Madaxwayne Xasan sheikh oo Xaalada Galmudug War deg dega Kasoo saaray

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay xasillooni darro siyaasadeed oo xiligaan ka dhacada degaanada Dowladda Gobolleedka Galmudug oo horumar ku tallaabsaday mudada uu jiro.

Madaxwweynaha ayaa sheegay inaan xiligaan la aqbali karin khalalaase siyaasadeed ee u dhaxayeeya Xildhibanaada iyo Madaxda dowlad Gobolleedka Galmudug , iyada oo la ilaalinayo ,Habraaca Baarlamaanka Galmudug islamaraana la dhowro fasaxii uu ku jiray Baarlamaanka Galmudug iyo Dastuurka Galmudug.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha ku baaqay in la texgeliyo daruufaha gaarka ah ee ka jira degaanada Galmudug, sida abaaraha iyo dagaalka lagula jiro Kooxaha Nabad diidka ah. “

HALKAN KA DAAWO SIDA WAX U DHACEEN IYO XIISADAย 

Hadalka Madaxwayne Xasan sheekh ayaa wuxuu kusoo Beegmayaa iyadoo maanta Xildhibaanada Galmudug ay Xilkii ka qaadeen Madaxwaynaha Galmudug C.kariim Xuseen Guuleed.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (90)

  1. Cadaado says:

    ASC, dhamaantiin.
    Waa daanyeero kuwa fowdada iyo qalalaasaha siyaasadeed galinaya dowlad goboledka Galmudug, iyo guud ahaanba Somaliya.

    Waa sharci darro iyo caqli daanyeernimo in eey qaswadayaasha fowdada sameeyay ee dhahaya Madaxweeyne Guuleed ayaan xilkii ka qaadnay.

    Kuwaas sharciga kutumanay, iyo daanyeerada kale ee isbaaradaa siyaasadeed dhigtay Dhuusamareen iyo Guriceel, waa dad qabiilo kale u shaqeeynaya. Waa daanyeero aanan caqli laheeyn oo cadowga dalka iyo qabiilo kale oo caqli xun u adeegaya.

    Waa in lasoo xirraa gudoomiya kuxigeenka baarlamaanka Galmudug, ee si sharci darro ah u dhahay madaxweenihii isaga kasareeyay ayaan xilka ka qaaday. Waa dambiile ninkaas iyo dhamaan waxii kusaaciday fowdada iyo qalalaasaha siyaasadeed.

    Si dag dag ah haloo soo xirra, isagana, waa gudoomiya kuxigeenka baarlamaanka Galmudug ayaana mudan in xilka laga qaado, lana xiraa.

    God bless Somalia.

  2. farxiyo says:

    waa wada daanyeer.
    jiir iyo bisad baa iska dhaley.
    god bless daanyeerada.
    @,cadaado gabdhihii aad dhoofiseen sucuudiga mid baa NAFTA laga gooyey.
    ogow aakhiro adigaa odawaa ah iyo xasan baa LA weydiin.
    ilaahow dawladan sharkeeda na mooti.
    siil-safriye. com.

    • Cadaado says:

      Farxiya Xamxamle, waan kusalaamay, abaayo, kkkkk.

      Maya, abaayo ma’umaleeynayo in Sacuudiga uu ka qatar badanyahay Somaliya. Saa Somaliya dadka Somaliyeed waxeey u dhimanyeen si daanyeernimo ahh muddo dheer. Gabadhaas laleeyahay Sacuudiga ayaa lagu dilay, waxaan u maleeyn dacaayad. Xataa hadii eey runtahay, Allahuwaclame, wax dhib ah malahan, sababtoo ah, dadka shaqada ka helay, oo danyarta ah, oo dadkooda kabiili doona, ayaa ka muhiisman hal qof oo naga dhintay.

      Waan ogahay, in aaqiro dhamaanteen nalaweeydiinayo waxii aan sameeynay, dambi iyo xasanaadba.

      Ra’yigaada waan xushmeeyn, laakiin, Farxiyooy, dowladaan sharkeeda waa yaryahay, waxyaabo yaryar oo qaldan waa jiraan, samir ayaa loo baahanyahay.

      Taariiqda ayaana xussi doonta, dowladaan iyo kuwii ka horeeyayba in eey aasaas wanaagsan u dhigeen “hay’adaha dowlada Somaliyeed, si tartiib tartiib ahna Somalida sharaftooda usoo ceshadaan, is nabadgaliyaana, aduunka iyo dariskana nabad galiyaan.

      God bless Somalia.

  3. kalahage says:

    Aleyleh ha ka qaqdeen odayga iska daaweynaya maamulka galmudug.

    Muxuu ku soo kordhiyey meesha oon safar iyo lacag la cuno ahayn.

