Deg deg: TOOS U DAAWO: Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya

Muqdisho (Kalshaale) Waxaa hada si toos ah magaalada Muqdisho uga Bilaabatay Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaaliya waxaana kursigan ku tartamaya afar Musaharax.

Kulanka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa soo xaadiray Xildhibaano gaaraya 248-xildhibaan waxaana kulankan Shir gudoominaya Xildhibaan Cusmaan Cilmi Boqore oo ah Shir gudoonka KMG ee Baarlamaanka.

Doorashada Goordhaw bilaabatay waxaa ku tartamaya Idiris Aadan Dhakhtar, xildhibaan C/rashiid Max’ed Xidig, Prof. Max’ed Cismaan Jawaari oo xilkan difaacanaya iyo C/fitaax Max’ed Ibraahim (Geesey).

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DOORASHADA OO TOOS AH

Waxaa aad u adag in la saadaaliyo cida ku guuleesan doonta Doorashada goorshaw ka bilaabatay Xarunta golaha shacabka, waxaana ugu cad cad doorashadan lagana yaabo in midkood kusoo baxo Xildhibaan Jawaari iyo Xildhibaan Xidig.

Xidlhibaan Xidig hadii uu soo baxo Farmaajo iyo Cumar C.rashiid waa ku daayeen, Hadii uu soo baxo Xildhibaan Jawaari Waxaa Hungurigiisa dib u liqaya Shariif Xasan.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (28)

  1. Mr BaHaL says:

    Anuu hadaan ka saadaaliyo doorshadan – waxaa helaya Jawaari.

    Hawiyaha iyo Daaroodku meel ayay wada maraan marka uu arin sidan yahay.

    Dadmida

  2. Dabshid says:

    Rasalwasaare la magacaabey ayaa lugaha Qabtey Shaqadii Dowladda ee maxaad u maleyn haddii loo doorto Guddoomiye Parliament oo sidii Shariif Sakiin dhuunta u galo tilaabo kasto oo dowladdu qaado.

    4 sano ee Jawaari guddoomiyaha Golaha ahaa marnaba isma hortaagin mana soo faragalin shaqada iyo arimaha Dowladda.

    Jawaari Doorta aan Horey u soconee.

  3. Dabshid says:

    Mr BaHal

    Kkkkk

    Markey Raqda korfadhiyaan isku meel ayey wada maraan,

    Kursiga Guddoomiyaha Golaha wuxuu ku fiicanyahey nin Degan oo aqoonyahan ah sida Jawaari.

  4. Mustafe Daacad says:

    Ninkii ladortaba kolay mee xukumi mahayo xitaa xamar markaa waa iska dawlad khiyaali ah kolay meshqn anigu kama arko wax somali rajo riican ka qabaki kadho ninkii kuwaan dawlad kasugayow adiga waalan e dhakhtar tag kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkk

  5. Mr BaHaL says:

    Dabshid

    kkk sxb sidaa ayay iila muuqataa.

    Raqada aan wada cuno camal

    Shariif Sakiin meeli ugama banaa ragdaasi

    Dadmida

  6. Dabshid says:

    Sida muuqato Xidig wuxuu ka codbadanyahey Codkuu helay Governor Galeyr markuu u tartamey Guddoomiyaha Parliament.

  7. ahmed faarax says:

    ilaahaybaa og lkn ma jiro daarood iyo hawiye meel wada marayaa daarood ma wada socdo waa nin iyo faraskii hawiyena waa la mid bal aan eegno amuuraha

  8. Saeed Yusuf mahmoud says:

    Mr dabshid Mr bahal mr mustafe dacad waxaa ladoranaya maanta?? Ma gudoomiyii
    G/shacabka mise kansare

  9. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    Cabdirashiid Xidig ma haaysto kalsoonida xildhibaanada DAAROOD.

    Marka, waxaa ku guulaysandoona PROF. JAWAAWI.

    Let us wait the voting results.

    OK

  10. Saeed Yusuf mahmoud says:

    Hhhhh waar yaa xidig
    Indha adakaa maqob yaaladan
    Maldahan ayuu runmodey

  11. Jugle says:

    Barawaani king, abti waa runtaa oo xidig taageero kama haysto xildhibaanada darod iyo maamulada darod midna lkn jambal baa la isu tuurayaa oo yamyam iyo qadaad wayn isku bahaystay 4.5 ayaa raba inay xidig doortaan si ay darodka uga reebaan tartanka m.waynaha kkkkkk

  12. Saeed Yusuf mahmoud says:

    Hhhhh somalida isaaqba
    Umaskax ahaayo Isaaqna
    Dowlad dadban mafahmin markaa iska
    Xuuxlaya

  13. Jugle says:

    Darodna waxay wacad ku mareen hadii xidig la doorto inay shariif sakiin ugu shubayaan codkooda yacni ninkii lowga kaa guba xagashaa laga gubaa camal kkkkk

  14. Dabshid says:

    Xildhibaanadii Beesha Daarood oo sugiwaayey inta looga Sheegi Natiijada oo Farxad Awgeed u alalaasey Jawaari kuna Tufey Xidig.

    Galeyr-2012= 20%, Xidig-2016 = 45%, Ninka Sanadka 2020 may be 55% Who knows.

