DAAWO MUUQAAL: Obama oo jeediyey Khudbadii u Dambaysay isagoo ilmadu ka Qubanayso iyo Waxa uu Uga hadlay

Madaxweynaha Maraykanka oo maalmuhu oga hadheen xafiiska Barack Hussein Obama ayaa qudbadii ugu danbeysay jeediyey, wuxuu ka hadlay guulihii uu gaadhay, wuxuu sheegay inuu waydaaranayo dad iyo dal mideysan, wuxuu sheegay inuu dhisay cudud dhaqaale, aqoon iyo siyaasada debeda oo hagaagsan. Wuxuu ka sheekeyeey guulaha oo gaadhay ayadoo kolkii uu qabsanayayey xukaunka sanadkii 2008 dalku ku jirey jaha wareer dhaqaale. Waxa joogey goobta kumanaan ruux, waxa kale oo banaanka iyo wadooyinka tubnaa boqolaal  oo kale.

Dadku waxay ku dhawaqaayeen ”’Four more Year, Four More years” oo ah afar sano oo kale, Afar sano oo kale”’… Wuxuu yidhi” ma awoodo”’.

Wuxuu amaanay dadkii la shaqeeyey sida ku xigeenkiisa Biden iyo xaaskiisa Micheal oo uu sheegay inay yihiin tiirarkiisii.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KHUDBADA OBAMA 

Qudbadan ayuu ka jeediyey magaalada Chicago oo ah halkii uu noloshiisa wanaagsan ka bilaabay siyaasadana ka bilaabay, wuxuu la ilmeeyey amaanta xaaskiisa iyo gabadhihiisa.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (3)

  1. BARAWANI KING says:

    PRESIDENT OBAMA:

    We wish you good luck. Don’t warry, you had been the president of America for two terms, 8 years. You made good histories that all blacks will remember being the first Black President of USA.

    GOOD LUCK in your future endeavors.

    BARAWANI KING

  2. Saeed Yusuf mahmoud says:

    Barawani king asc sxb
    Barag Obama taariikh buu ugategey Dadka madow Waayo doorashii
    Barack Obama waxyabo
    Badanbaa kulifaqna
    Oo ay cadaan iyo
    Carabtuba ugagolahayen
    Number (1) inay waxqaribman oo kabacdina loo. aaneyo
    Nin madoobi inaanu
    Waxba maamuli karin
    (2) in dhinacakale
    Haduu-waxhagajiyo sida
    Muuqataba maanta inlatuso aduunka amricen inaan dimuradiyad cidina
    Kulatartameyn waxaana
    La soo ogaadey inuu
    Obama somali kafogen

  3. muna says:

    obama wadankiisa wu u dadaal lakin dalal badan oo muslim ah ayu qalald iyo gumaad shacabka ka geyatay oo siiriya iyo ciraaq ugu horeeyan iyo soomaaliya mark amaan nagama mudn hadan soomaali nahay wixi uu madaxwayne u yahay ha amaanan oo calankooda hoos jooga uf uf ayan niri




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
MUUQAAL: Qurbajoog Buuhoodle ka Sameeyay arin Lagu farxo iyo Munaasibad Loo Qabtay oo Hadalo laga Jeediyey
- Dec 13, 2017
Buuhoodle  (Kalshaale) Munaasabadan ayaa ahayd mid ay Qurbajoogta u dhalatay deegaanka Buuhoodle ku waeejinayeen ...
Daawo: Fanaaniin Caan ah oo ka yimid Maraykanka oo Muqdisho soo gaadhay
- Dec 13, 2017
Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo dhoweeyay Fanaaniin Caan ah oo ay ka mid tahay ...
MUUQAAL: Muxuu Daahir Rayaale kula dardaarmay madaxweynaha Somaliland
- Dec 13, 2017
Laascaanod  (Kalshaale) Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta oo Arbaca ah ...
DAAWO: Muuse Biixi oo loo dhaariyey Madaxwaynaha S.land iyo Khudbadii uu ka Jeediyey Madasha maanta (Daawo)
- Dec 13, 2017
Hargeisa (Kalshaale) Muuse Bixi Cabdi Madaxwaynaha Cusub ee dhowaan loo doortay Madaxwaynaha Somaliland ayaa ...
Daawo Muuqaal: Khudbadii Siilaanyo ku sagootiyey xilkii uu wakhti badan hayey
- Dec 13, 2017
Hargeisa (Kalshaale) Khudbad Siilaanyo ku sagootiyey Xilkii uu wakhti badan kusoo Fadhiyey

Featured Video