DAAWO: C.kariim Guuleed oo go’aan Lama Filaan ah ku Dhowaaqay, Kadib Xilka Qaadistii lagu sameeyay Maanta

Cadaado (Kalshaale) Madaxwaynaha maamulka Galmudug ayaa si Kulul uga hadlay Go’aanka ay Xildhibaanada Galmudug uga Qaadeen Xilka Madaxwayne, Wuxuuna sheegay inuuna Aqbali doonin,

“Hadii aanu Kalfadhi Furnayn, oo Gudoomiyihii Baarlamaanku aanu Hogaaminayn, Arintaasi waxaan u arkaa Arin Foodo ah, Arin Sharci ah maaha, Waa Sharci Daro, Wixii kasoo baxay Sax maaha, Waxaa Wada Koox gaar ah oo ujeedooyin gaar ah Leh” Ayuu yidhi Guuleed.

Cabdikariin Xuseen Guuleed, ayaa maalintii shalay ka codsaday xildhibaanada Galmudug inay ka laabtaan mooshinkii ay kasoo gudbiyeen, balse xildhibaanada ayaan dhaq jalaq u siinin hadalkaasi.

HALKAN KA DAAWO JAWAABTA C.KARIIM GUULEED 

Wuxuuna Hadalkiisu kusoo Beegmayaa iyadoo Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug Maanta Xilkii ka qaadeen madaxweyne Guuleed.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (75)

  1. Hiilqaran says:

    Kkkkk adeer waabaad ku daahday mesha ee Mar hore in xilka lagaa qadeey aheen sababtoo ah galmudug hada waa magac u yaal ee ma ahan mamul shaqeeya wabilaahi towfiiq

  2. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    CABDI-KAREEMOOW, qayli ama ha qaylin. GALMUDUG weey burburaysaa. Xaaraan lee lagu dhisay. Dastuurka ma waafaqsana. Xaduudkii BUURTINLE na socon maayo, oo rag kaa xiniiyo weyn lee murji ku mutay.

    Marka, inta SACADKU degga ee MUDUG ha soo raaceen PUNTLAND, oo ka dhiga sheekata: DABKII BAXAYAA DAB LAGU QABSADAA.

    Halka GALGADUUD iyo inta degta ee SULAYBAAN, CAAYR, SARUUR, MUDULOOD, MARUURSADE, IYO REER SIYAAD ee MAREEXAAN, ha iska raaceen walaalahooda HIIRSHABEELE.

    CABDIKAREEMOOW, Waad la socota in WAGAR-DHAC ee MAREEXAAN iyo DIR ay horey u raaceen, walaalahooda PUNTLAND.

    Hadii SACAD maantay imman, berri lee imanaa.

    Warkaas aniga iga qodha.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  3. NUURKANEDERLAND says:

    KKKK C/GAASNA WAA IN BARLAMANKA PL SAASOO KALE AY U GALAAN,,,SHACABKU HADUU IS DHIIBAY WAA IN KUWA METELAA BUUXIYAAN BOOSKA,,THANK YOU G/MUDUG BARLAMAN..

  4. waa beri says:

    GUULEED NA DHAAF : Waa loo baahnaa in baarlamaanka Galmudug ummadda ka dulqaadaan dulmiga iyo hoggaan xumada Abdikariim Guuleed. Waana filayey wixii uu sameeyey intii uu xilka hayey inay natiijada laga dhaxlayo tahay “Xilka oo laga qaado”.
    Waxaanse la yaabay Abdikariin oo idaacadaha ka leh “Waxa socda waa fowdo, mana aqbali doono”. Hadde ogow baarlamaanka uu leeyahay ma aqbalayo waa kuwii isaga doortay. Ma maalintii ay xilka u doorteen ayey fowdo ahaayeen mise markii ay dulmigiisa iska tuureen!!? BAL ADBA!!.
    Waxaana leeyahay Guuleed “Ma aqbaleyno waa lagaaga horeeyey, ee maxay tareysaa taadana!?” Kuwii aad dulmiga xilka ku siisay ka codso inay dowlada dhexe xil kaaga raadiyaan.
    #ISBADEL_WAA_KOOW_HADDA.

    W/Q: Cabdiwali garyare

  5. Ali Zubeer says:

    Asa akhyaarta

    Axmad madoobana waa in la caydhiyaa

    likewise siilaanyo, sakiin, gas.

    Waa in rag cusub oo islaamka iyo somalinnibada ka dhab tahay.

