DHEGAYSO: Maraykanka oo ka digay in loo Safro Soomaaliya, Iyadoo si gaar ah Loogu Xusay Puntland iyo Soomaliland

Muqdisho (Kalshaale) Wasaaradda arrimaha dibedda Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda ugu digtay inay ka fogaadaan inay u safraan dalka Soomaaliya sababo la xiriria dhaqdhaqaaqyada weli socda ee kooxda Al-Qacida xiriirka la leh ee Al-Shabaab.

Wasaaradda waxa ay sheegtay in muwaadiniinta Mareykanka ay ka warhayaan halista afduub ee ka jirta guud ahaan Soomaaliya, oo ay ku jiraan Puntland iyo Somaliland.

Waxay wasaaradda sheegtay in Soomaaliya aysan ku oolin safaarad Mareykanka oo muwaadniinta caawin karta.

Digniintan cusub ayaa baddeleysa tii wasaaradda ay horey usoo saartay ee ku taariikheysneyd 24 May 2016.

Digniintan ayaa lagu sheegay in si gaar ah ay halis argagixiso uga jirto goobaha dadka ay isugu yimaadaan iyo meelaha ay dadka Reer Galbeedka tagaan oo ay ku jiraan garoomada diyaaradaha, hoteelada iyo meelaha laga dukaameysto.

HALKAN KA DHEGAYSO VOA IYO WARBIXINTA MARAYKANKA 

Waxaa sidoo kale muwaadiniinta Mareykanka looga digay inay ku safraan meelo ku dhow xeebaha Soomaaliya sababo la xiriira halista kooxaha burcad badeedda Soomaaliya.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (19)

  1. cabdi yare says:

    asc jamhuuriyadda
    somalikand waxay ka digaysaa inloo safro
    dalka somaaliya oo uu kujiro, mareekanka iyo lama dagaanka siinaay degdeg

  2. cabdi yare says:

    wali mamaqashen

    waraaba utaag waa tanookale

  3. Hayaan says:

    AAR MAXAA TII SNM QIIQ KABAXAYA
    HADAY ORANAYAAN MARAYKAN BAA NAXASUUQAY
    OO KAALAY AAWAY BEENTII DHOWR IYO LABAATANKA SANO LAGU SHUBAYEY DHEGAHA SHACABKA WAQOOYI GALBEED?

    1 MIISKUU SAARAN YAHAY?!!!
    2. WAA IS AF GARANAY??!!
    3. WAA SOO GUULAYSANAY
    4. WAA MUQADIS.

  4. Hayaan says:

    ALAHAYOOW FALANAYAASHII MAXAA FIDHO KA DUULAYSA.
    Hadda waxaan sugayaa marka ay dhoofaan ee soo noqdaan waxay shacabka u sheegi doonaan??!!
    Ileen dhamaatay arimahani

    1 MIISKUU SAARAN YAHAY?!!!
    2. WAA IS AF GARANAY??!!
    3. WAA SOO GUULAYSANAY
    4. WAA MUQADIS.

  5. Hayaan says:

    Now kow aar maraykan Maxaa naga galay!!!
    Now kow oo kaalay sowkii aan aqoonsiga ka rabnay ma aha?!
    Now kow oo sowkii xoogaaga yar Ina siin jiray ma aha??!!
    Now kow aar iska Murqaama qaadkaa Ina aqoonsan doonee.

    1 MIISKUU SAARAN YAHAY?!!!
    2. WAA IS AF GARANAY??!!
    3. WAA SOO GUULAYSANAY
    4. WAA MUQADIS.

  6. Saidyusaf40 says:

    Ayaay daran waxaan ugartay inay dawakh santahay oo hadii
    Lamaqlo maagista j/sland DAROOD ma idanuu uhadlayaa
    Weger waabad igadarad show
    Isku soo wada xoori ayaaney sxb
    Howlbaakutal runtina waxaa
    Mudan intaanad sland wax kasheegin marka hore hoos ujeeso oo Dowlad samayso hhhhh American kiina alaylehe maantu somalia-IYO somalilandba kalagartay

  7. Saidyusaf40 says:

    Ayaan inmiiska lasoo sariwayo
    Hafogeysan lkn kumeeh adigii
    Dowlada lakufay miyaanad kicin?

