Daawo Vdieo: Wiilkii ku Noolaa Xerada Qaxootiga Kenya ee Noqday Xildhibaan ka tirsan Dawladda Somalia (WARAYSI)

Muqdisho (Kalshaale) Wiilkan oo lagu Magacaabo Cabdulaahi Sheekh Cabaas oo 31 jir ah ayaa waxa uu dalka Kenya tegey Isaga oo 6-sano jir ah markii dalka Soomaaliya ay ka bilaawdeen dagaaladii sokeeye.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdulaahi ayaa dugsiga hoose iyo kan dhexe ku dhigtay kaamka qaxootiga ee Dhadhaab, waxana uu Jaamacad kaga soo baxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Cabdulaahi Sheekh Cabaas ayaa sheegay inuu dalka Soomaaliya ku soo laabtay sanadkii 2011, iyadoo markaasi dalka ay ka jirtay abaar aad u daran oo dad iyo duunyaba galaafatay.


<

Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




DAAWO: Aadan Siiro “Saldhiga Berbera Waa Dagaal aan Waddo lahayn ” (Video)
- Jan 20, 2017
"Saldhiga Berbera Waa Dagaal Aan waddo lahayn, Waa Lacag Doon Inanyar Ku kooban" Sh. ...
Muuqaal+Dhegayso: Donald Trump oo Xilka la wareegay & Soodhoweyn loogu sameeyay Aqalka Cad ee Maraykanka
- Jan 20, 2017
Minneapolis (Kalshaale) Donald John Trump oo sideeddii November 2016 loo doortay inuu noqdo madaxweynaha ...
Muuqaal: CDRC Itioobiya oo Sheegtay inaan DAAROOD iyo Abgaal loo dooran M/waynaha Somalia (Warbixin yaab leh)
- Jan 20, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Iyadoo Soomaaliya uu ka socdo ololaha doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Hay’ada Wadda ...
Dhegayso: Xildhibaanada Galmudug oo War Cusub Kasoo saaray Doorashada Madaxwaynaha maamulka Galmudug
- Jan 20, 2017
Cadaado (Kalshaale) Qaar ka mid ah xubnaha xildhibaanada ee Baarlamaanka Maamulka ayaa sheegay in ...
Suldaanka Beesha Bariga Burco oo ka hadlay Ninkii u Hanjabay Xirsi “Gabiley Waxay le’egtahay Beertayda” (Daawo)
- Jan 20, 2017
Suldaanka Beesha Bariga Burco ayaa si kulul uga hadlay Hanjabaad dhowaan magaalada Gabiley Loogu ...