    Viva somaliwayn

    down all somaliwayn traitors

  6. Dabshid says:

    Guddoomiyahii Golaha Deegaalka Galmudug wuxuu Joogaa Xamar, siduu sheegayna Golahu fasax ayuu ku jiraa maadaama lagu jiro y Doorasho Qaran, waxaan kaloo idaacadaha ka maqley in Kuxigeenkii Guddoomiyaha meelaha ka lahaa ha naloo furo golaha.

    Shir guddoonka oo maqan, golahuna fasax ku jiraan Shirna ma dhicikaro, masuulna xil lagama qaadikaro. JEEB SIIB iga dheh.

  7. BARAWANI KING says:

    ALI ZUBEER

    Abtow, ani wali ma arag nin ka daacadsan SHEEKH AXMED MADOWBE.

    Shaqo wacan lee hayaa oo shacabkiiso raali ka yiheen sida uu wax u maamulaayo.

    Ma laha waxaad la duday kii GUDOOMIYAHA DEGMADA ee la ciidhiyey markii uu lunsaday xoogaa kharaj ah oo Degmada loogu dhiibay.

    Mase dhalinyaradii la toogtay oo doofaarta Sheekhaaleed loo toogtay aad la duday. Ogaadeen waa hanqaraarac. Hanqaraarana lug yadh oo ka go’day u dhuntin maayo.

    WA BILAAHI TAFIIQ

    SHEEKH AXMED, magaciiso ha raago. Hore u soco yaa MADAXWEYNE.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  8. farxiyo says:

    Ali zubeer.
    inaadeer Axmed madoobe haduu ahaan lahaa kuumade iska dhal ah,waa LA fahmi lahaa.
    xooga jileeca baa ka muuqda waana caanaha dhabayacada uu jaqey.
    DIBI HABAR XUMI HORE MA TAGO.
    Laakiin inoo daaya rag buu Ku gudban yahee.
    bare hiiraala yaabey.

  9. Maxamud says:

    Awal muxuu hayey guuled kaar xasan sheekh ayuu ahaa shirarka lagu buuxsado

  10. Dabshid says:

    Farxiyo

    Ma Axmed Cadde ayaa Rag ku gudban, mise KAARAHA KUUKUUYADA,

    Kablalax iyo shisheeye hoos gal maxaa kala heysto.

    Amaanduule Ina Soofe iga dheh.

  11. BARAWANI KING says:

    FARXIYO QOORDHEER:

    Habaryar hablihii halkaan ka doodi jidhay, aaway. Ma duufaan baa qaaday? Mase xaas baa la wada noqday?

    Aaway: Gabadh Nugaaleed, Puntish, Warda, Somali girl iyo kuwo kale ee badan.

    Ani waxaan u darsday gabadha la dhaho, GABDH NUGAALEED, waayo, qoraaladeeda aan aad uga heli jidhay. Waa gabadh wax badhatay.

    Hablihii maxaa ku dhacay. Mase caayda wiilasha ay ka carareen.

    HABLOOOW NOO SOO NOQDA OO MEESHA NOO CAMIR. LA’AANTIIN ABAAR WAAYEE.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. C/Raxmaan says:

    Asc . Kani waa wax qabadkii ugu horeeyey ee ay muujiyaan mid ka mid ah baarlamaanada kala duwan ee ka jira dalka . Shalay iyagaa doortay C/Kariin Guuleed . Cadaadana waaba meeshii lagu doortay isaga . Mar haddii loogu baaqay inuu yimaada isna difaaca . Misana uu ka dhaga adeygay . Wuu soconayaa go’aanka baarlamaanka . Isaga iyo guddoomiyahaba waxay leeyihiin guddoonka ka dib go’aanka . Lkn baarlamaanka amaba gudiga ayaa iska leh iney doortaan cidda wax guddoomineysa , kadib markey u caleemasaaraan guddoomiyenimo ama madaxweynenimo .

    Fg : Baarlamaanka waxaa iyagana laga doonayaa iney kal-fadhigooda waafajiyaan sharciga . Si ay u soo saaraan go’aan sharci ah .
    ———
    Si kastaba C/Kariin waxaa gaaray dhaawac weyn inuu u dhintana u dhaw . Inuu u dhinta = Inuu ku waaya xilka .
    ——————
    Toloow Xasan ma soo siindoonaa BOORSO lacag ah oo misana dib loogu soo iibsada codka baarlamaanka Galmudug ? Iyaguse ma yihiin kuwo u diyaar ah inuu C/Kariin dib u MILKIYO ?
    ———
    Aragaane , Daawadaane , Fiirsadaane !

