Barnaamij yaab Leh oo Laga diyaariyey NIN Soomaali Ah oo Xaaskiisa ku Dilay Koonfur Afrika, Isaguna isdilay (Daawo)

Waxaa dhawaan magaalada Pretoria ee Caasimada dalka South Africa ka dhacday dhacdo argagax badan ku beertay Soomaalida kunool magaaladaasi kadib markii nin Soomaali ah uu halkaasi ku dilay xasakiisii hore kadibna isagoo madaxa iska toogtay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhacdadan naxtinta leh ayaa la sheegay in ay salka ku heysay arimo la xariira maseyr ama hinaase, waxa ayna noqotay dhacdadan mid si weyn u gaartay guud ahaan dalka Koonfur Afrika iyo meel kasto oo ay Soomaali joogto.

Hadaba waxan halkan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamij laga diyaariyey Dhacdadaas, oo ka baxay Telefishinka Qaranka Soomaaliya.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (45)

  1. cabdi yare says:

    asc subxaana allaah wa war naxdinleh

    waan arrin an aad uga naxo marka an maqlo ama akhriyo nin baa marwadisii dilay tanna way xagjirtaa wuna dilay isna israaci markaa dadka sidaasa waa inla baadhaa sababaha dilakas lookale

  2. cabdi yare says:

    immika carrurti
    yaa uwaalida

  3. muna says:

    illahay ha u naxariisto labadan qof gabadha masakiinta oo uu nolasheeda gataaftay cunugta yarna hooyo la an dhigay ilahayow u yasir nolasheeda oo hooyo iyo aabe uga dhig qofkay bidatabo maskii abdi yare hal gabar ayay ka tageen sida la shaagay

  4. muna says:

    nimanka saleebanka aad ayay u maseer badan yihin wa ninkii sadax oo saleban ah oo an maqlo xaas uu furey ayu dilay intana maqlina ka badan

  5. Dabshid says:

    muna

    Kkkkkkkk

    Saleemanku waa daacad, dheel dheelna ma jecla.

    Cadaado sxb maseyrka iska miir nooh.

  6. farxiyo says:

    ilaahey ha u naxariisto reerka rogmadey.
    deeqa Yuusuf waa gabadh sacad ah,waxayna ninka u dhashey hal gabar ah.
    iminka waxay rabtey iney aroos GASHO,laakiin qaderta allaah cidna ma dhaafi karto.
    Muna waa qader allaah walaalo.
    laakiin sheekadani waxay dabar Ku xidhey Saleebaan.
    had a ka horns nin Saleebaan ah ayaa Durban Ku diley gabar mareexan ah,wuu shukaansan jirey,laakiin way uga baxdey balankii waxay aroosi rabtey wiil dir ah.
    ISNA ceego/ceejo ayuu Ku diley.
    reer Xaaji Saleebaan kaftan ma galaan.

  7. Saidyusaf40 says:

    😒😒😒😒😒😒😒😒 😒😒😒😒😒😒😒
    Inaalilaah waa inaa ilaahi raja cuun Somali maha waa dadbaas

  8. farxiyo says:

    dabshid.
    cadaado inaga fiirsha.

    yuu INA ceejine.

  9. farxiyo says:

    saed Yusuf.
    waa soomaali.
    waa indha-fagiig/iljeex.
    bal car garo qoladaas.
    madarkicis.com.

