DAAWO: Gudoomiyihii Baarlamaanka Galmudug iyo Cabdikariin Guuleed oo Iyagoo yaaban Shir ku qabtay XAMAR

Muqdisho (Kalshaale) Waxaa magaalada Muqdisho Warbaahinta kula hadlay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo Madaxwaynaha Galmudug C.kariim Xuseen Guuleed.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay si isku mid ah ugu Gacan Saydhee Go’aanka kasoo baxay Baarlamaanka Galmudug ee Xilka looga Qaaday C.kariim Guuleed, Waxayna ku sifeeyeen Talaabada ay Qaadeen Xildhibaanadu mid Sharci Darro ah.

Madaxda Galmudug ayaa lagu eedaayaa inay inta badan ku sugan yihiin Muqdisho, Iyadoona Taasi ay keentay in iyagoo dalka ka maqan Xildhibaanada Galmudug ay  Meesha ka Tuuraan.


<

Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (31)

  1. Hiilqaran says:

    Hhhhhkkkkkhhhhhkkkkkhhhhhkkkkk

  2. Somali girl says:

    Saax ka qaada mj ayuugu shushubtee hhhhhhhhh good news

  3. Land of Punt says:

    Guuleed iyo gudoomiyaha parlemanka qalad ayey fahmeen, ma fahmin waxa parlemantry democracy tahay!!!!!!! Kkkkkkkk
    Waxay moodeen in ayaga parlemanka maamulaan, ma oga ayaga la maamulo!!!
    Kuye aniga guddoomiya ayaa kala dirnay oo fasax siinay oo meesha joogin!!
    Ma oga miyaa in aqlabiyad labada saacadii la doono la tuuri karo.. Dhagajuun cidna ma hogaamin karo.

    Hadaad dood qabtaan adiga iyo gudoomiyaha maad Cadaado taagtaan oo isdifaacdaan.
    Abaaro kulul iyo parlemankii oo kaa shiraya inaad Xamar fadhido haday kaa yeelaan walaan wax Galmudug ladhaho jirayn.
    Inaad Cadaado ka degto degdeg ayey ahayd adiga iyo guddoomiye sheeganaya..
    Walle dadkaas gobolada dhexe alle ayaa u maqan.

  4. Land of Punt says:

    Waxaas Galmudug iyo meel la mid ah ayey ka suurtoobaan.
    Ma parlemanka ayaa ku xukuma mise adaa xukuma oo ayagaa ku keenay, in the first place

  5. Land of Punt says:

    Meesha waxaa isku haysta dad raba inay maamul samaystaan la mid ah maamulada kale iyo dad siyaasad u isticmaala maamulka Galmudug oo dadka iyo waxa ku lool yihiin kala jeclayn.
    Dhinac ayey u dhicin, ama maamul ayey noqon ama waa lagu kala tegin.
    Yaab! Kuraas qurxoon oo Xamar taal ayaa la isku sawirin sida ay Xamar matalaan!!
    Agtayda labada waa ruqso.
    Viva reer Cadaado, iska qabta Damujadiid .

  6. Jugle says:

    Aniga aragtidayda baarlaan kusheegu xaq bay uleeyihiin inay caydhiyaan guled yacni wax micno ah ma samaynayso maqnaanshaha gudoomiyaha barlamanka waayo hadaba waxay dhihi karaan kaalay cod kale naga qaad wayna caydhin balse xisaabta ku darsada dadka uu guled rabo inuu xukumo inayna ahayn dad sahlan, waana indhacade, suudi yalaxow, qabdiid iyo barre hiiraale iyo qaar kaloo badan kkkk subxaana laah,

  7. Jugle says:

    Meeshaas waxaa isku arkay dadkii ay somaliya kadagi wayday 26 sano guledna waxaa u roon inuu kadhex baxo ha is baadheene yacni isbaaro kkkkkkkkk

  8. nasra says:

    c guuleed waxa ku dhacay inkaar ah dadkii doortay uu ku daba furay waayo iyadoo uu dhacayo dagaalkii 2bada maamul buu la qadaynayey gaas oo lalahaa waa la heshiiyey maalinta ku xigtana waa dagaal kale miyaanu ogayn waxa socda mise wuu la qabaaba

