INAGA SAAMAXO…””I AM ISLAMIC FUNDAMENTELIST””WAA WAX LAGU FAANO,DONALD TRUM-na WUU KA NAXAA KELMADAAS.

  2. Ali Zubeer says:

    Maashaa Allah qiso cibro leh.

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo: Robert Mugabe oo markii ugu horaysay meel fagaare ah lagu arkay
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Zimbabwe Rober Mugabe ayaa markii ugu horeysay meel fagaare ah ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Ka hadlay Rabshadihii iyo Murankii Ka dhashay Doorashada Somaliland
- Nov 17, 2017
Laascaanood (Kalshaale) Waxaa goordhaweyd warbaahinta Kula hadlay Magaalada Lascaanood Garaad Jaamac Garaad ismaaciil oo ...
MUUQAAL: Warbaahinta oo Dacaayad Ka samaysay Biyo uu doontay TRUMP
- Nov 17, 2017
Ila Qosol :Warbaahinta oo dacaayad Ka samaysay Biyihii uu doontay TRUMP
Daawo Video: Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba’an ka Gaysan karta meel aad u fog (Warbixin)
- Nov 17, 2017
Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba'an ka Gaysan karta meel aad ...
Muuqaal: Jaahwareer Siyaasadeed oo Weli ka taagan dalka Zimbabwe (Video)
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Dadka reer Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah ...

Featured Video