  13. muna says:

    barawani galmudug ma afkaga ayay ku burburaysa maskiin xuno rer qardhoda an aqli lahayn aya tahr puqland aya burbureysa marka hore marka buqland burburto oo fadraal la wayo wa laga yaba lakin i ta ka horeysa galmudug waxay ahanaysa mamulka ugu adga mamulada uguna awooda badan uguna dhaqaalaha badan burtiinle way soconaysa hadii ad war ka keentan ma idinka juuq dhihikaro xduuda aya la so xiri hadii la idinka maqlo galmudug sharci ma aha marka kuma dhacdaan kkkkkkkkkk

  14. muna says:

    hiilqabiil galmudug wa mamul shaqeeya walibo awood dhaqaale iyo mid milatariba leh ee orad shaqo yeelo ya maskiin

  15. Kamaal Adan says:

    Guleed awalba xasan sheekh aya mesha kenay mamulkana sax maheyn o kumeel gaadhki muu buuxin,wasir xafis leh mahiro iyo meel dhaqale kaso galo marka laga reebo dawlada dhexe o cidanka mushaharka ka bixisa

  16. Kamaal Adan says:

    Muna asc
    Galmudug xageyka shaqeysa ?
    Dhaqalaha xageeka heshaa bal intaas iga qanci?

  17. C/Raxmaan says:

    Xamxamle k.k.k. Yaa hadal heli og . ( Maansh’allaah ) Maya . Sidaa ma aha . Axmed Cadde waa loo heelanyahay . Lkn xaqiiqdii waxaa dhamaan dalka ka taliya Alshabaab & Shisheeye . Maamuladana mid walba waxuu ku oodanyahay hal magaalo . Taasoo waliba ay orad iyo gaari-gaashaaman ku dhexmaraan . Axmedna waa shaqsiga ugu wanaagsan madax ku sheegta dalka .

    Baajuun baa yaabtay !

  18. Daud Aweis says:

    DAM JADIID VS AALA SHIIQ HHHHHHHH.
    AMA CULUSOOW VS SHARIIF.

  19. BARAWANI KING says:

    MUNA CADEEEEEEEEEEY

    Abaayo, macaanto ila wadaa qormadaan uu qoray wariyaha caalamiga ee CABDURAXMAN KORONTO oo u dhashay HAWIYE.

    Bal akhriso waxaa ka yidhi GALMUDUG markii uu is-bar bar dhigaayey.

    MUNA CADEEY: run ha lagu sheekaysto. Huu haadana ha la iska daayo.

    GALMUDUG have to collapse soon or later.

    ABAAYO, run lee sheega. Run sheeg belo sheeg waayo.

    ABAAYO, is deji heeeeeeeeeee

    HADII LA YAABO, YAASIINKA, YAASIINKA
    HADII LA YAABO, YAASIINKA, YAASIINKA

  20. muna says:

    kamaal galmudug waxay ka shaqeysa dhulka ay magaciisa wadato ee galgaduud iyo mudug intkasto qeybo ka mid ah alshabab iyo ahlusuna jogan taasina way iska dhaman tan kale galmudug xoolo ayay ledahay ay dhoofsato dakada hobyana hada shaqo auay bilowday haday sii shaqeysana dhaqaale aya laga heli ta kale deganada galmydug beero wax tar leh ayay leyihin haday helan das dhaqaaleya oo ceelal lagu waraabiyo lo helo xiliga abaartu jirto marka dhul intaas laga helo dhaqaalaha ka maqan wa maxay waxa u sii dheer wax yaabo laha helo xeebaha galmudug oo la dhoofiyo lacag laga helo taasi ma badna se magacoda ilaawe

  21. Kaligii taliye says:

    Asc

  22. Bishaaro Puntlander says:

    Asc all
    Abdikarin hadalka siduu udhahay haday wax ujiran walaga khaldan yahay.
    Meel barlaman fasxku maqanyahay sidee xil looga qaadaa?