    Maalintii uu yimid bay cadaado ka qurux badnayd kana ammaansanayd.amisom iyo waxaan la aqoonin buuba
    Keenay meesha

  4. Jugle says:

    Aniga waa la iga badiyaa xaga sharciyada barlamanka ee ruuxii nagu dhaama hanoo faahfaahiyo
    (1) barlamanku go’aan ma gaadhi karaan hadii uu gudoomiyuhu maqan yahay?
    (2) hadii uu gudoomiyuhu diido inuu imaado goobta oo uu diido inuu dhagaysto ga’aanka xildhibaanada ma kaligiis baa loo xayirnaan? Yacni malaga talo bixi karaa mise kaligiis umbaa loo xayirnaan?
    (3) hadii uu hadda imaado oo uu dhaho shir kale ayaan qaban miyuu codka xildhibaanadu is badali karaa? oo guuleed ma bad-baadi karaa? I don’t think so

  5. farxiyo says:

    cadaado.
    salaamulaah walaal adiguna salaan sare gudoon.qoraalkeyga qaar baa kaftan ah.
    cadaado aad baan uga xumahay inaad tidhaahdo
    qof naga dhintey dhib ma Leh.
    qofka dhintey ogow reer buu ka dhashey oo tebaya.
    teeda kale waa LA dilay gabadha,ee Yaa bixinaya diyadeeda???
    gabdhaha markii LA safrinayey Yaa damaanad qaadey dhibka soo gaadhi doonaa???.
    waa LA yaqaan carab dhaqankeeda.
    waa lagu tala galey in laga ganacsado gabdhaha Yar Yar.
    cadaado adigaa iyo adeerkaa hadaad soo laabataan odayaasha iyo habraha ma safrinaysaan,oo suuq ma u hesheen???.

    • Cadaado says:

      Faxiyo, waan ogahay waxyaabaha qaarkood in aad kawado kaftan. Waliba waxaan aaminsahay in aad tahayy gabar qalbi wanaagsan, oo dhiig badan oo Somalinimo ah leh.

      Waxaan kawaday qof naga dhintahay dhib maleh, markii aan isbarbardhigo, hooyooyinka iyo gabdhaha Somaliya dhexdeeda ku dhimanayay muddo dheer iyo hal qof. Waan fahamsanahay in naf iyo qof kasta oo Somali ah aan dheeldheel isaga dilin/amaba nooga dhiman, oo aan ka’aheeyn qofkii u dhintay da’a, gabow, shil iyo cudur. Waan ogahay hantida uu dal leeyahay tan ugu muhiimsan in eey tahay “human capital” yanci, shacabkooda/dadkooda dal walba.

      Warqad ayaa laga qoray shaqaalahaan heshiiska dowladeed u aaday Sacuudiga, oo qofkii wax soo gaara, in uusan dacweeyn karrin labadda dowladood midna. Qof laqasbayna lama dirrin, oo dadkaas shaqaalaha oo dhan waa dadk qiyaarooda ku aaday halkaas.

      Waan ogahay carabtu in eey dad xun yahiin, dhaqankoodana xaga xaquuqda bani’aadamka uu aad u liito. Laakiin, daruufta heeysata Somalida ayaa qeeyb ka’ah in carabtaas noocaas ah aan shaqo u doonano.

      Maya, hadii eey soo noqdaan Madaxweeyne Hassan Shiiq iyo professor Jawaari, iyo ra’iisalwasaare Sharmaarke, odayaasha iyo habraha lama safrinayo. Oo dalkooda ayaa rajo aad u fiican yeelan, oo muddo yar ayaan Somalida gaajada iyo jahliga eey isku heeystaan uga saari doonaa, bi’idnilaahi kariim.

      Yaanan Somalida lagu wareerin 4 sanno oo kasta in dad cusub, oo hadeer kow kasoo bilaabayo, 360 degree na badalana nidaamkii uu dalka kusocday ee ah in uu jidka rajo soo celinta saarnaado aanan laga leexin. Sidaas owgeed, qof walba oo Somali ah, ha fahmo in aan dabinkaas aan 4 sannno kasta ku dhacno, aanan ku dhicin, oo aan markale taageerno madaxdeena hadeer, oo dib u doorano. Iyaga ayaa aragti looga gudbayo qaran jabka nagu dhacay haayo.
      God bless Somalia.

  6. muna says:

    jugle ku daro barlamanku fasax ayu ku maqna taasina ku dar oo barlaman fasax ah wax ma go aminkara kkkkk

  7. Laalays says:

    Maamulka Galmudug wuxuu ahaa mashruuc ay ku heshiiyeen CCC iyo C/Weli ( Ilma Uusbuur)iyo Calasoow oo sadexduba caado wadaag leh ah maxaan cunaa iyo calooshood la ciyaar!

    Galmudug waa mashruuc lagu abooray in Culusoow 4 sano dib villa Zoo_maal u fadhiyo, CCC isna iska ag joogo, C/Weli isna waxoogay beesa ah loo tuuro!

