Daawo Muuqaal: Imaraadka oo doonaya inuu Saldhig ka samaysto Ber-bera iyo Suldaan Wabar oo dib isku Abaabulaya

Muqdisho (Kalshaale) Wasiirka Arimaha debedda ee maamulka Somaliland Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay Qorshe Dawlada Imaaraadka Carabtu ay ku doonayso inay magaalada Berbera uga Samaysato Saldhig Ciidan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Imaaraadka Carabta ayaa dhowaan la wareegtay Dekedda magaalada Berbera, Sidoo kalana waxay Faragelin ku haysaa Guud ahaanba Arimaha Soomaaliya, Iyadoo ka Faa’iidaysatay Hanaankii Dawladnimo oo meesha ka Maqan.

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay wararka sheegay in Suldaan Wabar uu mar kale isku diyaarinayo Inuu dagaal kusoo qaado maamulka Somaliland, Iyadoo hada uu ku sugan yahay Deegaanada Gobolka Awdal iyo dhinaca Xaduudka Itoobiya.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (33)

  1. Ahmed Somalinn says:

    ASC.
    …Somalia waa beec…
    Markuu wasiirka kowaad ahaa M/med Cali Gedi wuxuu baahiyay inaysan dayaarad ka soo degi-karin Gobollada Waqooyi Galbeed, DAYAARADNA KAMA SOO DEGIN. Haddana EX madaxweyne Xasan Sheekh maba aaminsana inay G.W.G. ka tirsanyihiin Somalia. Adduunyoy, maantana waxay taagantahay inaan M. C. Geedi ammaano markaan Xasan aragnay. WBT.

  2. Aarka hargaysa says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Aarka hargaysa says:

    Ahmed oromo maxaad tiri hal diyaarad kamasodagi karto kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. NUURKANEDERLAND says:

    kkkkk..MAANDHOOW CAYAAYIRKA IGA DAA CARABI WAA NAAGE,,,,22-01-2017,WAXAA LA SUGAYAA (WW3)DAGAALKII SEDEXAAD,

  5. rooble says:

    Sxbyaal waad salaamantiin dhamaantin

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    intaa kabacdi waxaan leeyay magalada

    Ber bara iyo sul daan wabar maxaa isukeenay

    Midkale wabar kii hore miyaanu ahayn e cararay

    Mise waa mid cusub

  6. Ahmed Somalinn says:

    ASC.
    Aarka hargaysa,
    waa lakala wareegi jire ma xiriir baa billowday?. Kolba dhankayga waa irid furan. WBT.

  7. rooble says:

    Nuurka naderland

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. ciise binu axmed says:

    asc all
    waanu soo dhoweyneynaa saldhiga milateri,hu casri ah iyo diyaarado dagaal oo aanu baasiinka soo baxaya ku ilaashano waanu u baahanahay,,laakiin itoobiya yaanay cabsan duulaan kuma nihin waa saaxiibadayo itoobiya viva itoobiya

  9. ciise binu axmed says:

    saxid
    hu=hub

  10. rooble says:

    Ciise binu axmed

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Sxb salan sare intaa kabacdi

    Xisaabta waxaad kudartaa

    Marakiibti dagaalka kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Somaliland hanolatooooooooooooooooooooooo

  11. Ahmed Somalinn says:

    ASC.
    Markaan dhallin yaraa, waxaa afxumadayda ka mid ahaa, waxaan dhihijiray SOMALIDU WAA WACAL & WACAL ADEERKI. Waan tuhmay inay wax qaldan-yihiin balse caddayn uma hayn. Maanta waxaa ii caddaatay in tuhunkaygi wax ka jiraan, haddiiba;
    A.DUDUBLO Madarkicis (Hawiye) ahaa uu SAMAROON la dhashay oo saa DIR ku noqday.
    B.War geeda naga baandheeya DNA waa dambeeyaaye.
    C.Hadda waa anne inaan xaydxayto oon raadsho kuwo aan abtirsiinyo wadaagno oo laygu sheegay agagaarka magaalada SHEEKH. AARKA HARGAYSA ma laga yaaba inaan ADEER kuu noqdo. WBT.

