Muuqaal Murugo Badan: Axmed Kaahin oo Kamid Ahaa Odayaasha Buuhoodle oo Cidla Lagu Ilaaway iyo Xaaladiisa ?

Buuhoodle (Kalshaale) Axmed kaahin waxaa uu ku nool yahay magaalada Buuhoodle isagoona la il daran xanuun baahsan oo uu la jiifay mudo sagaal bilooda kaasi oo udiiday inuu u Shaqaysto Qoyskiisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Axmed kaahin oo aanu booqanay ayaa waxuu walaalaha islaamka ah ee jecel khayrka inau ugu horayn ugu soo duceeyan in illahay ka dul qaado xanuunka una so celiyo caafimaadkiisii hore, Dinaca kale Wuxuu ka cod saday inay soo caawiyaan si uu dhakhtar fiican u aado maadama uusan hada haysan dhaqaalo uu ku tago isagona kasoo jeeda qoys dan yara oo aan awoodin in dhaqaalo ay ku geeyaan dhakhtar fiican.

Hadaba walaalkayoow Caawi dhibanahan kuna sadaqayso waxaad awoodo Kala xidhiidh +252-634989576.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (7)

  1. Taleex boy says:

    ALLAH ha caafiyo aaaaamiiin

  2. casoowe says:

    allah kariim ….

    an iska bilaabo anigu casoowe

    taleex
    khaatmo ha noolato
    jugle
    punt land
    cabdiraxman
    axmed somali
    mr bahal
    farxiyo
    muna
    laalays
    jabhad
    suldan zuber
    jabhad
    dabshid
    Cadaado
    mustafe daacad
    keligi duul

    iyo inta kale ka tagay magacooda
    ilaah ban idin ku dhaariye aynu ka jawaabno msj kan mid 5 dollar awooda mid 10 awooda mid 20 awooda mid 50 mid 100 mid 1000 aynu kacno war doodan iyo qabiilkan baas aynu u bedelo manta kaliya wax tar ,aynu aabahan baahan wax taro qof walba waxuu awoodo
    manta meel inoo dhiga qabiil iyo dood ma,dhaleesa nin iyo awooda aynu kacno una kacno aabahan dhiban

  3. casoowe says:

    iga raali noqda qoraalkayga wan isku dar darsoomay yacni ilin iga timi marka arkay aabahan dhiban jeebka gacanta aynu galino qof iyo awoodi insha alah

  4. rooble says:

    Casoowe

    Sxb shaqowacan ayaad qabatay

    Waxaan kuleeyay mahadsanid

  5. farxiyo says:

    casoowe
    mahadsanid.
    waan caawinayaa inaan awoodo.
    ilaaheyna waxan ka rajeynayaa inuu caafimaad kaamilah siiyo.

  6. Ahmed Somalinn says:

    ASC.
    casoowe qayr ALLAHA ku siiyo adeer, waa kaa ajiibay. WBT.

  7. Dabshid says:

    Casoowe

    Waan kaa Aqbaley, adigana Alle hakaa siiyo Ajir iyo Xasanaad, Duqana Alle ha Caafiyo, anagana Alle haka dhigo waxeena wax barako leh.

    Ogow Gaal aan kugu midab iyo diin aheyn ayaa ku kaalmeeyey, aan gudano waa jibkeena.




MUUQAAL: Caaqil C.laahi iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo sharafta ka Qaaday Abokor oo Hargeisa ka hadlay
- Aug 21, 2017
Caaqil C.laahi iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo sharafta ka Qaaday Abokor Sulub oo ...
Daawo: Odayaal ku shiray Garoowe oo C.wali Gaas ugu baaqay inuu Iscasilo, Eedayn Kululna u jeediyey (Muuqaal)
- Aug 21, 2017
Garoowe (Kalshaale) Odayaal dhaqan oo kasoo jeeda Gobolka Nugaal ayaa shir ay ku yeesheen ...
Daawo Video: Shaqaaqadii Buuhoodle oo Lasoo Afjaray, Ciidamadii oo la kala Qaaday & Ergooyinka oo ka warbixiyey
- Aug 21, 2017
Buuhoodle (Kalshaale) Waxaa meel wanaagsan Maraysan soo Afmeerida Shaqaaqadii dhowaan ka dhacday magaalada Buuhoodle, ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Booqasho ugu tagay C.qaasim Salaad iyo Wixii ku dhexmaray Dalka Masar
- Aug 21, 2017
Qaahira (Kalshaale) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cadullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga ...
Daawo Video: Kaftanka Siyaasadda oo Xiiso Badan, Go’aankii Puntland, Xilka Qaadista Sanadkan Iyo Arinta Roobow
- Aug 21, 2017
Minneapolis (Kalshaale) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda ee Wariye Cali Xaraare ...