  9. Jugle says:

    war majertenku iyagaa yaqaana sida wax loo maamulo ee waa inay mooryaanta kala qabtaan kkkkkkkkk

  10. Jugle says:

    Nasro, dadkan anagaa lahaan jirnay hadana leh ee maxaad ka hadlaysaa! dee orod oo wax usoo tar kkkkkkkkkkkkkkkk kaftan.com

  11. Jugle says:

    Aad baan unec bahay dadku markay wax qabsan waayaan in dad kale lagu marmarsado, waana khalad in go’aanka xildhibaanada ladhaho mj baa ka dambeeyey kkkkk

  12. nasra says:

    jugle ilaahay baa dadka leh ee faanka iyo beenta intaad wadi waxas ban ahan jirnay uun baad haysaane somali kala huleeshay sababtana waa xukunkii loo dhiibay adeerkaa dunidoo is wada haysta somaaloo walala ah waa idinkii ku riday hoga uma qabo in ay ka soo noqonayso

    ta alle mooyee waayo nin waloo caqli lihiba waa arkaa sansaanka baxaaya

    sidaasay ku jiraysaa hadaan alle u bixin cid badbaadisa madaxwayne kastaa ma hagaajin karo hadan shicib la wadin

  13. Jugle says:

    Waxaan umalayni dadkii meeshan soo gali jiray inay Facebook u wareegeen, maalmahan Facebook ayaa shidnaa oo waxaan arkayey sawiro siilaanyo oo aroosay xasan culusow iyo xasan culusow oo siilaanyo oo saqiir laga dhigay golonka ku sita sidii kaanguuro ilmo yar sidata kkkkkkk

  14. hiilwalaal says:

    Xilka qaadista Abdikariim Guleed ee Galmudug waa dhirbaaxo ku dhacday Xasan Culusow.
    ugaas jugle xildhibaan ku sheega baan ku qosley awalba gal isbaaro film bay jilayeen

  15. muna says:

    jugle labo wajiile hada wa ad lahed barlamanku sharciga ha dhowro hadana waxad ledahay guuled ha la ceyriyo yaab puqland miya tageersan aya maqashay shaqada barlamaanku qabteen se wax u jitan jir jiroole kkkkkkk

  16. muna says:

    galmudug dhaqaaqday oo hana qaaday ka naxoow naxuus dimuqaradiya ayay la taaban yihin somali wa rer badiye labo nin oo murmi haday arkan in mamulka lagu kala tagay ayay u haystaan yahu viva galmudug

  17. Jugle says:

    Nasro, indr faan ma ahan ee anagaa somaliya kadhignay dowladii afrika ugu xooga waynayd, hadana anaga umbaa kadhigi karna, faan ma ahan ee anagaa keenay dowladii la dagaalantay 32 dowladod oo uu ruush kujiro halka aad idinku keenteen in ugandisku reegeena dhufaano kkkkkkk

  18. Jugle says:

    Muno, indr anigu guled baan taageer sanahay ee sidaas ula soco kkkkkk

  19. Cadaado says:

    ASC, dhamaantiin.
    Waa daanyeero kuwa fowdada iyo qalalaasaha siyaasadeed galinaya dowlad goboledka Galmudug, iyo guud ahaanba Somaliya.
    Waa sharci darro iyo caqli daanyeernimo in eey qaswadayaasha fowdada sameeyay ee dhahaya Madaxweeyne Guuleed ayaan xilkii ka qaadnay.

    Kuwaas sharciga kutumanaya, iyo daanyeerada kale ee isbaaradaa siyaasadeed dhigtay Dhuusamareen iyo Guriceel, waa dad qabiilo kale u shaqeeynaya. Waa daanyeero aanan caqli laheeyn oo cadowga dalka iyo qabiilo kale oo caqli xun u adeegaya.
    Waa in lasoo xirraa gudoomiya kuxigeenka baarlamaanka Galmudug, ee si sharci darro ah u dhahay madaxweenihii isaga kasareeyay ayaan xilka ka qaaday. Waa dambiile ninkaas iyo dhamaan waxii kusaaciday fowdada iyo qalalaasaha siyaasadeed.
    Si dag dag ah haloo soo xirra, isagana, waa gudoomiya kuxigeenka baarlamaanka Galmudug ayaana mudan in xilka laga qaado, lana xiraa.