  12. farxiyo says:

    aarka hargeysa.
    oo miyaadan xildhibaan noqon.
    waryaa INA iidaan ,malaha kuugnimadi baa kuu rooneyd oo maraqaad Cabi jirtey.
    eesh calaa karaacimo muufeysan.

  13. kalahage says:

    Ma dekada nato iyo Warsaw ilaashabayaan baa cimaaraadkan dalanbaabiga ah laga kiraynayaa ilaahoow yaan nukliyeer nalagu ridin.

    Wakaa kii hunguri ahaa.

  14. ciise binu axmed says:

    farxiyo
    waad qaldantahay madaxda ha maagin yaan maxkammada sare lagaaga yeedhine INA IIDAAN maanta isagaa cuntada loosoo karinayaa KIJO TO BAARLAMAAN,,,aarka hargeysa ma naftiisa ayuu nacay muxuu xildhibaan xamar jooga ku falayaa

    weriye muuno buuro oo golaha guurtida somaliya loo doortay alla ceeb weynaa
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  15. rooble says:

    Farxiya filsan

    ma reer xamar ayaatay marwalba

    Moofo ayaad hadal haysaaye

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Casimadaada kasheeke xamar ragbaa lehe

    Sidee weeye @danyeer .com ama kaftan.com

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  16. Kaligii taliye says:

    Wcs

  17. Ahmed Somalinn says:

    ASC.
    War QURASHKI Aarki Hargaysa ma dhuuntay?. WBT.

  18. sOmalilander says:

    Waan soo dhawynaynaa Saldhiga Military base ka ah ee dawlada Emirates ku ka dhisanayso ber berbera somaliland, waxaan leeyahay minanku minaankaagi waayeee noooh !! 😂😂

  19. Barwaaqo says:

    This extraordinary history reinforces the claim that, geographically, Berbera and its environs are strategically important and accessible. We pray that Berbera will once again reach its full potential as a gateway to the Horn of Africa and deliver prosperity. Having been marginalised for such a long time by the international community, this is a golden opportunity to pave the way.

    http://gulfnews.com/your-say/your-view/berbera-s-history-is-telling-of-its-importance-1.1913008

  20. sOmalilander says:

    Barwaaqo Cadeeey

    Waad ku mahadsantahay wllo warbixintaa qiimahaa iyo qaayahaa leh eed noosoo gudbisay, kuna soo dhawoow barxada kalshale, Thanks !

  21. Mr BaHaL says:

    Somalilander

    Warrar badan oo soo baxaya ayaa sheegaya inuu Ruushku rabo Bebera,taasi badalkeedana uu aqoonsado Somaliya oo uu caawiyo.Reer Galbeedku ay arinkaa ka cadhoodeen oo Emaaratka la soo diray si Ruushka meeshaasi looga xanibo.

    Bal Warka nasii.Sidee,wax u jiraan?

    Dadmida

  22. Mr BaHaL says:

    Sorry,Somaliland ayaan u jeeday..

  23. sOmalilander says:

    Mr bahal. .

    Ugaas salaan kadib, warku wuu jiraa waanan maqlay , laakiin dee kolayba soomali baynu nahayo waxii jirraa waxaan jirin lagu sii dardaraa, Thanks

  24. Barwaaqo says:

    Mr Bahal

    Warka waad haysaa. Warku waa sidaad.

  25. Barwaaqo says:

    Somalilander ind waad ku mahadsantahay soo dhaweynta, thanks.

  26. Mr BaHaL says:

    Barwaaqo

    Huuno waad mahadsan tahay.Somalilander wuu ka baqay inuu sheego jiritaanka arintaasi.Reer Mudug Camalkkk

    Dadmida

  27. sOmalilander says:

    Mr bahal

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  28. Jugle says:

    Kaligii taliye, wcs, sxb dad badan ayaa markay arkaan/maqlaan magacaas kaligii taliye isku xaari ee caruurta hanaga sasinin ee soo badel magaca kkkkkkkkk indr kusoo dhawoow kalshaale.ca

  29. Mr BaHaL says:

    Somalilander

    Waan kaa qosliyay.I make your day..

    Dadmida

  30. sOmalilander says:

    Mr bahal

    Aad iyo aad ugaas mahadsanid !!