  23. muna says:

    barawani abdulqadir koronto muxu ka sheegay galmudug marka ayan cadeyn waxa run ama been ka ahe abdulqadir koronto wa shaqsi mucaarad galmudugna wu noqonkara

  24. BARAWANI KING says:

    MUNA CADEEEY

    QORMADII CABDIRAXMAAN KORONTO WAA TANAA EE AKHRISO:

    http://puntlandi.com/weriye-cabdiraxmaan-koronto-safarkaygii-puntland-min-boosaaso-ilaa-gaalkacyo/

    HADII LA YAABO, YAASIINKA, YAASIINKA,
    HADII LA YAABO, YAASIINKA, YAASIINKA

  25. muna says:

    bishaaro putlander wa sida walal hadu yahay hadalku sida uu u dhigay madaxwayne guuled sharci ma aha hadiise si sharci ah looga qaado wan so dhaweynanaa guuled wa nin jelecsan nin ka ad adag ayan rabna hadanahay rer galmudug

  26. Danab says:

    Gal- mooryän markii horaba magac uyaal bay ahayd laakiin dhicisku marbuu kacaa oo waa kuwaa barlamnkii xilka kaqaday guled hurdaye , guleed hurdaw malaguu waramay kkkkk guled waa ismahdiyay kana lug furtay damjadiid isagoo ku xirtay sharifka baydhabo, kkkkk walee damjadiid waa belaayo waa kuwaa kaqaylisiyay guleed oo leh waxa socda waa fawdo kkk habar mooryaan oo fawdo kacabanaysa waxay lamid tahay Rah ku dhex jira bali biyo kabuuxaan oo hadana qaylo kacabanaya kkkkkkķk

  27. Hiilqaran says:

    Muna salaan sare waxaan tagerayaa aragtidaada oo kugu mucaradimaayo lakiin galmudug xageey kasha kheysaa dhusa mareeb oo casimadiiya kama shaqeeyso curiceel iskabadaa cabudwaaq kabadanbaa ceelbuur habasheegin marka galmudug macadaadaa iyo calkacyo kkkk

  28. Kamaal Adan says:

    Muna waxay ilatahay inan aniguka badiyo galmudug beero maleh dekad sida lagu dhisona wey adagtahay,Doon waan arkay badweynta alaab loogaso rogay tasna maha wax fudud e xagee xoolaha kaga dhoofan?
    Koofur qudaar cidna kuma haysato lakin xoolo badan maleh.

  29. farxiyo says:

    dabshid.
    kaaraha kukuuyadu iskama imaan.
    ee rag baa xiniinyahooda Ku keenay.
    qoodhaa iyo xeradaa hubkii dawladii laheyd hadaan kugu duqeeyay,igu filan.
    midna ogow kuukuyadu waa
    kamasle kablalax.
    dabshid ninyahow kamasle hawiye kuu daynee ,kaayaga noo daa.

  30. Bishaaro Puntlander says:

    Muna waa sidaas walashay lakin somalida aya jecel in tafaha lays haysto si aan horey loogu socon.

  31. muna says:

    barawani qoramadan uu wariyuhu qorey galmudug amaan iyo cay toona kama sheegin wayo mabo marin dhulka galmudug garoonkoda unbu ka dhoofay xu sheegay putlans in si fican loga sii dhaweyay lakin uu laamigu burbursan yahay ayu sheegay maxa kale mise afsoomaaliga si fican uma taqaanid

  32. Bishaaro Puntlander says:

    Farxiyo quruxey indrtay mcn salan malabka ka macaan iga guudoon ,Geesiyada kalshaale ayaad tahay waleeee hhhhhh

  33. muna says:

    kamaal yutubka gal beeraha galmudug ku qot xeerodhagaxley adiga atkayside sido kale beero cadaado dakadu way shaqo bilowday dhismahedu wu iska iman xoolahana wa lafa dhuufinaya mat dhow insha allah

  34. farxiyo says:

    bushaaro putlander.
    inaadeer salaamulaah,adiguna salaan gobeed IGA gudoon.
    inaadeer marbaan duqeeya tolka, haw bixin waa goolaaftane.
    @muna qaali salaan udgoon cabso.
    hoos baan Ku arkey fariintada.
    munaay jabhaduhu magac weyn ma laheyn
    ilaa USC soo gashey dagaal ka oo dawladii burburtey,sidaasa idinka laydiinku xambaariyey eeda oo dhan.