    CCC, C/Cawar iyo Culusoow mashruuca ay ka lahaayeen Galmudug waa ka gaadheen!

    Raq.com!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Laalays says:

    Shacabka reer Puntland na waa inay C/Weli Uusbuur isna wadadaas oo kale mariyaan.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. kalahage says:

    Guuleed ma waxaa loo doortay inuu iska warwareego mise shantii meelood ee galmudug u kala dhiday inuu mideeyo ayaa loo doortay.

    Reer cadaado tiiceey bay ku caasiyeen saa loo keenay ka dare.

  10. muna says:

    farxiyo gabadha maxa lagu dilay maskiinta

  11. farxiyo says:

    juglekkk
    waar ma baarlamaan bad moodeysaa waa afar odey oo shirey.
    waa koofiyad baclayaashii anaga na waaley.

  12. muna says:

    kala hage guuled duufan siyaasaded aya ku furned oo putland iyo allusuna ku hayen oo mamukiisa ku diidanayen taaas waxa u sii dheerwd colaad itopiya outland mareykan ashaydaan ku soo qaadeen marka wa nin adag i nty xaliyay ayad ka badan intusan qaban walina howshu way soxotaa

  13. kalahage says:

    Waa in ilmo safar quute oo dhan la eryaa oo dawlad quman la dhisaa ma rabno ilmo tafarre iyo diyaarad xiiseeyaal.

  14. farxiyo says:

    Muna.
    walaal reerkay u shaqeynaysay baa diley.
    waa gabdhihii waagii dhoweyd LA dhoofiyey.
    ilaahow u naxariiso.

  15. jaamac says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  16. Jugle says:

    Farxiyo, kkkkkkkkk indr sln sare, indr sacuudigu waa bahalo oo bani aadam ma ahan ee durba ma gabadh bay nafta ka jareen! Tol beelay ee magacii somali ee sharafta aduunka kulahaa waa lagu xaaray, geeridu waa xaq ee ceebtaa iiga daran, yacni sidii loo kufsanaayey marna loo garaacay ee loo lahaa yaa cabiid bay naftii kabaxday

  17. Laalays says:

    jaamac

    Salaan sare inaadeer soo dhawoow.

  18. wiil ciideed says:

    Asc
    Anigu hadda Guuleed way la caydhiyay iyo lama caydhinin midhna odhanmaayo lkn waxaan sheegayaa in Guuleed fashilkiisu uu yahay fashil xasan sheekh sameeyay wasiirkii amniga ayuu ku ceeboobay oo laga casilay markaas ayuu ummada soomaaliya ugu kulul uguna caqli yar ooaan lahayn wax qabsada oo aan lahayn wax ay cunaan oo aan wabi iyo dekad midna haysan Guuleed oon waxba tari kari ugu dhiibay madaxwayne.
    Dadkii daahir calasow iyo mooryaan ayaa xukunta oo waa seef labodow ee guuleed maxaa lagala doonay?
    Dadkan nin guuleed ka dilaasay ayay rabaa oo ay shaaha la cabaan inan reer magaalka ah maxaa lagala doonay?
    maa indho cadde loogu dhiibo sida Axmed madoobe oo kale ayuu kale dambay ka samayn lahaa sheekh shaakirba wakaas Dhuuso mareeb xukuma oo waliba la jecelyahay ee !!
    Guuleed markii hore gobal iyo badh bilaa sharci ah ayuu ahaa eegana loogaba dar oo xildhibaanadii baa caydhiyay waxba maysan caydhinin oo awalba muqdhisho unbuu ka jiray oo xasan baa watayee way uun ceebeeyeen oo eega madaxwaynaha cusub maa go’aan ka gaadhi.
    soomaali caqli xun.

  19. kalahage says:

    Muna

    waan ku salaamay guuleed isagoon la dooran baa la ogaa wuxuu yahay dadkuna ma rabin ee xoog,lacag iyo Xasan sheekh baa duuduub ku keenay isaguna sidii soomaalida lagu yaqaanay buu safar ka bixi waayey.

  20. jaamac says:

    farxiya inaabti
    ilaahay ka baq warkeedu ma sidaasaa mise koonfurtaad dacaadaynaysaa

  21. farxiyo says:

    jugle.
    sucuudigu wuu dhaanteeyay wuxu yidhi.
    CIDI UMA MAQNA,CEELNA UMA QODNA.
    CIIL ALAA BADEE,CAGTA MARI GABDHAHA.
    sucuudiga dhaantada ma ogaadeen baa u sheegtay.