  31. Ahmed Somalinn says:

    ASC.
    QURAYSHKI Aarka Hargaysa baxsaye, aan BALAN-BAALIS-NIMADAYDI aado.
    ×××××××××××××××××××××××××××××××××× .
    Mahmaah Somalia tiri “HAL XAARAANA NIRIG XALAALA MA DHASHO”. Dastuurka Somali waa ku MEEL-GAAR. Waa maxay ku meel gaar?, waa wixi ka soo baxa Baarlamanka & Dawladda waa LAALAADAAN ee ma noqon karaan sharci rasmiya. Waxaana bedelikara Baarlamaan & Dawlad ku abtirsada Dastuur Afti loo qaaday.
    +++Markay saa wax yihiin; Baarlamaanka jira wuxuu noqon IGU SIN, Dawladdu igu sin & GAROON uu ummada Xasan Sheekh ku ciyaarsiiyo.
    ++Markaan Dastuurka IGU SIN u noqono, Maamulka GALMUDUG ma xalaalba?, saa Dastuurka IGU SIN wuxuu leeyahay “waxaa Mamul Goboleed noqon kara 2ba Gobol & ka badane” isna waa hal Gobol & nuse. Halkaa waxaa ku haray cid kasta oo fayoow oo waaqiciga ka faaloota, saa arrinti waxay noqotay ILLEEN GEES LOO BAXAANE waana jaah wareer uu Xasan Sheekh ugu talagalay dadka maskaxda xur ka ah. Taariikhdu waxay Xasan Sheekh ku xusidoonta RASPUTINKI Somalia. +Ummad dhami ma daba taagnaan karto DHUDHUMASHOWGA Xasane ILAAHOW dariiq toosan nagu hag. WBT

  32. nasra says:

    axmed somalin

    waxad tiri waxan ahay oday wayn oo waliba waayo araga ah

    adoo raaliya makaa dhabaa in aad u haysato in somaliya xor tahay

    oo ay shicibku dooran karaan madaxwaynaha ay rabaan ciduu doono ha noqdee waadiga arkaya wax walbee ma aqaan sidaan wax u socdaan ee aad u hadasho sidii dad wax maamuli kara waayo xasan
    sheekh iyo kun kaloo yimaadaba in aanay wax bedeli karin
    waayo dal wuxuu ku noqdaa dowlad sharci iyo dastuur lehba dadkiisa oo isku xiran waad aragtaadaaba meel kalee xamarbaan isku ogaal ahayn cid waliba waa og tahay allena aa u maqan yahay

    laakinse somali waxa ka t urjuma dadka soo gala websaadhyada siday u fakaraan ee mid waliba difaaco reerkiisa uun baa dahaba markaa dalkaasi dadkii dhicin lahaa waxa kala kaxeeyey wax lawada og yahay ee ku darso xisaabta oo ka hadal mar uun riyaalatiga ka jira wadankii somaliyeed




MUUQAAL: Dhalinyarada Soomaaliyeed oo Garab istaagay Pizza House, Si aan La Filayn oo maanta loogu Ciiday
- Jun 25, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho,  ayaa Maanta ku Ciiday Hotelka ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Shacabka kula Tukuday Muqdisho iyo Khudbadii uu ka Jeediyey (Daawo)
- Jun 25, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta salaada ciida ...
MUUQAAL: RW khayre oo ka hadlay Isbadalka Muqdisho, iyo Waxay Dawladu ka Damacsan tahay Guud ahaan Soomaliya
- Jun 25, 2017
Ra’isul Wasaaraha dowladda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Saaka soo duubay fariin uu uga ...
Daawo Kaftanka Siyaasada: Buuhoodle oo lagu wareeray, Galdogob, Khaliijka, Puntland laba wasiir waxay la kulmeen
- Jun 25, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamijka Kaftanka Siyaasada oo ay soo Jeediyaan ...
Daawo: Hay’adda SCERDO oo Deeq ka Qaybisay degmada Ceegaag (Muuqaal)
- Jun 25, 2017
Buuhoodle (Kalshaale) Hay,adda Somali Canadian Education and Rural Development Organization (SCERDO) ee fadhigeedu yahay ...