  35. farxiyo says:

    barawaani king.
    kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  36. muna says:

    hiilqaran dhulka galmudug ma aha afarta magaalo ee ad sheegtay tan kale cabudwaaq way hoos tagta galmudug oo godoomuye degmo uyo ciidamo aya u jooga dhusamaresb iyo guraceel na rag mucaarad aya haysta lakin wa galmudug is afgarad ayayna ku xiran r
    tahay siday isku afgarteen gaas iyo galad

  37. Doorka says:

    ..
    Kuwaan waxooda waxaa waaye waan socon weynay ee aan orodno. Gudoomiyihii bey 6 bil wax ka qaadi waayeen oo markii danbe furahii baarlamaanka in uu kasoo qaatay Muqdisho lasoo fadhiistay. Markii ninka odayga ahaa lagu dhici waayay ayaa C/Kariim Miskiin bahasha loo wareejiyay kkkkkkkk laakiin hadii uu nin rag ah yahay ayaga dhan ha kala diro lol bahasha si fiican ha iskugu dhabaqdo.

  38. ahmed faarax says:

    soomaaliya sida iiga muuqata maalin waxaan maamul gobolaysigu wax sii shaqaynaya maaha soomaali dhibta maanta haysatana hogaamiyihii ka saari lahaa ma muuqdo dhaar beena baarlamaan laaluush ku yimi iyo qabiil baa udhameeyey ilaahow sidan si khayr ugu bedel

  39. muna says:

    farxiyo wan ka gudoomay abayo mahdsanid farxiyay shekadu armay taasi ka duwan tahay oo ay tahay duqeyn hoose oo xabada hoos nagu dhigtay kkkkkkkkk

  40. muna says:

    axmed faarax sodhawow magac yadii soomalida oo asalka ahana wad wadata rayi qurux badana wad dhiibate ma cusub tahay mise

  41. muglibaax says:

    kkkkkk

  42. BARAWANI KING says:

    MUNA CADEEY

    Cabdiraxmaan Koronto waayaabay. Halka dhinaca PUNTLAND nalko ka shidan yahay, laakeen xagga GALMUDUG ay godad ku jidhaan. Miyaadan arag Khaskhasaad baanu u nimi markii aannu ka soo gudbnay dhinac PUNTLAND.

    Ma laha warku waa ku seegay.

    Hadal iyo dhamaantiis, Muna CADEEY hadii aad tahay SACAD waa lagugu soo dhoweeynaa PUNTLAND. Walbia abtiyaasheey gorgortan xoog leh baanu la galaynaa se aad uga hishaan boosas ama jagooyin waaweyn ee aad ku qanacdaan.

    MUNAAAY, Dabkii baxayaa dab lagu qabsada. Hadda waad aragtay WAGARDHAC iyo degmadooda shaqada ay ka qabsadeen.

    Sida oo kale dir, iyo degmada TAWFIIQ, sida looga hirgiliyey ceelasha biyaha, iskuulada iyo cafimaadka.

    SOO DHOWOW, SOO DHOWOW. Maantay ahdii aadan iman, berri lee imanaysa.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  43. BARAWANI KING says:

    FARXIYO QOORDHEER:

    Habaryar, maxaa waayee, qosolkas ee aad la yaabtay.

    Meel miyaan ka dhacay????

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  44. farxiyo says:

    Muna.
    qaaliyey xaashalilaah inta AAN sheegtay wax ka duwani ma jiraan.
    munaay anigu maahi dadka caloosha mariida ah.
    waxan damco waan qoraa.
    waana kaftanka golaha.
    akhyaarey I cafiya hadaad I dhibsataan.
    god bless family xamxamle.

  45. muna says:

    barawani dhanka galmudug xumaan kamu sheegin warituhu hadan kugu celiyokaliya wuxu sheegay meel furin ah inu marey wado raf ahna uu u aaday airporka galmudug uu u socday wado an laami ahayn hadad caay u taqana way ma aha

  46. farxiyo says:

    barawaani king.
    habayar waan iska qoslay.
    hadii LA yaabo yaasiinka.
    hadii LA yaabo yaasiinka.
    hadii LA argagaxo Alam nashrax.

  47. C/Raxmaan says:

    Barwaani King sln guddoon .

    Codsigaaga ku aadan soo noqoshada gabadha ma xuma , lkn saaxiib rag aad ka mid tahay ayaa adeegsada hubka wax gumaada = caay . Taasina waxay kaliftay iney gabdhihii madasha naga fiirsadaan FAAMALEYDHKA aka baqbaqa ! Teeda kale waxay gabdhuhu u soo joogeen : Rag isu xiraya DIRAC . Ma waxaan la cararinbaa .

    Beryahan kuma arkin adigoo qof caayaya amaba maagaya ABTI halkaa ka wad kheyr hele .