  22. jaamac says:

    waar sacuudiga ilaahay daacish ha ku sallidee intu adhigii joojiyey ayuu hablihii (gashaa hantida ahaa)maraakiib ka buuxsaday jufan ilaahay sacuudiga meel daran ha ka tuuro marka laga reebo labada masaajid ee inaga dhexeeya

  23. wiil ciideed says:

    Laalays
    idinku siilaanyo iska caydhin maysaan oo daarood iyo hawiye ayaa idinku qosli ee Guuleed ma dhaamo kkkkkkkkkk waaba odey aan labo erey xasuusan karin. Lkn Nimankan gobolada dhexe ee iljeex waxaas ma qoraan hal nin oo nin kale xukuma ma jiro wadaadada sufuuyada kaliya ayay xushmeeyaan ee minan wax maqla ma aha.

    kkkkkkkkkkkkkkk
    soomaali caqli xun.

  24. Jugle says:

    Muna, indr sln sare, indr anigu waxaan rabaa inuu guuleed joogo waayo ma filaayo inuu mid dhaama imanaayo oo hada somalidii waan kawada waswaasay ee waxaa fiican in aynu ogaano in mooshinkani sharci yahay iyo in kale, indr hadii uu guled tago tuug tuug dhalay oo moryan ah umbaa lagu badali ee diida mooshinkaas

  25. kalahage says:

    Gabadhu ma farxiya eedadeed baa?awalba soo dadka lama laynaynin maalin kasta mayd baan ka talaabsanaa ee ma xili dadka laga naxo ayaa la joogaa.

  26. farxiyo says:

    Jaamac.
    dacaayadeyn maayee waa xaqiiq.
    Jaamac kkkk
    riyo Ayaan kaa aqaanaa hadii midi boodo
    xabadi hadhi may so.
    xasuus qorkeyga Ayaan Ku darey sheekadaa.

  27. jaamac says:

    laalays inaadeer
    salaamulaahi calayk waar inaadeer xaalada ka waran maanta waad daawatay saddexdii gudoomiye oo kaftan feedhaha isku jaraya iyo abwaanadii oo waano ku lingaxay

  28. jaamac says:

    farxiya inaabti
    wallaahi sacuudigu siduu wado uma bogin ugxantiina wuu ku fadhiyaa (qibladii iyo masaajidkii nabiga )waar wuxu arxan daranaa sowkii shalay ayaxa cunayey xaguu noola yaabay
    yaab.com

  29. kalahage says:

    Jugle

    Waan ku salaamay la iswaa wayadanee, sharciga soomaaliya ka shaqeeya ka aduunkoo kale ma aha ee waa la jiifiyaana banaan ninba si u fasiro.

  30. farxiyo says:

    โ‰๐Ÿ•˜๐Ÿ•˜๐Ÿ•˜๐Ÿ•˜๐Ÿ•˜๐Ÿ•˜๐Ÿ•˜๐Ÿ•˜๐Ÿ•˜๐Ÿ•˜๐Ÿ•˜๐Ÿ•˜๐Ÿ•คโžก๐Ÿ•™โ†˜โžกโžกโžกโ†—โฌ†โฌ†โฌ†โ†”โ†”โ†”โ†”โคดโคดโคตโคตโคต

  31. jaamac says:

    laalays miyaad u cashaynaysaa barxada inaadeer

  32. Bishaaro Puntlander says:

    Farxiyo inadrty qoralkagi hose hadan arkey, Tuur tuurka tolka adigaa xaq uleh, e bun howga dhimin hhhh Qofkii kusoo doontana ku dar. Adigaa ina garaad ah,madax meelka sareysa ola salaxo ma jidho qali quruxey may fahantay ?

  33. Kamaal Adan says:

    Somaliland iyo Puntland iney bur buraan ayuu jecelyahay xasan sheekh tolkana waa garab taagan yahay miyaaa ?kix kix kix kix

  34. Jugle says:

    Farxiyo, kkkkkk indr dhaantadu hada waxay noqotay faashin cusub oo aduunkii oo dhan bay qabsatay, ALLA HUUNOOY AAN IS GUURSANEE, ALLA HUUNOOY GEEL MA LEEDIGHII

  35. jaamac says:

    labo kasta isi saaray oo labo tagoogo isma saarin
    sacuudigaa raashin soo raraya waan is idhi lkn adhigu qam ka siinayaa kumaan tashanin
    habeenbaa niman seexanwaa ku dhacay oo ay qaad iyo murqaan ku waasheen meesha ay joogaan waa tuulo waxay ku qayilayaan jiingad cidla ah waxa u furan albaabka faynus yarina wuu bidhiiqayaa iyo murqaan cirkaa maraya ayuu waraabe harraadani jiingadii soo galay naxdintii iyo kabo soo tuurkii waxa xidhmay albaabkii faynuuskiina wuu bakhtiyey waa wareey xaalkaa sidee yeeli lahaydeen??????????
    waa xaalada hadda taagan

  36. Laalays says:

    Jaamac haa inaadeer!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  37. Laalays says:

    Barwaaqo,

    Baxsaneey,

    Boqoradii haweeynkaay

    Balidhiig/Buhoodle iyo Hawd
    Baxsantii ku dhalataay

    Soo Dhawooooooooooooooooooooooooow!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  38. jaamac says:

    waar galmudug yaa rogaya ma puntland mise xasan dawakh

  39. Laalays says:

    Jaamac

    Inaadeer waa soo yara jiiraynayaa marwo Barwaaqo waa asal yaa basali DH, FC, RH ee la so Soco!

