DAAWO WARAYSI: Gabadha ugu yar Baarlamaanka Soomaaliya oo hadashay Xilka qabatay & siday Dhaarta u Aragto

Ikraan Aadan Absuge, ayaa waxaa loo aqoonsaday in ay tahay Xildhibaanadda ugu da’da yar Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya, Waraysi ay BBC la yeelatay ayaa waxay uga Hadashay Xilka loo dhaariyey iyo Sida ay kusoo baxday.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ikraan ayaa ugu Horayn sheegtay inay tahay markii ugu Horaysay ee Taariikhda la dhaariyo, Waxayna ka hadashay Xilkla balaadhan ee loo doortay, “Waan Dareemi karaa Culayskeeda, intaan wel-wel ka Muujinayo, Aniga Niyadaydu waxay tahay Danta, Dalka iyo Dadka” Ayay tidhi.

“Anagoo midaysan ayaanu meesha ka saari doonaa, Wixii is qab-qabsi ah, ee Horay usoo Jiray” ayay hadalkeeda sii Raacisay.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. Somali girl says:

    Saax

  2. dhunkaal edbiye cidda xun says:

    mashaa Allah weyaan gabadha Yar ee barlamanka somaliya lamid ah runtii da,Yarta waan soo dhowayn




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
WARAYSI: Qosol iyo Sheeko ‘ Faadumo Cali Nakruumo iyo Muqdisho (Muuqaal)
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Qosol iyo Sheeko Faadumo Cali Nakruumo iyo Muqdisho
Rasaas culus oo laga maqlay Qasriga Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Rasaas culus ayaa Xalay laga maqlay qasriga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee magaalada ...
MUUQAAL: Sh. Aadan Siiro oo si kulul Uga hadlay Arinta Berbera iyo Hadalkii Kasoo yeedhay Imaaraadka ! (Daawo)
- Apr 22, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Sheekh Aadan Siiro ayaa si kulul uga hadlay hadaladii wasiirada arimaha dibada ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Safiir Awood Badan Dawlada Qatar usoo magacowday Soomaaliya
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay ...
Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)
- Apr 21, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Waxaa magaalada Hargeisa  Xabsiga laga soo daayey  Boqor-Cismaan Buur-madow , Wuxuuna sheegay ...

Featured Video