DHEGAYSO: Dagaal Beeleedkii dib uga Bilowday Caabudwaaq iyo Khasaaraha

Caabudwaaq (Kalshaale) Wararka ka imaanaya magaalada Cabduwaaq ee Gobolka Galguduud ayaa sheegaya inuu magaalada ka bilowday dagaal u dhaxeeya laba maleeshiye beeleed.

Dagaalkan oo lagu soo warramayo inay shan qof ku dhinteen tira kalena ku dhaawacmeen, ayaa imaanaya maalmo un ka dib markii odayaasha iyo waxgaradka laba beelood oo magaalada wada dega oo dhowr mar magaalada ku dagaalamay ay heshiis kala saxiixdeen.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu salka ku hayo aano qabiil oo u dhaxeysa beelaha ay kasoo kala jeedaan labada maleeshiyo ee dagaalka uu dhex marayo.

HALKAN KA DHEGAYSO WARBIXINTA KU SAABSAN DAGAALKA 

Odayaasha deegaanka labada dhinac ayaa soo Jeediyey sidii Xal looga Gaadhi lahaa Dagaalada kusoo Noqnoqday magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (9)

  1. shaymaa says:

    Allha kla qabojiyo dadka walalha

  2. rooble says:

    Waxanu ma qaxoontibaa

    Mise waa biyo dhaamis

    Min caynati sawiye

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Hiilqaran says:

    Jaahil nimadu waa mashaakil waxaa la ogaadey somaliya ineey labareer u gujahil sanyihiin waa marixaan iyo dhulmahante sababtoo ah labadaas reer dagalkoodu wuu soo noqnoqday mana istaagayo ilaa eey xal helaan xalkuna waxaa weeye qofkii qofdila waa in ladilaa hadii kale fidnadu ma istaagayo wabilaahi towfiiq

  4. muglibaax says:

    ilaahay hakala qaboojiyo.

  5. Dabshid says:

    Hiilqaran

    Mariixaanka iyo Dhulbahantaha waxey si daacad ah ugu shaqeynjireen Dowladdii Barakeysneyd ee Kacaanka, dowladduna waxey labadaas beelood u magacaabijirtey gobolada iyo hay’adaha ugu muhiimsanaa dalka. Waxey soo cidleeyeen Degmooyinkoodii, kii aqoon lahaa ama ganacsade ahaa. Inkastoo ay laqabeen gobolada kale hadana dhulka ay degaan labadaas beelood wuu ku yaraa development.

    Markey dowladdii Burburtey waxey noqotey in Beelkasto u qaxdo Degmooyinkey ku badbaadikartey, meeshaasu waaka dhalan is eedeyn iyo xintan.

    Nin London nala joogo oo la dhaho Yuusuf Taaxow oo heysanjirey qeybta dabagalka babadsugidda ayaa nooga sheekey markey Duq Siyaad la tageen Garbohaarey, qolooyinkii deganaa Gedo ayaa ku dhahey maxaad naga soo doonteen oo aadnaan u aadin dhulkiinii iyo Galgaduud. Xataa Jidad laamiya oo la maro kamaadnaan dhisin Gedo maxaad noo qabateen –

    Xinkii dadkii ku harey tuulooyinka iyo kuwii ka soo qaxey dhulkii Boolimaalka ayaa wali socsa- Federaalkuna waa sii huriyey.

  6. muna says:

    ilahay ha kala qaboojiyo dagaal qasaaro ma ahe fa ido laga wa aqliga inay ka shaqaysiiyan allah ha u kaso h gdir waqtigay so martay cid so martay ma jirto mantana xal ayay ka gaareen qasatan sacadka dhexdiisa xita is dilay rer diini camal ayagu lakin waxay ku dhaamen xamar le isku dilayeen mudug shaahay isla cabayen micnaha siyaasad ayay isku haysteen ee deegaan iskuma haysan

  7. Dabshid says:

    Waan kula qabaa sidaad sheegtay in la dilo ninkii nin dilo, arintaas waxaan ku ogaadey

    Habar-Aji (Ceyr) ayaa xeerkaas sameystey , mooryaantoodu markey isku xanaaqaan Qoryaha ayey dhulka dhigan jireen ka dib ayaa haraati iyo feer lagu kala bixijirey-

  8. Dabshid says:

    muna

    Duqii adeerkey Tahliil Warsame ahaa waxaad disheen asagoo hoos fadhiyo Sartiisa Number 4, maxaa lagu diley

  9. Hiilqaran says:

    Sorry dabshid sxb shaqaan ku yara mashquulay kkkkk waa runtaa oo ninkaad aragtay mesha uu madaxda ka ahaa iyo qaar kaloobadan waa minii layaabo yasiinka marka sxb ishaad karidey mesha taaxoog iyo sarinleey eey mamulayeen waa dal aan rijo laga laheen walee waayaab




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
DAAWO: Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay murugada ay ka qaadeen qaraxii Zoobe iyo fashilka kuwii fuliyey (Video)
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay Qaraxii musiibada ahaa ...
Daawo: Qatar Charity oo daah furtay mashruuc lagu gargaarayo dadkii ku Waxyeeloobay Qaraxii Zoobe (Video)
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Hay’adda Qatar Charity xafiiskeeda Soomaaliya oo ka mid ah hay’adaha ugu shaqada badan ...
Maraykanka oo loogu baaqay inuu Cunaqabateyn saaro Burma (Faah-faahin)
- Oct 19, 2017
London (Kalshaale) In ka badan 40 xildhibaan oo ka tirsan Aqalka Kongareeska Maraykanka ayaa ...
Hey’addaha Amniga Dowladda Somalia oo Saacadaha Soo socda soo bandhigaya Baadhitaanka Qaraxii Soobe
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Hey’addaha ammaanka dowladda ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inay soo bandhigaan ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey banaanbiixi Xamar Kuna dhowaaqay dagaal iyo Arin culus
- Oct 18, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Khudbad dhinacyo badan Taabanaysa ...

Featured Video