  40. jaamac says:

    waar dadka warkooda la doonayo waa imisa aan baafinta u diree?????????????????

  41. farxiyo says:

    jugle.
    kkkkk aduunyadu waxay iigu darneyd markaan arkey cadcad dhaanto ciyaari
    waa yaab ma waxay moodeen sharaxii.
    jugle adeerkaa gaas waaguu jigjiga tegay intey ogaadeen kii dhaanto u daareen buu sidii kobojaagii u boodboodey ama rahii.

  42. jaamac says:

    laalays inaadeer
    waan kugu simayaa lkn bi shardi fujaan shaahoo caano geel leh hore iigu soo qaad
    dhafoorqiiq.com

  43. farxiyo says:

    bushaaro putland.
    inaadeer qaali sharafeey .
    mahadsanid.
    aleylehe gob bad tahay.
    ilaahey haku xafido.

  44. jaamac says:

    kkkkkkkkkkk dhaantadu goormay bilaabanatay tolow ??????????????????????????????

  45. kalahage says:

    Inkastoo soomaali la aamini karin oo markay boorsadii Xasan sheekh arkaan ay barri kala hadli doonaan hadana shaqo fiican bay qabteen qofku haduu wixii loo dirsaday ka soo bixi waayo waan meesha la dhaafiyaa si mid dhaama u yimaado.

  46. farxiyo says:

    Jaamac.
    inaabti shaaha inaga daayoo.
    4-4=
    imisaa soo hadheysa.

  47. jaamac says:

    bushaaro inaabti
    waad maqlaysaa wararka hor dhacooda ee maxaad sheegtay???????????????

  48. jaamac says:

    farxiyo inaabti
    xeradii aan ku noqdo
    kkkkkkkkkkkkkkkkk

  49. farxiyo says:

    Jaamac.
    waxay bilaabantay dhaantadu
    maalintii ogaadeen LA abuurey.

  50. Yusuf says:

    Duulaan..duulaan…dan la.aan..caqli yaraan war dadyahow wax fahma dad kale oo soomaaliyeed oo soo qabo la yiraa waa dullinimo waa walaalkaa ii keen aan gowracee adigaana wallaahay ku xiga..ninka aaminsan go,aanka guracan ee galmadug baarlamaankeeda in soomaali kale ka danbaysay habeen ma jirin haddaad xoogaa nolola haysato oo qaaradda yurub, north america ama Austeralia jooogti wanaag ka shaqee dadka soomaalida ha isku dirin hana oran hadal xanaf leh oo kala gaynaya…

  51. Jugle says:

    Kalahage, indr sln qiimo badan iga gudoon, indr waa runtaa oo waa lajiifiyaana banaan oo wakaas maanta xasan oo 2 r.wasaare mooshin ku caydhiyey difaaci guled balse waxaa fiicnaani lahayd inaynu aduunka isu ekaysiino ee alle ha inoo keeno nin D ah oo dalkan hanta kkkkkkkkkkkk

  52. farxiyo says:

    ๐Ÿˆด๐Ÿˆต๐Ÿˆถ๐Ÿˆท๐Ÿˆธ๐Ÿˆน๐Ÿ†š๐Ÿ†–๐Ÿ†–๐Ÿ†–๐Ÿ†“๐Ÿ†“๐Ÿ†“๐Ÿ†™๐Ÿšฉ๐Ÿšฉ

  53. jaamac says:

    xamar waxay rajo leedahay iyadoo madaxweyne loo doorto shariif raiisal wasaarena farmaajo haddii kale waa naahuura
    ha isdaba saqlayso

  54. farxiyo says:

    jugle.
    qabyo ninkeeda dhameys tira.

  55. kalahage says:

    Ogaadeenkii dhaantaynayiyo dhugadna gaadhsiiya markii la lahaa ma dhaweyn ina ilay iyo ina siyaad midna ma joogin.

    Anagay ina ilay iyo dhaanto noo xayeysiinayaan waliba to qaab xamarleh.

  56. jaamac says:

    farxiya inaabti
    haddaa ma xabashigaa ku amri jiray in ay hoos u akhriyaan aniga waa ii shalay gabigeeduba
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  57. farxiyo says:

    sheekooyinka khiyaaliga ah ee daaroodku Ku sheekaystaan waxa ka mid ah,iney kutubta ku taalo.
    hadaan Daarood xukunka dalka qaban weligii degi maayo.
    markaa ilaa iminka waxan raadiyaa kitaabkii uu hadalkaasi Ku qornaa.
    waxan filayaa inuu jugle hayo kitaabka

  58. jaamac says:

    waar meeshu caawa miyeey yara dhaantaysan tahay waa sidee ????????????????????

