Daawo Video+SAWIRO: Soo dhowayntii C.kariim Guuleed ee Cadaado “Looma Dulqaadan doono Amni Daro iyo…

Cadaado (Kalshaale) Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ah ee Galmudug.

Madaxweyne Guuleed ayaa wafdiga uu hogaaminayay waxaa kamid ahaa Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Galmudug iyadoo ay garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyeen mas’uuliyiin ay ka mid ahaayeen Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo Senatar Abshir Buqaari iyo dadweyne faro badan.

Madaxweyne Guuleed ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin amni darro iyo qalqal, waxana uu faray ciidamada ammaanka ee Galmudug ee inay adkeeyaan amaanka deegaanada Galmudug.

HALKAN KA DAAWO  MUUQAALKA IYO SOO DHOWAYNTA 

Madaxweyne Guuleed ayaa ka soo horjeestey codkii kalsoonida ee ay baarlamaanka Galmudug u qaadeen shalay kuwaasoo ay ku sheegeen in ay kalsoonida kala noqdeen Madaxweynaha.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (3)

  1. Cadaado says:

    ASC, dhamaantiin.
    Waa daanyeero kuwa fowdada iyo qalalaasaha siyaasadeed galinaya dowlad goboledka Galmudug, iyo guud ahaanba Somaliya.

    Waa sharci darro iyo caqli daanyeernimo in eey qaswadayaasha fowdada sameeyay ee dhahaya Madaxweeyne Guuleed ayaan xilkii ka qaadnay.

    Kuwaas sharciga kutumanaya, iyo daanyeerada kale ee isbaaradaa siyaasadeed dhigtay Dhuusamareen iyo Guriceel, waa dad qabiilo kale u shaqeeynaya. Waa daanyeero aanan caqli laheeyn oo cadowga dalka iyo qabiilo kale oo caqli xun u adeegaya.
    Waa in lasoo xirraa gudoomiya kuxigeenka baarlamaanka Galmudug, ee si sharci darro ah u dhahay madaxweenihii isaga kasareeyay ayaan xilka ka qaaday. Waa dambiile ninkaas iyo dhamaan waxii kusaaciday fowdada iyo qalalaasaha siyaasadeed.
    Si dag dag ah haloo soo xirra, isagana, waa gudoomiya kuxigeenka baarlamaanka Galmudug ayaana mudan in xilka laga qaado, lana xiraa.

    Dabcan, hogaamiyaha Galmudug dhaliilo waa leeyahay, waxaana anniga iigu muhiimsan waxyaabaha uu dayacay in uu Xarardheere ku fiirsanayo in eey argagixisada alshabaab, naagahii inta eey ku kufsadeen, caruur ku dhaldhalaya, oo eey ku xidideeysteen meeshaas, iyo in uu daanyeerada Dhuusamareen iyo Guriceel isbaarada u dhigtay maamulka uu hogaamiya, iyagana uu indhaha kafiirsanayo, waana stupid nimmo iyo hogaamin xummo labadaas arrin, iyo waxyaabo kale oo jirra, laakiin, ninkaan waa ninkii ugu caqliga roonaa reerkiisa caqli laawayaasha ah.
    God bless Somalia.

  2. Kamaal Adan says:

    Guuled maxaku dhacay wuu dhamaday mise xoolihii xaranta ahaa ayaa gubay ?

  3. muna says:

    kamaal xoolo xaaran ah yu ka dhacay maskiinka maca u nabeysa xik culus ayu haya umad isbaaro u taalay 22 sano ayu madaxwayne u yahay muxu u dhaman wayay




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
MUUQAAL: Qurbajoog Buuhoodle ka Sameeyay arin Lagu farxo iyo Munaasibad Loo Qabtay oo Hadalo laga Jeediyey
- Dec 13, 2017
Buuhoodle  (Kalshaale) Munaasabadan ayaa ahayd mid ay Qurbajoogta u dhalatay deegaanka Buuhoodle ku waeejinayeen ...
Daawo: Fanaaniin Caan ah oo ka yimid Maraykanka oo Muqdisho soo gaadhay
- Dec 13, 2017
Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo dhoweeyay Fanaaniin Caan ah oo ay ka mid tahay ...
MUUQAAL: Muxuu Daahir Rayaale kula dardaarmay madaxweynaha Somaliland
- Dec 13, 2017
Laascaanod  (Kalshaale) Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta oo Arbaca ah ...
DAAWO: Muuse Biixi oo loo dhaariyey Madaxwaynaha S.land iyo Khudbadii uu ka Jeediyey Madasha maanta (Daawo)
- Dec 13, 2017
Hargeisa (Kalshaale) Muuse Bixi Cabdi Madaxwaynaha Cusub ee dhowaan loo doortay Madaxwaynaha Somaliland ayaa ...
Daawo Muuqaal: Khudbadii Siilaanyo ku sagootiyey xilkii uu wakhti badan hayey
- Dec 13, 2017
Hargeisa (Kalshaale) Khudbad Siilaanyo ku sagootiyey Xilkii uu wakhti badan kusoo Fadhiyey

Featured Video