    NIN SIGTEY MA NOOLA

  15. Saeed Yusuf mahmoud says:

    Jugloooooow ASC SXB waxaa damacdeen kaftankii
    Miyaa duriyada kaxidheen

  16. Mustafe Daacad says:

    Dabshid
    Darood haduu labada xil e waweyn mid helin waxagee dhulka iyo dhacabka laxukumayaa ileen dhulka somalia 65% Daarood ayaa lehe shacabkuna 50% waa Daaroode aqligu hadhaqeeyo .Xialaka sare anagoo qabanay ayaan dhahnaa Puntlanlad iyo Jubaland amar la,aan lagamaso degi karo laandheerw labo maha kowna waa aniga shekhaal baa yaabty kkknnnnnkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkknkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. Dabshid says:

    Guddoomiyaha Parliament oo Doorasho ku yimaado iyo Horjoogaha Wasiirada (Rasalwasaare) oo la magacaabo marna la eryo keebaa sharaf badan.

  18. Jugle says:

    Saeed, kkkkkk sxb duriyada lagama xidhin kaftankii balse ma rabaan inay ka hadlaan 2da reer ee isku haya somaliya balse xildhibaanada isaaq waxay hoosta kala jiraan culusow kkkkkkk

  19. Dabshid says:

    Xageena Dhoocilahaa FAANO,

    Aboorkaaba Dudumo Camiro oo awoodiisa iyo wax qabadkiisu muuqdaa- waxaa la gaarey markii Geedaha la tirsanjirey. Geed magaalo ma camiro.

  20. Jugle says:

    Mustafe, sxb sln sare, sxb ishaad kariday, yacni halkaas umbaa lakala joogi ee ma filaayo in darod la’aantiis wadankan la dhaqaajin karo, yacni faraq yar badwayn ma dhaqaajin karo kkkkkkk

  21. Jugle says:

    Faan ma ahan ee hadii la’aantay wax la dhaqaajin karo 26kii sano ee lasoo dhaafay baynu arki lahayn, ader looma baahna wax matare meesha kama tage kkkk

  22. farxiyo says:

    dabshid.
    kutubkey Ku taala soomaaliya inaaney degayn hadaan Daarood xukumin.
    xitaa imaamka xaramka Ku riyoodey
    jaberti Ismaaciil cuqeyl.
    dabshid HADAANU weyno m/weyne
    ogow si dadban baanu u xukunaa dalka.

  23. farxiyo says:

    xukun dadban.
    siyaasad dadban.
    sabaaxad dadban.
    waa naga diyaar,HADAANU xukunka wayno

  24. Dabshid says:

    Farxiyo

    Kkkkk

    Runbaad sheegtey, hadaan Gaaweeto la ii buuxin GAAL MAXAASTA II KORIYO ayaa ii dhaamo,

    Su’aashu waxaa waaye meeqo sano ayaa lagu jiridoonaa shirarka Nairobi iyo qurbo wareeg.

  25. Mustafe Daacad says:

    Jugle
    Boqor sas weeye dawlad khiyaliga hadan xil se kaweyno walahan dhulkeena lagu xisab tameyn kkknnknkkk puntland howshas udaaya iyagaa marna wax diida marna wax yeela matna lugta kuwalaqa waliba Md waa xageena taas meelku qor hadii kale xamar hays xukunto yaa weylak knnnllkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  26. Mustafe Daacad says:

    Dabshid
    Adiga hadalkaga qiimo maleh aqli badana malihid seyn dameerad ayaad qabiilka tahay e iska hadal kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  27. farxiyo says:

    dabshid.
    gaaweetada waa LA wada sitaa.
    ee xirfad baa lays dheer yahay.
    waxba sheegi maayo m/weyne.
    muhiimadu waa Yaa dalka wax laga weydiinayaa???
    waa aragtideyda dadban.

  28. Dabshid says:

    farxiyo

    Howl wada dadban ayaa socoto soo maahan.

    Shirkii dadbanaa ee Khaatumo iyo Soomaaliland goormuu dib u bilaaban doonaa, iyo dalkee dadban oo lagu qaban doonaa.




MUUQAAL: Dhalinyarada Soomaaliyeed oo Garab istaagay Pizza House, Si aan La Filayn oo maanta loogu Ciiday
- Jun 25, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho,  ayaa Maanta ku Ciiday Hotelka ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Shacabka kula Tukuday Muqdisho iyo Khudbadii uu ka Jeediyey (Daawo)
- Jun 25, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta salaada ciida ...
MUUQAAL: RW khayre oo ka hadlay Isbadalka Muqdisho, iyo Waxay Dawladu ka Damacsan tahay Guud ahaan Soomaliya
- Jun 25, 2017
Ra’isul Wasaaraha dowladda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Saaka soo duubay fariin uu uga ...
Daawo Kaftanka Siyaasada: Buuhoodle oo lagu wareeray, Galdogob, Khaliijka, Puntland laba wasiir waxay la kulmeen
- Jun 25, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamijka Kaftanka Siyaasada oo ay soo Jeediyaan ...
Daawo: Hay’adda SCERDO oo Deeq ka Qaybisay degmada Ceegaag (Muuqaal)
- Jun 25, 2017
Buuhoodle (Kalshaale) Hay,adda Somali Canadian Education and Rural Development Organization (SCERDO) ee fadhigeedu yahay ...