  59. kalahage says:

    Dhaantadu markay jaan iyo jiibta lahayd wey roonayd laakiin markay garbo iska rux iyo qaab axmaar yeelataa nacay warkeediiyee.

  60. Jugle says:

    Farxiyo, anigana waxaa iigu qosol badnayd markaan arkay xaflad ay ka shidnayd dhaanto oo ay kaqayb galeen dad cadaan ah oo ay cadaankii kudhageen CD-gii dhaantada oo ay dhaheen hanalaga iibiyo kkkk indr dhaantadu waa faashin cusub oo qabsaday madow iyo cadaanba kkkkkkk

  61. farxiyo says:

    Jaamac.
    ogaadeen waa qaran,xabashiga kama baqaan.
    weligoodey dhaantaynayeen.

  62. jaamac says:

    farxiya inaabti
    kitaabkaa waxa siyaad kaga tagay filla somaliya waxa qaatay habar gidir ee u yeedha mr cadaado alamtarana ku akhriya in ilaahay idiin sakhiro
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  63. farxiyo says:

    dhaantada waagii hore ayey xiiso laheyd.
    iminka music iyo niiko ayaa lagu darey
    waa shaah bilaa sonkor ah.

  64. kalahage says:

    Jaamac

    Dhaantadu waxay ka mid ahayd ciyaaraha soomaalida oo marmar baadiyaha markii la dhargo jagac laga yara siiyo.

    Hadase hunguri bay gashay marka saasay hada u waalatay.

  65. jaamac says:

    farxiya
    armuu sidii ninkii walaalkii ku lahaa walaaloow geela salaada ka daa oo haddaanad ka daynaynin xamxamta danbe ka daa
    armuu xabashigu yidhi ogaadeen qaylada naga daa oo haddaanad qaylada daynin boodboodka naga daa????????????????

  66. jaamac says:

    waar xamar haddaanay sidan u dhicin waa jugjug meeshaada joog
    1.madaxweyne sh.shariif
    2.ku xigeen farmaajo
    labadaa nin woxoogay waxa ku jirta wadaniyad inta kale waa xasan patr two

  67. kalahage says:

    Dhaantadu waxay qiimo lahayd markuu baarleex lahaa
    Gindhirgoondhar agteediyo laga raacyey axmaaroo…allahay la helo harar iyo hawaas.

  68. jaamac says:

    waar waan seexanayaa salaamulaahi calaykum dhammaantiin

  69. Jugle says:

    Furxiyo, kkkkk indr anagaa kuu sheegi kitaabka ay ku qoran tahay ee waligaa ma aragtay nin aan D ahayn ama ayna wadanin oo ayna toostoosinaynin sidii aadan cadde oo wax lataaban karo keena? Who? 26 sano ayuu D kamaqan yahay siyaasada somaliya waadna aragtaa ugandiska dabada inoo xaydi ee rageena hoosta gacanta ka galinaya ee adiga oo alle ka cabsan miyey arintaasi dhici lahayd hadii uu D joogi lahaa? Kkkkkkkkkk

  70. farxiyo says:

    aawey kooxdii nafaqo Daarood???.
    aawey hawiyihii waar dee barxada ha qiiqdee bilaaba bootada iyo faanka.

  71. Jugle says:

    indr waxaa lagu kala badalan yahay: D waxay iska fiiriyaan cadowga kore, waxayna dhahaan dhulka lama kala lahan
    Dadka kalana waxay ku mashquulaan gudaha oo waxay dhahaan wax kasta unukaa leh waana mida la isku dhaafay kkkkkk

  72. farxiyo says:

    jugle.
    laysu diidyoo,laysku dacaree.
    villa somaliya.
    jugle haduu Daarood noqdo madaxweyne.
    hoobiye dam.

  73. khaatumo haanoolaatoo says:

    Ala maxa laxiiqay sidi khuraafad loqorayey
    kkkkkkkkkkkkkkkkk

  74. farxiyo says:

    maxaa kaa galey waxanu qoreyno??
    ma adigaa sabuurada Leh.
    gardaro com.

  75. khaatumo haanoolaatoo says:

    @farxiya
    inader siyaad bare waa Daaroodba dadbadan o aan waxba galabsan
    lo xansuuqay daa aynu eegno inay somaaliya wax noqoto
    Daarood la’aanti kkkkkkkkkkkkkk

  76. khaatumo haanoolaatoo says:

    gardaroy godkagiyo gurigad ku nolayd malaguguso galay

  77. C/Raxmaan says:

    Jaamac sln guddoon : War qosol baad igu dishay . Dee waraabahaasi waxuu noqday Alshabaab isku soo xiray BAM . Aniga xal kale ma arka aan ka aheyn : Ha la iska wato murqaanka iyo sheekada . Waa un sida muxabiis saqdhexe lagu soo dhextuuray qol xabsi ah oon laheyn meel lug ladhiga!