    Dabcan, hogaamiyaha Galmudug dhaliilo waa leeyahay, waxaana anniga iigu muhiimsan waxyaabaha uu dayacay in uu Xarardheere ku fiirsanayo in eey argagixisada alshabaab, naagahii inta eey ku kufsadeen, caruur ku dhaldhalaya, oo eey ku xidideeysteen meeshaas, iyo in uu daanyeerada Dhuusamareen iyo Guriceel isbaarada u dhigtay maamulka uu hogaamiya, iyagana uu indhaha kafiirsanayo, waana stupid nimmo iyo hogaamin xummo labadaas arrin, iyo waxyaabo kale oo jirra, laakiin, ninkaan waa ninkii ugu caqliga roonaa reerkiisa caqli laawayaasha ah.
    God bless Somalia.

  20. Nimciina says:

    Hadeey mooshinka keeneen xildhibaanadu eeysan ku qanacsanen guled heesaga tago xilku waa wareegto.

  21. Nimciina says:

    Cadado maxaa loo xiraa hadi ku qancin xilka waa laga qaadi karaa denbi maeesan gelin howshi loo dirtana hadu khaban waayey madaxweyne mala fiirsanaa cajeeb cajeeb.

    • Cadaado says:

      Nimciina, waxaa loo xirayaa daanyeeradaan qaswadayaasha ah, iyaga oo sharciga jabiyay, xasilooni darro siyaasaded oo saameeyn doonta xasiloonida amnigana sabab u ah.

      Waagii dowladhii hore ee General Siyaad Barre, waxii fowda iyo dowlad diid ah, waa laxiri jirray, oo dadku waa cabsan jirreen. Kadib burburkii iyo dagaaladii ahliga, dadkii waxeey noqdeen daanyeero aanan dan kalaheeyn waxa eey sameeynayaan waxa ka dhalan, oo xargihii ayeey goosteen. Taasina waa sharciga keeynta iyo daanyeerada oo dadka Somaliya eey caadiga kadhigteen badankood.

      God bless Somalia.

  22. nasra says:

    jugle kk nafaqo daarood gabadhii idiin bixisay farxiya waa ku sintay hadaka

    32 dowladood kkk alla maxaa aqyaali ku jirtaa haku taagnaato bal soo celi hada hadii aad karto faankii yaabay

  23. jabhad says:

    Galmudug
    waxa la yiri dad shisheye ah ayaa dab ku shidaya…..arinkaasi waa been
    dhinaatada ugu wayn waxaa ku haya beelaha HAWIYE tusaale cayr wuxuu xirtay dhiusamareeb iyo guri ceel sacad kuma wada qanacsana guleed iyagoo ku coladinaya xirirka damujadiid saruur duduble wacaysle iyo murursade iyaga degan kooda alshabaab baa ka talisa iyaga warkoda daa mesha reerka saleban waxa ka go.an in la helo maamul dadka u shaqeya oo looga baxo isbarada marka galmudug. Yaa duminaya ..ma dadkeda mise dad kaloo aan talo ku lahayn

  24. jabhad says:

    markaa arinta galmudug waa inay belaha Hawiye runta ka shegan waa inay la imadan talo midaysan labo mid inay si dhab ah u garab istagan mamul iyo dowladnimo iyo inay ku jiraan fowdo siyasadeed

  25. Mr BaHaL says:

    Somaliya ama Somalidu qofna xil kama qaadikaraan – mana saarikaraan,oo dhaqankooda ayaan u saamaxayn inay dad noocaas ah noqdaan.