  8. Saidyusaf40 says:

    War deg dega muwadiniinta sland
    Waxaa looga digayaa inaanay
    Udhoofin south Africa iyo qandala

  9. muna says:

    mareykanow naga cesho muwadinintaada hadii kale wan afduybanayna dilaynana wayo ey ey dhalat aya tahay ee dadka macno daro dila muslimiinta ah

  10. muna says:

    sa id yusuf muwaadininta somaliland lakin galmudug way u safri karan ku so dhawada dalka galmudug kkkkkkkkkkkkk

  11. muna says:

    muwaadininta galmudug waxa liga digaya inay u safraan putland wayo la isjuma haleynkaro burcad baded iyo daacish aya awood ku leh marka digniin muwadininta galmudug ayan u direynaa kkkkk

  12. Saidyusaf40 says:

    Hayaanow anagu odhanmayno American baa naxasuuqaye
    Waanu ognahay co
    cida naxasuuqdaye nimay kuhadhay howli utaala anaguna
    deewaatanu maandeeq agad
    Kajaray haaa-heeey

  13. Saidyusaf40 says:

    Muna abaayo ASC salaam
    Kagadaal dalka aad sheegaysa
    Xaguukuyal anigu hore umamaqal
    Wadankaa aad sheegay lkn
    Hadii aad ujeedo g/dhexe we
    Somalia maaha galmug ee Waa

    Gal IYO badh

  14. Saidyusaf40 says:

    Muna tistuurkii Mr ina faroole
    Mac macay shuruudihi uu usameyey maydin buuxin
    Markaa abaayo hanajiidhine iska naso

  15. NUURKANEDERLAND says:

    BARARAKH,,BARARAAKH,,,WAR WAX ARGAGAXISO & BURCAD BAADEED LA DHAHAA MA JIRTO,MARAYKANOOW SOO HUBEE “”ISIS””,OO SOMALIA KU SOO JIHEE,,ANIGAA DHAHAY NINKA IGA DHEER ANIGA HA IGA BOODO,,SHEEKOOYINKAAS WARAABE U TAAGA AH WAA KA ILBAXNAAY,,

  16. NUURKANEDERLAND says:

    “”WHO REALLY IS ISIS???,ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE…

  17. muna says:

    said yusuf tastuurka sheegayso danteena aya ka wayn gobal igo barka ayan sharciyasanay tastuurka wa laga awood badan yahay la so dhodhibay

  18. Hayaan says:

    Saidyusuf:
    Anigu magacaaga ma bedelayo, laakiin hadalkan aad leedahay waa uun kii 25 sano aad odhan jirteen

  19. Hayaan says:

    Yusuf:
    Su’aal qabiil qaran ma noqdaa? Ii jawaab adigoon caadifaysnayn ama alaabtii Aad caanka ku ahaydeen ((qabyaalad)) aysan ku qaadin koley Kama madhnid??????????
    SNM waa Hal qabiil Hargaisa,Berbera, Burco owners




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
DAAWO: Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay murugada ay ka qaadeen qaraxii Zoobe iyo fashilka kuwii fuliyey (Video)
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay Qaraxii musiibada ahaa ...
Daawo: Qatar Charity oo daah furtay mashruuc lagu gargaarayo dadkii ku Waxyeeloobay Qaraxii Zoobe (Video)
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Hay’adda Qatar Charity xafiiskeeda Soomaaliya oo ka mid ah hay’adaha ugu shaqada badan ...
Maraykanka oo loogu baaqay inuu Cunaqabateyn saaro Burma (Faah-faahin)
- Oct 19, 2017
London (Kalshaale) In ka badan 40 xildhibaan oo ka tirsan Aqalka Kongareeska Maraykanka ayaa ...
Hey’addaha Amniga Dowladda Somalia oo Saacadaha Soo socda soo bandhigaya Baadhitaanka Qaraxii Soobe
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Hey’addaha ammaanka dowladda ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inay soo bandhigaan ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey banaanbiixi Xamar Kuna dhowaaqay dagaal iyo Arin culus
- Oct 18, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Khudbad dhinacyo badan Taabanaysa ...

Featured Video