Daawo la yaabka Dunida: Daanyeero korsada eeyaha oo habeenkii u waardiye Ka Noqdo iyo sida ay kusoo Qabsadaan

Laascanod (Kalshaale) Meel qashinka lagu kaydiyo ee ku taala magaalada Ta’if ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa waxaa lagu arkay arin ay aad ay ula yaabeen qubaro saynisyahano ah oo baarta xayawaanka iyo dhaqankooda.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba qubaradani ayaa waxa ay arkeen sida Daayeerada ay u soo xadaan ilmaha yar ee eeyaha iyagu ka qaraabta goobtaasi qashinka lagu kaydiyo, waxa ayna daanyeeradani ku arkeen dhaqan la mid ah kan bini’aadamka oo kale, oo ah haysashada xayawaanka si ay ugu shaqaystaan.

Hadaba eeyaha yar yar ee ay Daanyeeradani soo qabsadaan ayaa waxa ay mariyaan imtixaano dhowr ah oo ay kamid yihiin inuu dhagaysto Daanyeerka meesha Odayga ka ah, hadii kalana uu mutaysanayo ciqaab sida daanyeerada kale ee kooxdaasi katirsan.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo: Robert Mugabe oo markii ugu horaysay meel fagaare ah lagu arkay
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Zimbabwe Rober Mugabe ayaa markii ugu horeysay meel fagaare ah ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Ka hadlay Rabshadihii iyo Murankii Ka dhashay Doorashada Somaliland
- Nov 17, 2017
Laascaanood (Kalshaale) Waxaa goordhaweyd warbaahinta Kula hadlay Magaalada Lascaanood Garaad Jaamac Garaad ismaaciil oo ...
MUUQAAL: Warbaahinta oo Dacaayad Ka samaysay Biyo uu doontay TRUMP
- Nov 17, 2017
Ila Qosol :Warbaahinta oo dacaayad Ka samaysay Biyihii uu doontay TRUMP
Daawo Video: Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba’an ka Gaysan karta meel aad u fog (Warbixin)
- Nov 17, 2017
Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba'an ka Gaysan karta meel aad ...
Muuqaal: Jaahwareer Siyaasadeed oo Weli ka taagan dalka Zimbabwe (Video)
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Dadka reer Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah ...

Featured Video