MUUQAAL: C.wali Gaas oo lagu Kacay,  Siyaasi ku baaqay in booska laga tuuro Sida Galmudug iyo eedayntii u cuslayd 

Garoowe (Kalshaale) Siyaasi Cabdi Waranjaan oo Xildhibana horey uga soo noqday Dawlada Soomaaliya, ayaa eedayn usoo Jeediyey Madaxwaynaha Puntland, Isagoo ku sifeeyay Madaxwaynihii ugu Waxqabadka Xumaa ee soo mara Maamulka Puntland, Wuxuuna sheegay inay Ceeb ku tahay inuu meesha sii Fadhiyo, Isagoo baal maray wixii uu doorashada ku Maray.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Hadii aan Noqon lahaa C.wali, Walaahay waan is Casili lahaa, Laakiin waa in Damiirku ku Siiyaa, Xataa inaad Khaldan tahay, Dhinac kasta oo la Fiiriyo wuu ku guuldaraystay, Waana Hogaamiyihii ugu Tayada Xumaa Puntland.” Ayuu yidhi.

Sidoo kale wuxuu sheegay inuu si Khaldan ay uga qayb galeen C.wali gaas iyo C.kariim Guuleed Taageerada Xasan sheekh, oo isbahaysi ay la Samaysteen, Wuxuuna soo dhoweeyay Talaabada ay Baarlamaanka Galmudug ka qaadeen Guuleed, Isagoo sheegay in kuwa Puntland ka fiican yihiin.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (18)

  1. waa beri says:

    wax matarayaasha meesha hala tuuro ee soomaali ha isku tashato.

  2. Taleex boy says:

    Nice

  3. Deeq says:

    Hadaa nahay reer puntland waxan ka codsanaynaa xildhibanada cadaado ku shiray kn gaas xilka kaqaadaan iyagoo u adegsanaya qodabka danta dadka iyo dalka,xildhibanda puntland 18sano ay jiran waligod moshin makeenin kuwa galmudug 1sano bay ku kenen mooshin

  4. Hiilqaran says:

    Kkk adeer somalidu waa copy cat oo aqli majiro

  5. xaliimo says:

    Ma hesheen fudeedka
    Reer galmudug
    Waxaas waa karti ka
    Buuxto Iney hal mar
    Cirka soon taabtaan

  6. Land of Punt says:

    Ninkaan waa nin jago raadis ah oo doqon ah, magac ku raadinaya, kama duwana Land of Punt oo Gaas iscasil ku oran, kkkkkk idiot.
    Gaas qof walba waa dhaliili karaa laakin waxaa xilkiisa suaal gelin kara nin shacabka matala oo parlemanka jooga oo mooshin ka keeni kara. Mictophone ayaa la qabsadaa ayuu maqlay lawaseenkaan..
    asaga xagee ka yimid?
    Kaas oo kale hadduu ihor fadhin lahaa ilkaha waa ka dhiigi lahaa.
    Kalshaale xishoodaa!! Habartii hadasha masoo gudbinaysaan.

  7. Land of Punt says:

    Puntland ka adag maamul kasta, ninka la doortay chance ayey siiyaan maalinta wax qaban waayana walaahi hooyadiis ayuu shaah la cabin.
    Ilaa hadda wax parlemanka Puntland ku dhaliilo ma hayo. Gaas ilaa hadda wax lagu casilo ma arko.
    Haday jirtona waa arki lahaydeen Land of Punt oo seef wata oo Uusbuurkan naga qabta leh.
    Viva dr Gaas.
    Kkkkkkkkkk
    Muxuu ahaa doqon geeljira ah?
    Cid uu yahay ma aqaan! KKKkk
    Balo la arag.