  48. muna says:

    farxiyo kkkkkk wan ogahay inad tahay gabar wadani ah oo qalbi xaaran ina ku dhiba iska jeclahay

  49. Mr BaHaL says:

    Mr.Guuleed inuu xagaa iyo buuraha maamulkiisa weeraro oo uu Daacish ka sheekeeyo ayay ahayd,oo sidaa sxbkii Mr.Gaas uu dadka maaweeliyo.Taa badalkeeda cadaado iyo Guriceel ayuu dhaafiwaayay.
    Dadka,waa inaad maaweelisaa,oo aad tagtaa Dubay,oo rag Chinese ah oo aad lacag soo siiyay aad soo tirtaa iyaga matalaya wafti macdanta baadhaaya.

    Guriceelbaa yaabay..

    Dadmida

  50. muna says:

    c/raxmaan anigu ma aminsani in gabdhuhu ka cararen naman ay caydoda ka baqeeyn koley aniga ahan danahayga ayan u maqna iyo siyaasada iska yare ee kalshaale in nin iga ceyrsankaro ma aminsani nin caytama laga badi

  51. farxiyo says:

    dhib ma Leh Muna qaaliyeey .
    waa kaftan haw bixin gantaalaha u tuur dhinaca walba.

  52. ahmed faarax says:

    muna walaal waa dhowahay waana kaa gudoomay golaha aad igu soo dhoweysay dadkuna rayiga kama wada sina dhawr meelood ayaan ka hadlay oo idhi waryaa geela la joogey sidii cigaal shiidaad lkn golahan adaa igu soo dhoweeyey iyo maamulka kalshaale wanna mahadsantahay adiga iyo asxaabta kaleba

  53. BARAWANI KING says:

    C/Raxmaan:

    Abti, waan is-dilayaa hadii gabadh iga soo dacwooto.

    Xaasha, ani dhal gobeed lee ahay. Hablaha waan koolkooliyaa, sidee dhalaan la dhalay.

    Hase yeeshee, dhalinyaro IIDOOR ah baanu isku tuurtuurnaa. Dhalinyaradaasna waan ka hadhay hadaan la i soo hajuumin.

    Hadda ka bacde, waxaan adeegsanayaa caqligeena iyo asluubteena wanaagsan iyo diinteena barakaysan.

    ALLAAHO AKBAR, ducadee ii keen:

    (أمنت بِاللَّهِ رَبًّا ، وَبِالْإِسْلَامِ دِينًا ، وَبِمُحَمَّدٍ رَسُولًا ، وَجَبَتْ لَهُ الْجَنَّةُ )

    JAZAKULLAAHU KHAYRAN, ABTI, carabta tidhaahda (الخال والد)

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  54. C/Raxmaan says:

    Muna sln iga guddoon gobaad . Inkastoon kuugu yeeraya Muna misana wali waxay nafteyda ileedahay COPY baa ku dhex rafanaya ee ha moodin iyadii .

    Muna hadaad tahay Munadii SS . Soo sheeg qabiilka Soomaaliyeed ee markay dumarkooda dhalayaan , inta lacag shillimaad ah lagu shubo weel shanqadhaya deedna inta laga SHULUX-SHULUXSIIYA lacagta , lugu yiraahda cunugga caloosha ku jira : SOO DHALA HOOYO . K.k.k.k.

  55. farxiyo says:

    Muna.
    Yaa INA caydhsan kara??
    inagaaba ka adage.
    walaahey gabdhaha maqan inaaney cidna uga cararin meesha,ee waa mashquul baan filayaa,khayrna waan u rajeynayaa
    dhamaantood.
    naadiya,kaafiya,s/girl,ladan, g/nugale
    Aamina hawd,werda,g/gob.Xaliimo.
    aad baan idiin salaamayaa marwooyin.

  56. C/Raxmaan says:

    Barwaan King : Maansh’allaah ABTI . Halkaa ka wad : Dhalintaasna si kale ula kaftan Abti .

    Radditu Billaahi Rabbaa …………

  57. farxiyo says:

    c/raxmaan.
    waa kuwee kuwaasi ma cadcadkaa?
    kkkkkkkkkkkk.
    kkkkkkk kkkkkkk.

  58. C/Raxmaan says:

    Xamxamle k.k.k.k. In’adeer maya. Cad-cadka ma ahee , wax yar iisug . Mid baa isku dhuuqaya karaaceen iyo gocosa’e !