  10. muna says:

    farxiyo wa sax allah ha u naxariisto farxiyay rerku ma sharya maseer.com maybi cadaado sasu u maseer badan yahay wa hada aniga i dhaaftay ha noolaan

  11. Saidyusaf40 says:

    FARXIYA INAABTI ASC walaahi maanta waa maalin murogoleh
    FARXIYA INAABTI madhabaa xaaladani mise waa kalshaale
    IYO wararkiisi xumadoon iyo
    Wakaladiisi wararka ee warxunsida

  12. muna says:

    said yusuf soomaali waxas iyo wax ka xun aya ka dhex dhaca kuwa hooyadii dhashay iyo abihii dhalay dila marka wa armo shaydaam qabiil laguma nesbeykaro walal

  13. Saidyusaf40 says:

    Farxiyay aankaa qosliyee
    Waxaan arakay rag somaliyeed
    OO ilaa uu marwada arkomooye
    aan cashayn aana kamida

  14. muna says:

    said yusuf wa kuwee raga an cuntada cunin ilaa ay marwadoda arkan

  15. muna says:

    said yusuf meqo xaas ledahay adigu kkkkk

  16. Saidyusaf40 says:

    Munay abaayo anigu qabiilba
    Umanisbeyn lkn ninka ama gabadha kukacaysa dhagartan
    ANIGA koleyba mujisada igulamuqataa hore iimaysomarin
    Maqalkeedu MUNAY ADIGA IYO
    UBADKAAGABA iyo odaga reerkaba
    Ilaahay haydinka salamayeelo
    Aaamiiiiin

  17. muna says:

    dabshid wa yaab runtii wana arin laga xumaado kani wuba is dilay oo ilxumadii wu ia dhaafiyay illahay ha u dambi dhaafo koley miyirka aya si ka noqday

  18. muna says:

    said yusuf dhamaanteed walal mahadsanid

  19. farxiyo says:

    Muna qaaliyeey .
    wa qaderta rabi way qorneyd.
    Muna maalin dhoweyd wiil baa diley hooyadii iyo aabihiin iyo sadex carrurah oo walaalihii ah.
    norwey wiil baa Ku diley hooyadii.
    waa masiibo soo badaneysa xaaladani.
    Muna.
    melega maanta muf iyo maf waaye.
    anigiyo xamxamle mowlow na mooti.

  20. Saidyusaf40 says:

    Muna waxaan qabaa marwo Qudha
    OO iminka caruurtibaa nagu waaweynatey marka waxaan noqday mirood

  21. muna says:

    farxiyo haa wa runta jabuuti xita wiila labadiisa walid iyo walahiis ku diley ilahay ha nama so gaarsiiyo anaga iyo intan jecelnahay

  22. muna says:

    said yusuf mirood maxa ka wada micnaha xaas kale miya da dayaysa

  23. muna says:

    raga hal kooda xaas ku qanacsan wan tageeraa

  24. farxiyo says:

    saedyusuf
    kkkkkkkkkkkk.
    Abti ma qol keliyaad degantahay???.
    hadaad qol keliya degantahay
    maqribka faynuuska baqtii ama dhalada ka jebi.
    gurguurasho com.

  25. shaymaa says:

    Subxana llh waa wax lga naxo
    Illhow imanka nagu sug inti dhimtyna unaxariso

  26. farxiyo says:

    Muna.
    mirood waxa waaye dibjir.
    macnaha islaanta isuma dhowaano
    oo caruurtii baa na fiirineysa.

  27. muna says:

    farxiyo abayo adiga su al persolan lifekaga ah ma ku waydiinkara mise ina ka jwbto ma jeclid kkkkk

  28. farxiyo says:

    mirood= gooni daaq.

  29. muna says:

    farxiyo kkkk mahddanid caruurta ma meel gooni ah la iska geeyo maxa dhiba kkkkkk

  30. muna says:

    wanfahmay qaali

  31. farxiyo says:

    Muna.
    I weydiin waxad rabto
    waan kaaga jawaabi,laakiin waxa jira qodobo aanu dastuureygu ogoleyn in laga jawaabo.
    soo daa qaaliyeey.

  32. muna says:

    kkkkkkkkkkk farxiyo kuwa tastuurku ogaleyn ka saar dhimaleh ok kow xaas miya tahay mise labo hada xaas tahay ninka xaas kale miyu kula qaba hooyo miya tahay mise intas ayan ku so kobi wayo whafan badiyo waxan ka baqaya ina tastuurka ku xadgudbo kkkkkk

  33. farxiyo says:

    Muna.
    haduu deganyhy yahay qol keliya,xaguu geyn???.
    Muna qurbaha duruuf baa ka jirta.