    Nuurad baa yaabtay .

  78. farxiyo says:

    kh/h/noolaato.
    inaadeer ma Daarood naf Leh baa jooga,waa maqaar Saar eh.
    waa kuwaa ninba jaho afka saarey.
    kh/h/noolaato .
    Daarood waa baqti-suge.

  79. farxiyo says:

    akhyaarey cafis iyo musaamax dhamaantiin.
    byyyyyyyy

  80. Laalays says:

    Akhyaarta

    Odaygii Aer Sa,iid Ciidanka RRU ayaa 2 bilood yara waraysanayay, markaan anigu u gudbiyay telefoonkiisa.

    Usbuuca soo Socda ayaa la soo daynayaa la socda!

    kkkk
    kkk
    kk
    k
    k

  81. C/Raxmaan says:

    ===Gabadhii doqonta aheyd ee la soo doonay ====

    Hooyo dadaal badanaa . Markay ka war heshay in la soo doonay gabadheedi YUUBAN aheyd ayey is-tiri maad dirqi iyo deg-deg ku bartid ugu yaraan sida wax loo kariya . Soor karin ayaa laga bilaabay . Yuuban baa tiri : Hooyo biyihii way karkareen . Hooyadii baa tiri : Ku shub jadhiidhta oo walaaq . Yuuban hooyo waa biyo-biyo . Hooyadii budo/daqiiq ku dar . Yuuban kute : Hooyo waa dhagax . Hooyadii baa tiri biyo ku dar . Yuuban kute hooyo waa jileec . Waxaa laga yiri budo ku dar . Yuuban kulahaa hooyo digsigii wuu buuxdhaafay waana dhagax !
    ————–
    Hooyadii baa tiri daadi oo saar biyo kale . Yuuban kulahaa : Hooyo biyihii way karkareene maxaan sameeyaa ! Hooyadii oo horayna u ogeyd xaalka Yuuban , hadana ogaatay ineysan ka sooreyneynin baa tiri : Hooyo waxaad degtaa CADAADO !

    Yuuban ?
    Hooyada ?

  82. C/Raxmaan says:

    ==Gabadhii caqliga badney & doqonkii guursaday==

    Wiil doqon ah oo aad iyo aad u xoolo badan ayaa waxuu guursaday gabadh caqli badan oo ay dhashay haweeney faqri ah , ninkeediina / gabadha aabaheed wuu dhintay .

    Habeenkii koowaad ayey si fiican u adeegteen . Habeenkii dambe ayuu mudane doqon ku yiri : Naa ka soo rog ! Mise waa tan tiri : War heedhe miyaadan ogeyn inaan ahay gabadh yar . Kasuu yiri haa . Markaas bay ku tiri : War dumarka markey weynaadaan ayuu u soo baxaa bahalka macaan ! Kii xalayna waxaan kasoo deynsaday hooyadey , waana u celiyey . Markasuu doqonkii yiri : dee caawana nooga soo deymi . Caqlileydii baa tiri xaaji Hooyo waa faqri oo waxay dooneysaa iney iibiso macdanteeda ee maad nooga soo iibisid intuu keyga iiga soo baxaya ! Doqonkii kulaha : Imisey inaga siineysaa ? Gabadhii baa tiri 50 neef oo geel ah KALIYA ! Doqonkii intuu dhareer soo daadiyey kulahaa : Naa waliba 10 ugu dar oo inooga soo wareeji . K.k.k.k.

    Waa sheekaddii caruurnimada oon la fiiltareyn

  83. C/Raxmaan says:

    Gรผte nacht . TALAF .

  84. jabhad says:

    Masha alaah reer gslmudug horumar bey garen
    haday sharci iyo cod qaadid ku kala baxayan
    waa guul 20 sano oo isbaaro iyo anaa taabsaday ah waxaa ka danbeysay barashada
    sharciga iyo inaan baroon la isku asqayn

  85. Land of Punt says:

    Culusow iyo Dhagajuun waa isku naf, haddii Culosow soo noqdo Guuleed may survive haddii kalana Somalia iyo Galmudug labadaba suuqa ayey gelin, awalba cirka ayey kasoo dhaceen ayaga oo ah laba wax ma tare.
    We will know soon.๐Ÿ˜๐Ÿ˜

  86. Land of Punt says:

    I mean:
    Somalia iyo Galmudug rag fiican ayaa usoo bixin ayagana suuqa ayey gelin, sidii Xiirane, Saacid, Sheik Shariif etc. awalba cirka ayey kasoo dhaceen ayaga oo ah laba wax ma tare.