  59. farxiyo says:

    kkkkkkkkkkkk.
    OK.beeldaaje

  60. Hiilqaran says:

    Kkkk dhaqanka somalida wuxuu yahay markii xilka laga xayuubiyo ineey idaacadaha kaqeyla dhamiyaan marka layaabi maayo cabdi kariin guleed inoow idaacadaha ka baroorto kkkk

  61. muna says:

    c/raxmaan salamylah walalkay copy ma ahi kkkkkkk wa muna kkkkkk besha jarerweyn miya kkkkkkkkk

  62. muna says:

    farxiyo wa sidas abayo mesha anaga ka libaaxya lakin raga qaar aya u haysta kuwa caytamay in laga cararay ma is tiri kkkkkkk

  63. Hiilqaran says:

    Kkkk guleed says arintaan waxaa alifey cadawga galmudug kkkk toloow cadawga galmudug mabarlamaanka jagada kaqaadaay miyaa kkkkk waa dhaqanka somalida baar calaacal. Com

  64. hiilwalaal says:

    Xilka qaadista Abdikariim Guleed ee Galmudug waa dhirbaaxo ku dhacday Xasan Culusow.

  65. muna says:

    hiilqaran barlamaanka kama wado ee wuxu ka wada kuwa barlamaanka daaha gadaashisa kala hadla eana cadow wixi diidan galmudug iyo hurumarkeeda taas miya la isku haya

  66. Hiilqaran says:

    Kkkkk muna abaayo walaahi waad iga qoslidey lakiin muna guleed waadayacay galmudug oo xasan buu iska agfadhiyaa ee maxaa talaa ileen galmudug waxeey u baahantahay madax Wayne lajooga oo arimeheeda kashaqeeya ee uma baahna nin xasan sheekh ugu jira ola ole sidii uu ku soonoqon lahaa wabilaahi towfiiq

  67. Barwaaqo says:

    Hawiye wuxuu is yeelo mooyee wali cidi ma ciilin! Horta miyeydaan aqoon isu tanaasulka? Galmudug ma iyadaa dhalatayba oo lugo isku taagtayba!

  68. Land of Punt says:

    War meeshii sow tan a isku baab’ay.
    Guuleed wax fiican oo lagu taageero ma arko.
    Ma ninka afkiisaba laga waayey caasumadii gobolka Dhusamareeb iyo Xaradheere oo Alshabaab bug ah joogto.
    Shaqadiisaba waxaad moodaa in Culusow u xilsaaray tahay: Iga mushquuli Habargidir iyo Majeerteen, waa kuu abaal gudaa markaan xilka kusoo noqdee!
    Haddana wuxuu dagaal ugu jiraa: Allow Gurguurte aan laga i tuurin.
    gurmadka abaarta jirta iyo in Parlemanka ka gar baxo muxuu reason uga dhiga. Waxba!
    Warkaas iska tuura habarkasta ayaa idiin dhaanta.

  69. Land of Punt says:

    Farxiyo
    Hadda busy baan ahay aan kuusoo noqdo!
    Najis yahay saynta leh, kkkkkkkkkkkk
    Wixii Habar Majeerteen dhashay miyaa caale ah: xagee ku aragtay wiil Maama Mj dhashay oo beeshiisa hogaamiye u ahayn.
    doqon maba koriyaan oo hablahaasu ayagaaba ragga ka horeeya..

    Doorasha Xamar mid qayr qaba alle ha ka dhaliyo

  70. Cadaado says:

    ASC, dhamaantiin.
    Waa daanyeero kuwa fowdada iyo qalalaasaha siyaasadeed galinaya dowlad goboledka Galmudug, iyo guud ahaanba Somaliya.
    Waa sharci darro iyo caqli daanyeernimo in eey qaswadayaasha fowdada sameeyay ee dhahaya Madaxweeyne Guuleed ayaan xilkii ka qaadnay.

    Kuwaas sharciga kutumanaya, iyo daanyeerada kale ee isbaaradaa siyaasadeed dhigtay Dhuusamareen iyo Guriceel, waa dad qabiilo kale u shaqeeynaya. Waa daanyeero aanan caqli laheeyn oo cadowga dalka iyo qabiilo kale oo caqli xun u adeegaya.

