Daawo: Faysal Waraabe iyo C.raxmaan Cirro oo sharafta ka qaaday Muuse Biixi Iyo Kulankii oo la isku Af-garan waayey

Hargeisa (Kalshaale) Hogaamiyaasha xisbiyada maamulka  Somaliland ayaa kulamo La isku fahmi waayay ku qaatay Magaalada Hargeysa, Iyadoona ay kala istaageen Meel adag, iyadoona  Kulanka looga hadlayey Arimaha Doorashooyinka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuse Biixi Cabdi  ayaa isagu ku Adkaysana inay dhacdo Doorashada, Isagoo hada isku diyaariyey inuu yahay Ninka Badalay Siilaanyo.

Dhanka kale Faysal Waraabe iyo Cabdiraxmaan Cirro   ayaa iyaguna isku Moowqif noqday waxaana ay ku doodayaan in Marka hore Diirada la saaro abaarta, Wuxuuna sheegay Faysal Sheegay inay Damiir Xumo tahay in laga Fekero Kursi doono Xiligan.

Ugu danbantii waxaa looga Waramay Talaabadii Dawladii Maxamed Siyaad Barre ay ku dhaqaaqday Xiligii Abaartii DABA-DHEER iyo waxay ay iyagu maanta Shacabka Haraadan isugu dul haystaan ? Waxaana uu Faysal uga Jawaabay inuu Intaasi garan waayey Muuse Biixi. 


<

Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (15)

  1. Barwaaqo says:

    I love madaxdayda! Kuye Muuse u sheeg kkkk. Doorasho abaartan dhici mayso, Oday Siilaanyana inkastuu qorshaystay inuu iska retiregaroobo kursiga wuu sii hayn. Halkan waxaan ku soo gudbinaya beentii iyo borbugabdahii la faafinayey Somaliland iyo madaxdeedda oo la fashiliyey.

  2. ahmed faarax says:

    oo kan leh halay doorto yaa dooranaya umadii uu dhex joogey dad iyo duunyaba waa danbaskee allow caqliga

  3. Laalays says:

    Barwaaqo

    Baxsaneey

    Boqoradii haweeynkaay

    Balidhiig/Buhoodle iyo Hawd

    Baxsantii ku dhalataay

    Soo Dhawooooooooooooooooooooooooow!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Laalays says:

    Hoosta waxaan ku arkay madaxii maamulka Galmudug oo mooshin lagu riday.

    Maamulka Galmudug wuxuu ahaa mashruuc ay ku heshiiyeen CCC iyo C/Weli ( Ilma Uusbuur)iyo Calasoow oo sadexduba caado wadaag leh ah maxaan cunaa iyo calooshood la ciyaar!

    Galmudug waa mashruuc lagu abooray in Culusoow 4 sano dib villa Zoo_maal u fadhiyo, CCC isna iska ag joogo, C/Weli isna waxoogay beesa ah loo tuuro!

    Zoo-maal runta isu sheega bilaahi calaykun!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. kalahage says:

    Nimankani wadanka dhan ee soomaaliya waxay uga go’ayaan wax kale ma aha ee waa in qofkasta wuxuu rabo ku hadlo.weyna hayaan ninba dhinacuu u ridaba.

  6. cabdi yare says:

    asc waan ogahay somaliland
    marka ay kajiran wararka hormarka iyo tilaa boyinka dhanka wanaagsan kamahadlan marka ay maqlaan waxyar ayay kudaraan 100 beena

  7. cabdi yare says:

    dalku waa amman

    xisbiyaduna
    way isku raacsan yihiin dorashu in ay immika wakhtigan ay adagtahay qabashadedu
    markaa waa inlo gurmadaa dadka abartu hayso wana kuwii wax doran lahaa

  8. khaatumo haanoolaatoo says:

    dadka guuray waa reer baadiyihi xage lagu arkay reer
    baadiye wax doorta kkkkkkkkkkk yaab

  9. nasra says:

    khaatumo h

    miyaanad ogayn in reer baadiyaha ay somali kawada timi ilaa hadana nolosha reer magaalku aanay socon miyi la anntii waayo ma noolan kartaa xoolo la aan amaba caano subag iwm

    waxaanu waa iska turo inagaa is huran ee waxba dowlada xamar ee qooto qootada ah haku daalin

  10. nasra says:

    waxani maaha wax dad lala hor yimaado waayo maanta doorasho ninka rabaa maaha nin damiir lehba dadkii iyo duunyaba waa xaalufe yaa ku dooran muuse biixi xishood

  11. Hiilqaran says:

    Asc nasra dadkaanu xukunbeey ku washeen ee dadka iyo dalka ale haloobaryo in abaaraha iyo colaada ale kadulqaado walaahi hadii aad u fiirsato dad miyir qabaa mesha majoogaan waxaan ka hadlayaa madax ku sheega somaliyeed melkastooy jogaan wabilaahi towfiiq

  12. nasra says:

    hiilqaran

    waxa maanta alle uga jeestay somali waxa weeye beenta wax is dabamariska hadad u fiirsato riwayada qooto qooto ninka sameeyey waa nin xeel dheere ah waayo waxay ku socotaaba waa hab dhaqanka somalida meel ay jooganba

    dhiigii muslinka ee alle xaaran timeeyey ba u noqday bisad gaari jiiray oo kale

  13. Dabshid says:

    Inkastoo Cirro yahey Beysaani aayar dilaa hadana waqtigaan kala guurka waxaa Jamhuuriyadda Barakeysan u roon Muuse Biixi.

    2 arimood oo aan ku taageero Soomaaliland waxaa waaye;

    1. In dadku u codeeyaan qofkey rabaan
    2. In ay horumariyeen goboladii Waqooyi ayaguna kala nabad galeen

    Midda kala go’a waan ka soo horjeedaa oo waxaan ka baqi in Itoobiyaanku bidba meel ku cuno oo uu ku darsado dhulkii hore ee Soomaaligalbeed.




DAAWO: Aadan Siiro “Saldhiga Berbera Waa Dagaal aan Waddo lahayn ” (Video)
- Jan 20, 2017
"Saldhiga Berbera Waa Dagaal Aan waddo lahayn, Waa Lacag Doon Inanyar Ku kooban" Sh. ...
Muuqaal+Dhegayso: Donald Trump oo Xilka la wareegay & Soodhoweyn loogu sameeyay Aqalka Cad ee Maraykanka
- Jan 20, 2017
Minneapolis (Kalshaale) Donald John Trump oo sideeddii November 2016 loo doortay inuu noqdo madaxweynaha ...
Muuqaal: CDRC Itioobiya oo Sheegtay inaan DAAROOD iyo Abgaal loo dooran M/waynaha Somalia (Warbixin yaab leh)
- Jan 20, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Iyadoo Soomaaliya uu ka socdo ololaha doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Hay’ada Wadda ...
Dhegayso: Xildhibaanada Galmudug oo War Cusub Kasoo saaray Doorashada Madaxwaynaha maamulka Galmudug
- Jan 20, 2017
Cadaado (Kalshaale) Qaar ka mid ah xubnaha xildhibaanada ee Baarlamaanka Maamulka ayaa sheegay in ...
Suldaanka Beesha Bariga Burco oo ka hadlay Ninkii u Hanjabay Xirsi “Gabiley Waxay le’egtahay Beertayda” (Daawo)
- Jan 20, 2017
Suldaanka Beesha Bariga Burco ayaa si kulul uga hadlay Hanjabaad dhowaan magaalada Gabiley Loogu ...