MUUQAAL: Soomaaligii ugu Horeeyay oo Wasiir ka noqday Wadanka Canada

Toronto (Kalshaale) Ahmed Hussen oo ah nin asalkiisu yahay Soomaali ayaa loo magacaabay inuu noqdo wasiirka socdaalka, qaxootiga iyo jinsiyadaha ee dalka Canada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Isku shaan-dheyn uu maanta golahiisa wasiirada ku sameeyey Ra’isul wasaaraha dalka Canada, Justin Trudeau ayuu Ahmed Hussen ku badalay wasiirki hore ee socdaalka John McCallum, kaasi oo loo magacaabay safiirka Canada u fadhin doona dalka Shiinaha.

Ahmed, ayaa noqday qofki ugu horeeyey oo Soomaali ah oo gala baarlamaanka Canada sanadki 2015-kii.Wuxuu markaasi kasoo galay baarlamanka xaafada York South-Weston ee magaalada Toronto.

Hadda wuxuu noqon doonaa qofkii ugu horreeyey oo Soomaali ah oo jago wasiir ka qabta mid ka mid ah Dowladaha waaweyn ee caalamka.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (5)

  1. Cadaado says:

    ASC, dhamaantiin, congrats ayaan leeyahay wawsiirka cuusb ee safarleeyda Canada Mr. Hussein Ahamd.

    Maadaama uu yahay nin qaxootinimo soo maray, ogna wanaaga Canada, iyo fursada eey siisay isaga iyo malaayiin qaxootig ah, bartayna wada noolaanshaha, wasiirka cusub ee qaxootiga Canada waxaa wajib ku ah in uu ka fogaado qabyaalada, iyo siyaasada daanyreernimada ee dalka uu kaymid ee Somaliya,baraana, u sheegana dadka Somaliyeed in eey caqliga daanyeerniimada inta joojiyaan inta eey ifka katagin, ee wada noolaadaan.

    Somalida dhan ee ee York South, Ontario ayaa ninkaan doortay, waa in uu badalaa cidkasta oo caqli daanyeernimo qabiiil ula timaado, oo eeysan isaga badalin.

    Waxaa kaloo waajib ku ah, in uu dalkiisa cusub ee Canada iyo dalkiisii hore ee Somaliya ka shaqeeyo in eey xiriir wanaagsan, oo iskaashi oo laba dal, iyo labba shacab ah yeeshaan, oo uu u noqdo buurndo isku xirto si eey labadda wadan, iyo labadda shacabba u faa’iidaan. Waxaan rajeeyn in uu ra’iisalwasaaraha Canada Justin Trudeau, uu sameeyay talaabo fiican kadid markii nin qaxooti ahaan jirray uu u magacaabay jaggo noocan ah oo kale, halka uu madaxweeynaha ladoortay ee Trump, uu rabbo in uu qaxootiga oo dhan tarxiilo, iyo Islaamkaba, oo uu ka dhigo Mareeykanka wadan dad yar oo cadaan ah, oo taajiriin ah eey maamulaan. Waana daanyernimo siyaasada qaldan ee Trump. Waxuu cashar iyo labbo kabaran karaa ninikaan wiilashiisa la’eg ee hogaamiya Canada.

    Qaxootiga intooda badan waa daanyeero, laakiin, hal iyo labbo wanaagsan ayaa laga helayaa, kuwaas oo anfacaya wadankii siiyay fursad labaad.
    God bless Somalia.

  2. Ali Zubeer says:

    Midnimadu waa guul. Somalida Canada iyo dunidaba waa guul u soo hoyatay.

    I saw once Axmed isaga oo iska leh ama ka shaqeeya Somali Canadian Congress community in Toronto.

    Doorashadiisu Somalidu waxay tuureen dhammaan laa laaland calamadoodii,

    Waxay muujiyeen isku duubni iyo karti

    Culimo iyo caamo looma kala hadhin

    Reer Scarborough kaalintooda midnimada ayay ciyaareen.

    Etobicoke, Dixon, Weston, York, West/East Mall, Donhom, Warden. Bloor. Brampton inta degtay, Islington iwm waxay noqdeen mid qudha.

    Waxaa taabtay wave of crime

    Ciyaalkoodii oo dhumay oo badi Xabsiyada jiifa

    Shaqa la’aan baahsan

    Discrimination

    iyo lost of confidence.

    Thanks Allah then the community leaders led by Khalid Bin Walid Islamic Center and other Social, community groups who made this happen.

    Now the guy is Canadian Fed immigration minister, hope he help the plight of Somalis in backlog or languishing in long ques in all over Canadian Embassies around the globe who want to join their to their love ones and families.

    If he is smart enough, he can give smart visa zone to his homeland people like Irish people did. Don’t tell me they built Canada so I reply so do Somalis.

    If he adopt that with allocation of cross development projects in Somalia, the Somali migration will go zero. A proven method for waiver visa zones.

    Will rest of Somali maryoolay in Europe and Aussie land emulate this massive success. I hope so insha Allah.

    Viva Somaliwayn

    Down Somali traitors

  3. Ali Zubeer says:

    to their love

  4. Ali Zubeer says:

    Waar meeye reggii reer woqooyi ee golahan ka jala butayn jiray.

    Waar reer Khalshaale ma baando ayaad saarteen?

    Haddaad saarteen waar soo daayaa haddii kale waxaad noqonaysaan warbaahin dafiic ah oo copy and paste qudha jecel

    Meeyay

    Laalays

    Somalilander

    Dahir

    iwm

    Haddii ay iskood u guureen waa arrin kale but I smell something fishy here.

    I ask rest of crowd to join my call

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  5. NUURKANEDERLAND says:

    HAMBALYO HAMBALYO…..SOMALIGA HORUMAR GAARA WAA GUUL SOOMAALIYED…..LAKIN SOALIDU WAXAY DHAHDAA HORTA WAA QOLOMA??




DHAANTO CUSUB ( JANNO ) 2017

Riix Sanadguurada Khaatumo

RIWAAYAD QOSOL BADAN 2017

Riix Sanadguurada Khaatumo
DAAWO: Imaaraadka oo 45 Milyan oo Dollar Maalin Gelinkeed ugu Sameeyay Shacabka Soomaaliyeed (Falan-qayn)
- Apr 23, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Safiirka dalka Isutaga Imaaraadka Carabta (UAE) ee Soomaaliya Mudane Mohamed Al-Othman oo ...
Muuqaal: Booqashadii Axmed Madoobe Ku Tagay Deegaanka Cabdalle Biroole
- Apr 23, 2017
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam  (Madoobe) ayaa booqasho ...
Dhegayso: Xiisad u dhaxaysa Dawladda Soomaaliya iyo Maamulka Hir-shabeelle
- Apr 23, 2017
Jowhar (Kalshaale) Maamul goboleedka Hiirshabeelle ayaa mar kale si adag uga hadlay amarkii ay ...
Dhegayso: Farmaajo oo Saraakiisha iyo Ciidanka AMISOM Digniin Culus u diray
- Apr 23, 2017
Muqdisho (Kalshaale) ­Madaxweynaha JFS Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay tacadiyada ...
Daawo Video: Xaalada adag ee Haysata Ciidankii maamulka Puntland iyo Taliye Fariin Naxdin Leh u diray C.wali Gaas
- Apr 23, 2017
Garoowe (Kalshaale) Taliye ku xigeenka ciidanka maamulka Puntland Dayr Xaaji Cabdi ayaa ka hadlay ...

DIB U CURASHO - SOMALIA 2017

Riix Sanadguurada Khaatumo