    Somaligu xilka si qalad ah ayuu ku yimadaa intaa uu joogana rafasho ayuu ku jiraa.Xilka qaadista lagu sameeyay Mr.Guuleed way iska shuuqidoontaa = Mr Guuleedna Madaxwaynaha Galmudug wuu ahaan doonaa.Kuwan sheeganaya Xildhibaaanada ee waxbaan casilay iyo Madaxwayne ayaaan xilka ka qaadnay ku hadaaqayaa maba yaqaanaan ama umaba qorna siyaabaha uu madaxwaynuhu xilka ku waayo.Dana yar oo hoose ayay jeebka ku sitaan sida ay kuwa kale Somaliyeedba jeebka ugu sitaan midida xumaanta.

    Markaa,wax lala yaabo maaha isqabq

    • Cadaado says:

      Mr. BaHal, waan kusalaamay caaqil.

      Absolutely, waa runtaa in kuwan qaswadayaasha ee leh Madaxweeyne ayaan xilka ka qaadnay in eey danno yar, oo daanyeernimo ah jeebka kusitaan. Sidoo kale, waa runtaa, daanyeeradaan maba yaqaanaan sharci iyo kaladanbeeyn, iyo waxyaabaha Madaxweeyne qabiil xukunka looga qaadi karro. Waa daanyeero cawaan ah.
      God bless Somalia.

  26. ahmed faarax says:

    arintaasi waa in qilaab waana arin aan laga fiirsan waxayna ka mid tahay dhibaatooyinka soomaaluda haysta lkn wax soconaya maaha sababtu waxa weeye talaabo kasta oo baarlamaanku qaadayo waa in gudoonka bar lamaanku la socdaa markaa arintan maaha mid sharciya wiki wado khaldan mara oo soomaaliya halaga hortago guuleed galmudug issgaa haysta

  27. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    Ani wali waxaan taagnahay in GALMUDUG bur-burtay.

    SACAD inta deggan MUDUG la soo raaciyo PUNTLAND.

    Inta kale ee deggan GALGADUUD, ku dar MAREEXAAN in la raaciyo HIIRSHABEELE.

    Waayo, HABAR GEDIR isma maamuli karto. HABAR GEDIR ma haaysato dhaqaale wax lagu maamulo.
    HABAR GEDIR inta tuusan tuulada CADAADO, xaarkii baa kuwa dhigay, GAAJO, GAAJO, GAAJO.

    MUNA CADEEEY, ku aaway, SACAD waa u ergeenaynaa in PUNTLAND aqbasho, lagana siiyo boosas iyo jagooyin ay ku qacanaa SACAD WEYNI.

    Hadalkayga been ha moodina, hadii aysan maantay dhaceen, berri beey dhicidoontaa, waana arki doontaa.

    WA BILAAHI TAWFIIQ




DAAWO: Aadan Siiro “Saldhiga Berbera Waa Dagaal aan Waddo lahayn ” (Video)
- Jan 20, 2017
"Saldhiga Berbera Waa Dagaal Aan waddo lahayn, Waa Lacag Doon Inanyar Ku kooban" Sh. ...
Muuqaal+Dhegayso: Donald Trump oo Xilka la wareegay & Soodhoweyn loogu sameeyay Aqalka Cad ee Maraykanka
- Jan 20, 2017
Minneapolis (Kalshaale) Donald John Trump oo sideeddii November 2016 loo doortay inuu noqdo madaxweynaha ...
Muuqaal: CDRC Itioobiya oo Sheegtay inaan DAAROOD iyo Abgaal loo dooran M/waynaha Somalia (Warbixin yaab leh)
- Jan 20, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Iyadoo Soomaaliya uu ka socdo ololaha doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Hay’ada Wadda ...
Dhegayso: Xildhibaanada Galmudug oo War Cusub Kasoo saaray Doorashada Madaxwaynaha maamulka Galmudug
- Jan 20, 2017
Cadaado (Kalshaale) Qaar ka mid ah xubnaha xildhibaanada ee Baarlamaanka Maamulka ayaa sheegay in ...
Suldaanka Beesha Bariga Burco oo ka hadlay Ninkii u Hanjabay Xirsi “Gabiley Waxay le’egtahay Beertayda” (Daawo)
- Jan 20, 2017
Suldaanka Beesha Bariga Burco ayaa si kulul uga hadlay Hanjabaad dhowaan magaalada Gabiley Loogu ...