  8. xaliimo says:

    Putland
    Madaxdooda ma ba la
    Xisaabtamaan sababtuna
    Waxaa weeye yeysan reer
    Xamarka idin maqal oo
    la idin oran mj baa is
    heysta hoostana waa
    Ka guuxayaan
    War cadkiina dhacsada
    Dowlad wax kama taqaanaane

  9. Land of Punt says:

    War reer Puntland ninkaan ii iclaamiya!
    Puntland dhaqan uma lahayn nin private ah oo dowladii Puntland iyo parlemanka iyo Isimada oo aamusan ka dhinac hadlaya!!!
    Parlemanka Puntland, Isimada qabiilada Puntland iyo dowladda Puntland oo Gaas ka aamusan in Geeljire microphone qabsado waa caado nagu cusub..kkkkkk
    Waxaan Dhulbahante kula yaabi jirey ayaa na soo gaaray!!
    Puntland aqoon walle inuusan Puntland shaah dambe ka cabin, Garoowe dumarka ayaa faraxal ku sayrin naaga xunkaa.
    War ninkaan yaa qayaan Kaligiduulka ah.
    Fucking idiot. Kkkkkkkkk

  10. muna says:

    land of put ninkan runta miya ku diidaysa maxa qasaaro ahayn oo uu putkand u qabtay gaas oo an ka ahayn inu rag badan nolashoda galaaftay dhaqaalo xumo colaad daris xumo waxan ahayn lagama dhaxlin

  11. muna says:

    deeq kkkkkkkkk barlamanka galmudug ee cadaado fadhiya way ka suurtowda inay gaasna xilka ka qadan waxodu wa ka darey madaxwayne an jogin godoonkii jogin oo an ko digin oo xilka laga qadayo wa layaab

  12. muna says:

    land of put qabiil ayad ku tageerta gaas ee ficnan uu qabo malahan rer bariga wad aragtay siday ugu dhagan yihin oo wax uga sheegaan dowlada cali saleeban ee maafiyo organashin ayay u yaqaanin kkkkkkkkk

  13. Ahmed Somalinn says:

    ASC.
    War bal daya kii POL ahaa, mar erayo GOBTU ka xishootu-CAAY isticmaalay marna ficil QABIIL daraadi nin aragtidiisa dhiibtay ayyuu weeraray. War hooy ninkaa ma taqaanide gaagaabso yuusan halkaaga kuugu imaane. WBT.

  14. muna says:

    axmed nin caytamayo haad aragto wa laga badiyay tan kale dabshid shaqsi ma werero si barer ah intan kalshaale ku arkayay inu la kaftamo ma ahre akin land of sibo u werara dabshid walbo oo fakarkiisa u dhibsada ma aqan si gooniya miyay u taabata wuxu qoro ma aqaan

  15. muna says:

    sodhawow axmed somalinn koley wad cusub taje ku so dhawow kalshaale

  16. shaymaa says:

    Nin iska hadly warkisa cidna marabto gaas illhy ka sokow dalkiyo dadka adaa ka msuula hawshda wado mdaxwayne kaa wax qabd bdan nama soo marin

  17. ahmed faarax says:

    ninkan war majaan oo hadlaya anigu waa aqaan maaha nin degdeg badan waa nin warkiisa lagu kalsoonaan karo ninka la yiraahdo gaas waa ku fashilmay siyasada dhinac walba ee dadkaa waxay yihiin dad goba oo dulqaad badan

  18. NUURKANEDERLAND says:

    BAARLAMAANKA PL WAX HA KA BARTAAN BAARLAMANKA G/MUDUG..




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
DAAWO: Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay murugada ay ka qaadeen qaraxii Zoobe iyo fashilka kuwii fuliyey (Video)
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay Qaraxii musiibada ahaa ...
Daawo: Qatar Charity oo daah furtay mashruuc lagu gargaarayo dadkii ku Waxyeeloobay Qaraxii Zoobe (Video)
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Hay’adda Qatar Charity xafiiskeeda Soomaaliya oo ka mid ah hay’adaha ugu shaqada badan ...
Maraykanka oo loogu baaqay inuu Cunaqabateyn saaro Burma (Faah-faahin)
- Oct 19, 2017
London (Kalshaale) In ka badan 40 xildhibaan oo ka tirsan Aqalka Kongareeska Maraykanka ayaa ...
Hey’addaha Amniga Dowladda Somalia oo Saacadaha Soo socda soo bandhigaya Baadhitaanka Qaraxii Soobe
- Oct 19, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Hey’addaha ammaanka dowladda ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inay soo bandhigaan ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey banaanbiixi Xamar Kuna dhowaaqay dagaal iyo Arin culus
- Oct 18, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Khudbad dhinacyo badan Taabanaysa ...

Featured Video