DAAWO: Cabdirashiid XIDIG oo Isagoo Cadhaysan Afka Furtay, Rajada uu qabo iyo Waxa Qorshihiisu yahay (Muuqaal)

Muqdisho (Kalshaale) Cabdirashiid Xidig oo ah Musharax u taagan Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa si kulul uga hadlay Xaalada dalka, Wuxuuna sheegay inuu Rajo wayn ka qabo in la doorto.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xidig ayaa ka hadlay Xaalada adag ee Xildhibaanada iyo Halka ay ku shiraan oo ah meel dhimatay oo dayacan waxna uu kaqaban doono, Sidoo kale wuxuu ka hadlay Ajaanibta kusugan Soomaaliya iyo Shaqaalaha lagu qoro qaabka Beelaysan, Wuxuuna Codsaday in loo hiiliyo Isbadalka.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (7)

  1. Hiilqaran says:

    Adeer midwalba markuu cod radinayo wuxuu iska dhigaa malaa ig dandiisa markuu garana dadkii doorday ayuu dhibaateyaa ama uu lugooyaa adiguna ayagoo kalaad tahay amaba waad kalidataa oo waxaa lagugu tirinayaa inaad tahay sargaal Ethiopian ah marka waxba waqtiga ha iska luminin ee af kaaga qashuush kaa hayso oo nacnacda iskadaa kkkk wabilaahi towfiiq

  2. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    Xiddigow, horta la kaalay KALSOONIDA:

    1. Sheekh Axmed Madowbe
    2. Xildhibaanada Daarood.

    Intaas hadii aad weydo nina kuu dooran maayo, ee wajigaa meesha ka dhaqaaji.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  3. Hiilqaran says:

    Kkkk Bawaani king sxb ishaad karidey oo waa nin kaligi gudaya oo weliba xiiqsan kkk cidi imadiran ee an uubesdiry weeye xaladiisu wabilaahi towfiiq

  4. Mr BaHaL says:

    Maxaa Daarood keenay?

    Nin kani dadka Somaliyeed ee meesha Somaliya dhexboodaya ayuu ka mid yahay.Ma soo doonan wax Daarood leeeyahay umana socdo meel u Daarod leeyahay.Wuxu rabaa Gudoomiyaha Parliamentka Somaliyeed.

    Maxaad Daarood iyo wax aan loo joogin ugu hadaaqaysaaan.

    Waar xanuunka dadka ha qaadsiinina.

    Dadmida

  5. Hiilqaran says:

    Mr Bahal anigu mafahmin daaroodka iyo waxaad kahadleysid lakiin anigu shaqsiyad ahaan gudoonka barlamaanka umadoordeen xidig iyo Jawaari labadoodaba waxaan u arkaa ineey yihiin wax matarayaal lakiin inta kale ee sharaxan markii lagareebo geseey waa soo dhoweynayaa ee caadi iskadhi sxb

  6. muna says:

    so adiga hada laha barawani ishad ka riday goormee kula xumatay hiilqaran kkkkkk oo naga daaya qabyaakada malayacniga ah ee rati saiil ah dhiibta xidig wa muwadin ha xaq u leh inu u tartamo godoo ka barlamanka

  7. NUURKANEDERLAND says:

    SOMALIYEEY TANI DAWLAD MAAHEE AA COMPANY UU LEYAHAY ERGI KU SHEEGA MICHEAL KAETING=GUUMAYSTAHA SHAATIGA SHARCIYEYSAN LOOSOO GALIYEY




MUUQAAL: Caaqil C.laahi iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo sharafta ka Qaaday Abokor oo Hargeisa ka hadlay
- Aug 21, 2017
Caaqil C.laahi iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo sharafta ka Qaaday Abokor Sulub oo ...
Daawo: Odayaal ku shiray Garoowe oo C.wali Gaas ugu baaqay inuu Iscasilo, Eedayn Kululna u jeediyey (Muuqaal)
- Aug 21, 2017
Garoowe (Kalshaale) Odayaal dhaqan oo kasoo jeeda Gobolka Nugaal ayaa shir ay ku yeesheen ...
Daawo Video: Shaqaaqadii Buuhoodle oo Lasoo Afjaray, Ciidamadii oo la kala Qaaday & Ergooyinka oo ka warbixiyey
- Aug 21, 2017
Buuhoodle (Kalshaale) Waxaa meel wanaagsan Maraysan soo Afmeerida Shaqaaqadii dhowaan ka dhacday magaalada Buuhoodle, ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Booqasho ugu tagay C.qaasim Salaad iyo Wixii ku dhexmaray Dalka Masar
- Aug 21, 2017
Qaahira (Kalshaale) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cadullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga ...
Daawo Video: Kaftanka Siyaasadda oo Xiiso Badan, Go’aankii Puntland, Xilka Qaadista Sanadkan Iyo Arinta Roobow
- Aug 21, 2017
Minneapolis (Kalshaale) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda ee Wariye Cali Xaraare ...