  87. Mr BaHaL says:

    Ummad kasta Ilaahay (SWT) wuxu ka dhalaiyaa qaar ka duwan oo uu ugu talagay inay hogaamiyaan kuwa kale.Hadii kuwaasi la dhegaysan waayo waxaa dhacaya in sidaa Somaliya ka socota la noqdo.Dadka Somaliya horboodayaa meesha ay doonaanba ha joogaane waa shaqsiyaadkii la hogaaminlahaa.Waxay xirfad moodeen kala qaybinta dadka iyo dhulk.Shisheeyahana garabbay ka dhigtaan si loo cabudhiyo kuwii sida saxda ah wax u hogaaminlahaa.Wali ma iswaydiisay sobobta 25000 oo askari oo ajaanib ah u joogaan Somaliya?

    Xasan sheekh iyaga ayaa ilaaliya

    Axmed Madoobe iyaga ayaa ilaaliya
    Sakiin iyaga ayaa ilaaliya.

    Waay?

    Inta aanay iyagu ilaalinna lacag yarbaa la siiyaa oo nin ay rabaan ayaa u jiiga,

    Waayo?

    Dadka marka la rabo in la qabsado dusha ayaa lagaga yimaadaa.Hadaad hoosta wax ka bilooowdo waxba kuu socon maayaan.Midka ka mid ah iyaga ayaan madax laga dhigaa,kaasi ayaa fulinaya wixii aad rabtay – nooca ay doonaan ha noqdaane.Dumarka iyo caruurta markaa ayaad si dhibyar u helaysaa.Marka dambe adaaba u qaadanaya inay sidani sax tahay,waayo?Waabad ku dhaqantay.Waxaanaa loo tartami doonaa noloshaa lala qabsaday.

    Dadmida

    • Cadaado says:

      Mr. BaHaL, waxaa xaqiiqa ah oo aan kugu raacsanahay in Somaliya dadka hogaaminaya/horboodayay ilaa iyo 1991 eey yahiin dadkii la hogaamin lahaa, oo eeysan iyaga u qalmin in eey wax hogaamiyaan.

      Fiiri, Labaatanka nin ee tiri Madaxweeyne Hassan Shiiq ayaan la tartameeynaa, walaahi si cadaalad ah hadii eey u doontaan “janitorial job” shaqooyinka dhul xaaqida, mid kamid ah oo loo qaadan lahaa, amaba heli karro shaqadaas majirro.

      Sababtoo ah, waa “lazy” oo ma shaqa adka, oo waa “liar” oo waa beenlowyaal, oo waa “thieves” tuugo, iyo wax kasta oo negative ah.

      Haddana, dadkaas aad tiri in la hogaamiya ayeey aheeyd, ayaa doonaya in eey wax hogaamiyaan. Waana in dhaqankaas foosha xun lajoojiyaa. Xataa dad maskax yar, oo halkaan soo gala, waxeey aheeyd in eey adiga iyo dadka caqliga leh eey daruus ka qaataan, oo eey dhageeystaan, ee in eey hadlaan, amaba wax qoraan maaheeyn. Laakiin, Somalida kaliya ayaa lage helayaa, dad nacas/doqon ah, oo misana isu heeysta in uu dadka ugu qatar san yahay.
      God bless Somalia.




DHAANTO CUSUB ( JANNO ) 2017

Riix Sanadguurada Khaatumo

RIWAAYAD QOSOL BADAN 2017

Riix Sanadguurada Khaatumo
DAAWO: Siyaasi Hargeisa ku Sugan oo Si kulul uga hadlay Gabadhii loo Dilay Ninka Gobeeye ee Guursaday (Video)
- May 24, 2017
Siyaasi u dhashay magaalada Hargeisa ayaa si adag uga hadlay Gabadhii Hargeisa loogu xidhay ...
DAAWO: Maxaa ka soo baxay Kulankii Dhexmaray Raโ€™iisul Wasaare KHAYRE iyo Habar-gidir ee Muqdisho ka dhacay
- May 23, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya ย Xasan Cali Kheyre ayaa ka ...
Daawo Video: Gudoomiye-yaasha cusub ee Gobolka Banaadir oo la magacaabay
- May 23, 2017
Muqdisho (Kalshaale)ย Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa goor dhow kaga ...
RW. Xasan Khayre oo Arin Farxad Leh usameeyay Qoyska Wariye C.xafiid oo Mudo laga haystay Gurigooda +(Video)
- May 23, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Qoyska Wariye Cabdixafiid Maxamuud Jaamac oo Horey Guri aabihii u lahaa oo ...
War deg deg: Qarax ka dhacay Bosaso iyo Rasaas Laga maqlayo (Faah-faahin)
- May 23, 2017
Boosaso ย (Kalshaale) Jugta Qarax iyo Rasas ay Rideen Ciidamada Amanka Ee Boosaso ayaa laga ...

DIB U CURASHO - SOMALIA 2017

Riix Sanadguurada Khaatumo