  34. muna says:

    farxiyo abayo macquul lakin dadka ilmaha hasyto badana hal qol ma dagan ma aqaan lakin

  35. muna says:

    farxiyo ku away he tastuur baarow miya ku jirtaa kkkk

  36. farxiyo says:

    Muna.
    xaas baan ahey, ninku ilama
    qabo naag.
    caruur baan haystaa
    maasha-allaah.

  37. farxiyo says:

    kkkkkkkkkkkk.
    Muna.
    walaal xamxamlaa jeexjeexay
    buugii dastuurka ee jikada yiiley.

  38. Saidyusaf40 says:

    FARXIYA INAABTI ASC Maya ee
    Maqsin qudhama lkn xishood baa
    Naguhabsadey Waayo kuligayo
    Salaada arooryo nagamatagto
    Farxiyey kkkkkk inaabti waad
    Iga qoslisey been kushegimaye
    Fujaan shaahan cabayayoo wanan
    Kusaxan FARXIYA marabtaa inaan kushego macashkayga

  39. muna says:

    farxiyo haa masha allah wangartay wa kheyr illahay ha ku barakeeyo rerkaga ok qaali wan yara mshquulay bye

  40. muna says:

    said yusuf xaaskaga miyad ka xishoonaysa mise hal qol aya dagan tahay maxa ka dhigay dibad wareeg yaab war xaaskaga hoosta ka gal iska daah rer badiynimade kkkkk

  41. farxiyo says:

    Muna.
    kkkkk kkkkkkkkkkkk.

  42. muna says:

    farxiyo kkkkkkkkk run ma ahoo he

  43. farxiyo says:

    Muna
    kkkkkkkkkkkk.
    haa run waaye.

  44. xaliimo says:

    Ilaahay ha u nsxariisto
    Inaalilaah wa Ina ileyhi
    Raajicuun

  45. NUURKANEDERLAND says:

    WAA MASIIBO EE U DUCEEYA LABADOODABA…




DHAANTO CUSUB ( JANNO ) 2017

Riix Sanadguurada Khaatumo

RIWAAYAD QOSOL BADAN 2017

Riix Sanadguurada Khaatumo
DAAWO: Imaaraadka oo 45 Milyan oo Dollar Maalin Gelinkeed ugu Sameeyay Shacabka Soomaaliyeed (Falan-qayn)
- Apr 23, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Safiirka dalka Isutaga Imaaraadka Carabta (UAE) ee Soomaaliya Mudane Mohamed Al-Othman oo ...
Muuqaal: Booqashadii Axmed Madoobe Ku Tagay Deegaanka Cabdalle Biroole
- Apr 23, 2017
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam Β (Madoobe) ayaa booqasho ...
Dhegayso: Xiisad u dhaxaysa Dawladda Soomaaliya iyo Maamulka Hir-shabeelle
- Apr 23, 2017
Jowhar (Kalshaale) Maamul goboleedka Hiirshabeelle ayaa mar kale si adag uga hadlay amarkii ay ...
Dhegayso: Farmaajo oo Saraakiisha iyo Ciidanka AMISOM Digniin Culus u diray
- Apr 23, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Β­Madaxweynaha JFS Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay tacadiyada ...
Daawo Video: Xaalada adag ee Haysata Ciidankii maamulka Puntland iyo Taliye Fariin Naxdin Leh u diray C.wali Gaas
- Apr 23, 2017
Garoowe (Kalshaale) Taliye ku xigeenka ciidanka maamulka Puntland Dayr Xaaji Cabdi ayaa ka hadlay ...

DIB U CURASHO - SOMALIA 2017

Riix Sanadguurada Khaatumo