    Waa in lasoo xirraa gudoomiya kuxigeenka baarlamaanka Galmudug, ee si sharci darro ah u dhahay madaxweenihii isaga kasareeyay ayaan xilka ka qaaday. Waa dambiile ninkaas iyo dhamaan waxii kusaaciday fowdada iyo qalalaasaha siyaasadeed.
    Si dag dag ah haloo soo xirra, isagana, waa gudoomiya kuxigeenka baarlamaanka Galmudug ayaana mudan in xilka laga qaado, lana xiraa.
    God bless Somalia.

  71. farxiyo says:

    land of punt.
    kkkk kkkkkkkkkkkk.
    hadii LA argagaxo alam nashrax.

  72. Ahmed Somalinn says:

    ASC.
    Bishaaro Puntlander waxay tiri:
    “Asc all
    Abdikarin hadalka siduu udhahay haday wax ujiran walaga khaldan yahay.
    Meel barlaman fasxku maqanyahay sideeď xil looga qaadaa?”
    Marka hore adeer nabad ku soo dhawoow, marka 2daad Barxadda oo mugdi ku jidha oo kala saari la’ gar & gardarro ayyaad nalki u shiday.
    @Markaan arko C/Kariim naxariisa i saaqda sababta oo ah waxaan u haysta indhabaqaaq EDEG halaqyo galayna lagu soo dhex tuuray, aadna ugu nugul ex madaxweyne Xasan. Si kastaba ha ahaate waa in jago ka xayuubintiisa loo maro hab sharciga ku tiirsan. Baarlamaan fasax ku jira, guddoomiyihi oo maqan ayyaa koox is uruursatay jagadi ka qaaday guddoomiyihi Gobolka waa wax Somali u gooniya. Tani waxay i soo xusuusiday, markaan yara ayyaa layga sheekenjiray in burcad faqriya oo is bahaysatay oo ka kooban CAYR, MAREEXAAN & XAWAADLE intoy ka gudbaan Webiga Shabeelle agagaarka BUUR-UKUR Ayyey GUGUNDHABE GEEL ka soo dhici jireen, tani sow isla dhacit ma aha.
    @@@Bishaaroy adeer, tan igu daran waxay tahay; ILLAYN BULSHADA BARXADDA KASHAALE WAA WADA MOORYAAN, qaska & niidaam la’aanta ka heLa, bal day say C/Kariim ugu XAYOOMEEN-UGU TUURTEEN-ISUGU TAGEEN. Mahadsanid adeer waad naga soo gaarte. WBT.

    .

  73. Land of Punt says:

    Farxiyo
    Okay! Kala xaraas barxadda.
    Nin qatar hadaad aragto naag qatar ah ayaa ka damaysa.
    GalayR xaaskiisa maxaa ka qaldan?
    Koofiyad bacle ayaa yaabay!

  74. Land of Punt says:

    Ahmed Somali
    Salaan gaar ah.
    Xawaadle ayaa yaabay.




DHAANTO CUSUB ( JANNO ) 2017

Riix Sanadguurada Khaatumo

RIWAAYAD QOSOL BADAN 2017

Riix Sanadguurada Khaatumo
DAAWO: Imaaraadka oo 45 Milyan oo Dollar Maalin Gelinkeed ugu Sameeyay Shacabka Soomaaliyeed (Falan-qayn)
- Apr 23, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Safiirka dalka Isutaga Imaaraadka Carabta (UAE) ee Soomaaliya Mudane Mohamed Al-Othman oo ...
Muuqaal: Booqashadii Axmed Madoobe Ku Tagay Deegaanka Cabdalle Biroole
- Apr 23, 2017
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam  (Madoobe) ayaa booqasho ...
Dhegayso: Xiisad u dhaxaysa Dawladda Soomaaliya iyo Maamulka Hir-shabeelle
- Apr 23, 2017
Jowhar (Kalshaale) Maamul goboleedka Hiirshabeelle ayaa mar kale si adag uga hadlay amarkii ay ...
Dhegayso: Farmaajo oo Saraakiisha iyo Ciidanka AMISOM Digniin Culus u diray
- Apr 23, 2017
Muqdisho (Kalshaale) ­Madaxweynaha JFS Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay tacadiyada ...
Daawo Video: Xaalada adag ee Haysata Ciidankii maamulka Puntland iyo Taliye Fariin Naxdin Leh u diray C.wali Gaas
- Apr 23, 2017
Garoowe (Kalshaale) Taliye ku xigeenka ciidanka maamulka Puntland Dayr Xaaji Cabdi ayaa ka hadlay ...

DIB U CURASHO - SOMALIA 2017

Riix Sanadguurada Khaatumo